galbeedi

Great expectations in Laascaanood, Biixi must eventually resign, Omar Geele in action and HSM must stop dithering.

Recommended Posts

2 hours ago, baala xoofto said:

 

Sool meelna uma socoto. Xaraaradda qabyaaladda ee madax martay caruurta iyo dumarka, wakhtigeeda waa la siinaya. 

Hadaa ma SL ayaa meel u socota. Waa taa sheekada iyo siiyasada huunada.

Tolku cadiifiin maha oo wee samreen, 16 sano samriyeen oo wax idiin sheegiyeen, waa taas 16 Sano kadib gacantiina ka baxday magaladii, 5 sano muuse u samreen, Cali khaliif galeyr aun 4 sano muuse iyo SL wax u sheegiyay. Wanaaga, samir iyo dulqaadka umada u qadateen baryo iyo daciifnimo.

Somali wee isbaran, kibirkana waa lagu jabaa.  

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, jamacabdi265 said:

Waa taa sheekada iyo siiyasada huunada, Tolku cadiifiin maha oo wee samreen. 16 sano kadib gacantiina ka baxday magaladii, 5 sano muuse u samreen, Cali khaliif galeyr aun 4 sano muuse iyo SL wax u sheegiyay. Wanaaga, samir iyo dulqaadka umada u qadateen baryo iyo daciifnimo.

Somali wee isbaran, kibirkana waa lagu jabaa.  

Caruurnimo waa ciil laga waynaado.

Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. 

Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. 

 

Watch this space. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
48 minutes ago, baala xoofto said:

Caruurnimo waa ciil laga waynaado.

Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. 

Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. 

 

Watch this space. 

Muuse lama yaabo lacag ayuu kursiga ku  uruursaniyaa, laakinse kuwa la taliya ee new-f*qsh mataliya waa saqidiin awood  kursi ku kibray, waligood talo la weydiin tariikhdana waxba kamee baran. 

mardhoow odhaniyaan lamaanu socon muuse iyo ciidankiisa, ooyintooda waanu arki. Qaar baa maxkamad Mareekan la saari, Ohio lagu xukumi dambiyada bila adanka ka galeen. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
5 hours ago, baala xoofto said:

Caruurnimo waa ciil laga waynaado.

Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. 

Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. 

 

Watch this space. 

Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some wondered how Siyad Barre stayed in power in late 1980s, when everything around him was crumpling  , you can see same problem with Biihi, the truth is not even reaching him anymore,  as he surrounds himself with yes men and emotional pple like baala Xoof

Next movement will come from within GX folks, as long as injustice and incompetent goes on, people will raise up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Tallaabo said:

Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. 

Hal af faankaan iyo caga jugleyntaan ayee ku haayaan. And that same mouth, lafihii reer aakhiraadkii qarnigii hore gumeysiga dilay ayee soo faagayaan iyagoo leh dowladii Kacaanka ayaa na dulmisay. Afkooda marqaansan iyo dhagahooda isma maqlaan. A classical so-called oppressed becoming a true oppressor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Trouble is he no longer has an army to speak of, or terrorise people with, with militia loyal to Fool-Mogadishu Clan & Ina Cambaashe switching to the SSC side. You think HAwal militia alone have the numbers, could, or even know how fight?

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 minutes ago, Illyria said:

Trouble is he no longer has an army to speak of, or terrorise people with, with militia loyal to Fool-Mogadishu Clan & Ina Cambaashe switching to the SSC side. You think HAwal militia alone have the numbers, could, or even know how fight?

LOL@Fool-Mogadishu, even if  he has the necessary force, any fight will be pointless once the youth decided they no longer will accept the status qoa. Even Garaads understood they cannot make deals with Hargeysa. Ina Cambaashe and Fool-Mogadishu losing men to SSC was a natural progression.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

lafihii reer aakhiraadkii qarnigii hore gumeysiga dilay ayee soo faagayaan iyagoo leh dowladii Kacaanka ayaa na dulmisay.

The remains of the victims of the f@qash genocide whose foot soldiers were your uncles and cousins refused to remain buried. Those bones want to shout from the rooftops to inform the world that behind the blue flag and the fake Soomaalinimo, there is clan hatred and munaafaqnimo. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
1 hour ago, Che -Guevara said:
1 hour ago, Che -Guevara said:

LOL@Fool-Mogadishu, even if  he has the necessary force, any fight will be pointless once the youth decided they no longer will accept the status qoa. Even Garaads understood they cannot make deals with Hargeysa. Ina Cambaashe and Fool-Mogadishu losing men to SSC was a natural progression.

 

Mods must have changed the name, as his real name is Fool-H@wiye.

The landscape has shifted, and some n Hargeysa are having trouble accepting the reality on the ground.

But hey, let them continue dreaming on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, Tallaabo said:

Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. 

We see this as a challenge. There is no room for complacency. 

The women and children will be allowed to vent and express their opinions. However, the anti-peace groups cannot be allowed to have a foothold in Sool region. It just cannot happened. 

All these social media gimmicky will have to face reality sooner or later. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Sooner, not later, HWal boys will miss their dear mothers, get homesick, abandon their post, and go home with their tail between their legs. I am counting the days.

When the day comes, let us hope you grow some balls, and accept the reality, and not bore us with your usual 'it is a war strategy' diatribe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, baala xoofto said:

We see this as a challenge. There is no room for complacency. 

The women and children will be allowed to vent and express their opinions. However, the anti-peace groups cannot be allowed to have a foothold in Sool region. It just cannot happened. 

All these social media gimmicky will have to face reality sooner or later. 

Marba eeda cid dusha uga saara, markii hore  waa  Raxaweyn, maalin hore maamulka jigjiga, kadib Puntland, Somalia iyo Hasan Sheick, marna Mucaaridka, Media, argagixiso iminkana waa anti-peace groups.

Wali waxa dafirisaa siyasada xumadan, fashil hogaan, kibir iyo habdhaqanka new-f*qsh lee sabab u ah jabkaas, cid kale eed has saarin. Marka inta qiratid xaqiiqda arkisaa. 
 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.