jamacabdi265

Siyasiintii iyo odayaashi beesha SL oo tageersan SSC kasoo horjeeda Huunada

Recommended Posts

"

"Xaalada Laascanood Waxa Ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye" Ucid 

Friday February 10, 2023 - 19:03:11 

hadhwanaag

"Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay" 

Hargaysa (HWN) Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid  Yuusuf Kayse Cabdilahi ayaa baaq udiray ganacsatada iyo culumada Somaliland, baaqaasi oo ku saabsan xaalada uu dalku marayo oo uu ka dayriyay xoghayuhu sheegey.

Sidoo kale baaqan ayuu xoghayuhu ku socodsiiyay Golaha Wakiilada, waxaanu qoraalka Baaqa xoghayuhu udhingaa sidan:-

"Baaq Ku Socda Golaha Wakiiladda JSL Somaliland 

Waxaan baaq u dirayaa Golaha Wakiilada JSL oo aan Leeyahay Xaalada Dalku Marayo Maanta Yaad Ku Halaynaysaan ? 

Golihii Guurtida ee Aqalkii Odayaasha ee qaranka Shaqadan u qaabilsanaa Guurtiyeynta  Waxay ka doodayaan Xeerka Macdanta iyo Caafimaadka. Sidaa daraadeed Dalkan Cidina Uma Maqna.

Sidoo kale Waxaan baaq u dirayaa Culimada, Ganacsatada iyo Hogaanka Madax-dhaqameedka JSL oo aan Leeyahay Fadhiga ka kaca oo Af iyo Arinba Wixii aad Qaban kartaan  xaalada dalku galay xal u raadiya.

Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay, waana ayaan daro wayn iyo dagaal aan  dalkan Somaliland aanu u baahnayn oo qaadi karin marnaba waayo cida Laascaanood ku dhimanaysa waa Shaccabkeeni iyo ciidamadeenii reer Somaliland 'sida darteed waa in Wada-hadal iyo Wada-xaajood lagu dhameeyaa tabashada jirta.

Arintaasi in halkaa ay gaadhana waxaa ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye' Waayo hadii Heshiiskii ALLAH ha u Naxriistee Prof: Cali  Khaliif Galaydh Xukuumadii hore la Gashay la Dhamayn lahaa Halkaas Maanta ay joogto May Gaadheen.” Ayuu yidhi Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid 

Yuusuf Kayse Cabdilahi

hadhwanaagnews.com

A2948BC6-8187-4259-AAD6-B9DA41192CD7.png

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Guray Oo Taageeray In Ciidamada Somaliland Ka Baxaay Laascaanood 

Wednesday February 08, 2023 - 17:39:08 

hadhwanaagews.com

"Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis" 

Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa taageeray hadalka Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ee ah in ciidamada Somaliland ka baxaan lasscaanood.

Siyaasiga ayaa qoraal uu baahiyay oo uu kaga hadlayo xaalada Laascaanood kuyidhi:-

"Wallee Lama Yaabo. Nin Faras Dabadii Ka Degay Wax U Dhaamuu Waayay. Samahii Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Waday Iyo Taloxumada Muuse Biixi Waa Maan Barray iyo Maan Bilaal. Garaadku Hadii Uu Diiday In Magaalada Dhexdeeda Ciidanka Qaranku Ku Dhex Dagaalamo Oo Madaafiic Lagu Garaaco Anigu Qalad Uma Arko. Oo Kumaa Ogolaan Lahaa? Anigu Sax Baan U Arkaa

Dhinaca Kale Wararka Inaga Soo Gaadhaya Laaska  Waxan U arkaa In Taloxumo Badani Ay Jirto Xataa Xagga Hawlgalada Ciidanka.Taasi Ayaa Sababi Karta In Khasaaruhu Bato. Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis (Unity of Command) Ay Jirto Iyo In Arinku Jaantaa Rogan Yahay Oo Aan La Kala Garanayn KEEBAA KEE AH (who is who) . 

 

Siyaasadda Dagaalka Hogaaminaysana Ku Dhehoo Wax Aan Fahmi Karo Maaha. Gudoomiyaha Wakiilada Mudane Cabdirazaaq Khaliif Iyo Madaxwaynuhu Horta Ma Wada Socdaan? Madaxwaynuhu Marna Xidhiidh Ma La Sameeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Intii Uu Keligii Dhextaagnaa Laascaanood Ee Wed Lahaa Kuwii Ku Soo Duulay.”

649B1651-DDF0-46D2-883A-1682AE82A731.png

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

U think that the sl people are opposed to the govt when muse biixi finished off the qarandiids he will go down as one of the greatest sl president as he has destroyed the enemies of somaliland. Ta ku biyo cab

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

U think that the sl people are opposed to the govt when muse biixi finished off the qarandiids he will go down as one of the greatest sl president as he has destroyed the enemies of somaliland. Ta ku biyo cab

Siyasiinta SL bal dhageyso oo intaas ka dhadhici. Sida odwygan oo kale Amnesty iyo hayadaha caalamiga ku ashkateyniya dagaal sokeeye. 

 

 

HADHWANAAGNEWS.CA

Good Morning All Top Somaliland Partners:-

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 2/11/2023 at 9:06 AM, jamacabdi265 said:

“Sool argagixiso ma joogto, waa beenta Madaxweyne, Adiga gabay amnigii”

I like when our Somaliland politicians speak the truth even if it makes the government look incompetent. I have said this before to many people in Berbera. The youth, free from clan-hatred, can turn Somaliland into a beacon of freedom and progress. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.