jamacabdi265

Siyasiintii iyo odayaashi beesha SL oo tageersan SSC kasoo horjeeda Huunada

Recommended Posts

Ma joogno 1980s, umada diidan dagaal iyo cabudhin wee sheegan Karaan, oo afka lagama xidhi karo. Waana muhiim Iney sheegtaan rayigooda intaa nabad iyo xaq rabta, iyo si diblomaasi is wadahadal iyo wadajir wax lagu dhameeyo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Saladiinta iyo madax dhaqmeedka Arab oo tageersan shirka iyo dareenka reer Las Canood oo muhiiyay iney garab istaagan yihiin, oo diidan yihiin iney SL maquuqin ama xoog u isticmaasho reer Las canood. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Argagixisada Muuse sheegiyo 5tii sano u joogay muxuu wax uga qaban waayay, ma iminka ayee imadeen. Sirdoonkiisu iyo  ciidankiisu mexee qabaniyeen 5tii sano uu heystay? 
 

Baalo xoofto, la taliyaha cadiifiga ayaa bal jawaabteeda ka suginaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 1/30/2023 at 11:47 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Jecliyaa jabka Muuse Muqayil. No Tigray to save these wretched secessionists.

Tigraygu reerkinu ilaalin jiray Maad ilwadaay ciidamada xabashi da gurigaga iyo gobolkada bay and bakool joogi jiray yey ka ilaalin jiray Amiirki axmed Hodani somaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.