jamacabdi265

Sool kadib Sanaag ayaa ku xigta

Recommended Posts

1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

All of sanaag in somaliland hands withdraw exception of laasqoray and badhan

Gebiley iyo Borama mashariic ayaa lagu kasbadaa, Sool iyo Sanaag gacan xoog iyo ciidan lagu qabtaa, saas miyaa?
 

Siyasadihii tigrayga laga bartay iney fashilmeen war kama heysid miyaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

All of somaliland is somaliland borama gabiley berbera ceerigaabo laascanood laasqoray  Burco oodweyne garadag it is all and all belongs to somaliland 

Micnaha Somaliland wa Ardul Somal, wa carro Somaliyeed lee. 

Sidoo kale Garow, Garissa iyo Gashaamo kuli waa Ardul Somal, carro Somaliyeed ama af ingriisi Somaliland. Ya diidan caro Somaliyeed?

Magacaas Ardul Somal,  gumeysiga macaa wee ka horeysay marka deegaankaan lagu tilmaami jiray. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

All of somaliland is somaliland borama gabiley berbera ceerigaabo laascanood laasqoray  Burco oodweyne garadag it is all and all belongs to somaliland 

Yes, Xaaji!, it's the land of the Somalis😀

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, jamacabdi265 said:

Micnaha Somaliland wa Ardul Somal, wa carro Somaliyeed lee. 

Sidoo kale Garow, Garissa iyo Gashaamo kuli waa Ardul Somal, carro Somaliyeed ama af ingriisi Somaliland. Ya diidan caro Somaliyeed?

Magacaas Ardul Somal,  gumeysiga macaa wee ka horeysay marka deegaankaan lagu tilmaami jiray. 

Yes but u are not called somaliland but ur called somalia there is a difference 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Except Ceerigaabo which is shared town and Ceelafwayn, all the other districts namely Badhan, Lasqoray and Dahar are under Puntland administration.  As we speak Puntland is holding a voter registration there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No such thing sanaag are three disticts

ceel afweyn and ceerigaabo districts are the two exclusively durriyad districts and Dhahar districts is maakhiri and all of it belongs to somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Ma adiga sadex ka dhigay?

Qaab-dhismeedkii Gobollada iyo Degmooyinka Soomaaliya 1969–1991kii) 

A-Gobolka Awdal 4 Degmo

Baki
Boorama
Lug-haye
Seylac
B-Gobolka Waqooyi Galbeed 4 Degmo

Hargeysa
Berbera
Gebilay
C-Gobolka Tog-dheer 4 Degmo

Burco
Buuhoodle
Ood-weyne
Sheikh
D-Gobolka Sool 4 Degmo

Laas-caanood
Taleex
Ceynabo
Xuddun
E-Gobolka Sanaag 4 Degmo

Ceerigaabo
Laas-qoray
Ceel-afwen
Baran
F-Gobolka Bari 8 Degmo

Boosaaso
Bandar-beyla
Qardho
Isku-shuban
Qandala
Caluula
Baar-gaal
Xaafuun
G-Gobolka Nugaal 4 Degmo

Garowe
Eyl
Dan-gorayo
Bur-tinle
H-Gobolka Mudug 5 Degmo

Gaal-kacyo
Hobyo
Xarar-dheere
Jarriiban
Goldogob
I-Gobolka Gal-gaduud 7 Degmo

Dhuusa-mareeb
Ceel-buur
Ceel-dheer
Cadaado
Cabuud-waaq
Gal-hareeri
Balan-bal
J-Gobolka Hiiraan 5 Degmo

Beled-weyne
Buulo-burte
Jalalaqsi
Matabaan
Maxaas
K-Gobolka Shabeellaha Dhexe 7 Degmo

Jowhar
Bal-cad
Cadale
Aadan yabaal
Mahaddaay
Ruun-nirgood
War-sheikh

L-Gobolka Shabeellaha Hoose 9 Degmo

Marka
Af-gooye
Wanle-weyn
Qoryo-leey
Baraawe
Sablaale
Kurtun-waareey
Dajuuma
Aw-dheegle
M-Gobolka Jubbada dhexe 3 Degmo

Bu’aale
Jilib
Saakoow
N-Gobolka Jubada Hoose 5 Degmo

Kismaayo
Jamaame
Af-madow
Badhaadhe
Xagar
O-gobolka Baay 5 Degmo

Baydhabo
Buur-hakaba
Diin-soor
Qansax-dheere
Berdaale
P-gobolka Bakool 6 Degmo

Xuddur
Tayeegloow
Waa-jid
Ceel-berde
Yeed
Rab-dhuurre
Q-gobolka Gedo 6 Degmo

Garba-haarreey
Luuq
Baar-dheere
Beled-xaawo
Dooloow
Ceel-waaq
R-Gobolka Banaadir 17 Degmo

Xamar-weyne
Xamar-jajab
Boon-dheere
Waaberi
Wada-jir
Dharkeyn-leey
Hodon
Howl-wadaag
War-dhiigleey
10- Shibis

C/casiis
12- Kaaraan

13- Huriwaa

14- Dayniile

16- Yaaq-shiid

17- Shingaani

Isku dar waa 87 Degmo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

People in Sanaag i.e. Badhan, Dhahar, and Buraan participating in voter registration. Laas Qoray, Hadaaftimo, and other districts coming.

Fn9-5pnacAU7QMM.thumb.jpg.fb4b41deef1dccb0127e33be1a86e0a1.jpg

Fn8slOwWQAEfabS.jpg.9f8cba149990c0a8c81df06ed9268001.jpg

Fn9-5ppaIAEBK-N.thumb.jpg.195fe2db8ebda973178b17d095f229f5.jpg

Fn888FSX0AECnC2.thumb.jpg.d5410cce9334cee94780c24153837bb8.jpg

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.