Che -Guevara

Split in the Ethiopian Orthodox Church

Recommended Posts

 Lagama yaabo,hoggaamiyaha kiniisadda Axmaarada waxay si wax ku ool ah u taageereen dagaalka ka dhanka ah Tigrayga. Waxay odhan jireen waa idamkii Ilaahay.

Tigreegu ma ilaawi doonaan. Waxaana wali maqan dhulka ay amxaaro haysato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kolay tigray wa iney sameystaan xulafooyin cusub oo dowlada ka mid ah, Oromada muxaafidka ah Abiy raacsan yihiin, inta kale wa bariis iyo baasto.

tigray wa dad caqli badan oo dantooda siyasadeed meesha ku jirto galiya. Laga yaaba iney Amxaaro ka dhex arkaan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amxaaro lama aamini karo. Sidoo kale, Amxaaradu waxay aaminsan yihiin in ay tahay xaqa uu Eebbe siiyey inay talada dalka qabtaan. Taasi waa sababta ay u rabaan in dowladda dhexe ay noqoto mid xooggan, dowlad goboleedyadana meesha laga saaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Addis Abeba City Admin closes schools amidst growing security concern following govt, Synod standoff

 

 

ADDISSTANDARD.COM

Photo: Archive/AddisStandard Addis Abeba - Schools in Addis Abeba are closed on Friday, 10 February, following text messages were abruptly sent to parents announcing the closure on Thursday...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali region says calling for unauthorized rally inappropriate, supports Joint Task Force decision on security, safety matters

 

ADDISSTANDARD.COM

Photo: Archive/AddisStandard Addis Abeba - Schools in Addis Abeba are closed on Friday, 10 February, following text messages were abruptly sent to parents announcing the closure on Thursday...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.