Sign in to follow this  
Nomadic Activist

Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Puntland oo maanta qabsaday xarunta Galkacyo

Recommended Posts

June 19, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa maanta qabsaday xarunta gobolkaas Mudug ee magaalada Gaalkacyo iyagoo xoog uga saaray Guddomiyaha gobolka.

 

Sida uu HornAfrik u xaqiijiyey Suxufiga Burhaan Axmed Dahir oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta magaaladaaas ka dhacay rabshado ay sameeyeen ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland oo xoog ku qabsaday xarunta gobolka ee magaaladaas.

 

Sidoo kale ciidamadaas ayaa amray in uu xoog kaga baxo Guddoomiyaha gobolka dowlad goboleedka Puntland markii uu diidayna inta ay qoorta ka qabteen ayey banaanka u tuureen sida uu sheegay weriayaha.

 

Ciidamda daraawiishta Puntland ee gadoodka sameeyey ayaa waxaa hogaaminayey Col. Ciidmada daraawiishta Puntland ee gobolka Mudug u taliya Maxamed Muuse.

 

Guddoomiyaha gobolka oo aan xiriir la sameeynay ayeysan noo suurtagalin iyadoo sidoo kale Maxmaed Muuse uu diiday inuu wax faahfaahin ka bixiyo sababta ay ciidmadiisa u sameeyeen gadoodka.

 

Wararka kale ee laga helayo magaalada ee madax banaan ayaa xaqiijinaya in arrintan ay ka dambeysay kadib markii ciidamada ay ka caroodeen mucaawino isugu jirta matooro iyo qalab kale oo Xakumada Shiinaaha keentay oo ciidmada ay codsadeen in wax laga siiyo balse ay ka horyimaadeen Guddoomiyaha gobolka xubna uu ka mid yaahy.

 

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli magaalada Gaalkacyo uu ku sugan yahay taliyaha guud ee ciidmada daraawiishta Puntland Cabdulaahi Mire Careys.

 

Ma ahan markii igu horeysay oo ciidamada dowlad goboleedka Puntland ay sameeyaan gadood nuucaan oo kale ah iyadoo hore gadood mid kan la mid ah uu ka dhacay magaalooyinka Boosaaso Garoowe iyo magaalada Laascaanood.

-----------------------------------------

 

The Patriot is back

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

PuntLand was a house of paper made by Col Yey to bargain for a share of the Power in Somali politics.

 

Now that that aim is reached , puntland needs a redifination.

Just like the rest of Somalia , puntland needs a face lift ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Originally posted by audacious:

-----------------------------------------

 

The
Patriot is back

whoever you are, you might wanna change your name. i swear i thought you were a girl.

Share this post


Link to post
Share on other sites

To the mistaken few Puntland is not going any where anytime soon and insha Allah will exixt for the next 500 years.. As for the above story I have been searching it out past cpuple of days and yet to find it outside warlord-media sites.

Share this post


Link to post
Share on other sites

whoever you are, you might wanna change your name. i swear i thought you were a girl.

Was that supposed to be offensive?

 

walal find out what audacious means..OK

 

 

I have been searching it out past cpuple of days and yet to find it outside warlord-media sites.

You mean allpuntland.com :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

How come Puntland militias are allowed to mutiny anytime they like? Last time they mutinied in Bossaso, Las Anod and Garoe because they were rightly protesting against a 9-month period with no salary (a mutiny I agree with). But today, they're protesting because China's aid to the tsunami victims didn't reach them? This is getting ridiculous and clearly points out the problems within the Puntland security structure. Someone needs to do some spring cleaning, me thinks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this