Allamagan

Happy 1da Luulyo!

Recommended Posts

RedSea   

Sanad Guura wacan rer Soomaliya. Ilaahay waxaan ka tuugaya nabad in uu ka dhaliyo Soomalia anagana(Somaliland) taayada noo Ilaaliyo.

Amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites


Ka’ sideetan Sabaano

Calankaanu sugaynay

een sahankiisa ahaynow

Sermawaydo hilaacdayoo

sagal maanta daroorayoo

siigadii naga maydhayoo

Saqdhaxaanu ahayne

kii soosaaray cadceedow

samada ki u eekaayee

Xidig-gam isa siiyayow

Saaxirkii Kala guuraye

Sareeyow ma nusqaamoow

Aan siduu yahay eego ee

Kaana siib Kanna Saar

 

Timacade.gif

by AUN Abdullahi Suldan Timacade

One of the founding fathers of Somali nationhood


Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

50_Years_Logo.JPG

 

 

Dhmaan shacabka soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeenayaa Maalimihii farxada badnee, qiimaha badnaa, ee wadankeeena soomaaliyeed waa 50 guuradii ka soo waraagtey maalmihii Xoriyada, Gobanimada, Midowga, iyo aaasaaskii Jamhuuriyada Somalia

 

Allaha weyn waxaan ka baryaya inuu shacabkeena iyo dalkeen Somalia siiyo nabad, horumar, barwaaqo, hogaan wanaagsan, shacab is jecel oo walaalaha, taariiqa toosan nagu hanuuniya, duni iyo aakhirana guul nasiiyo..amiin

 

Ilaahay haa ka dhigu usbuuc khayr qaba wadankeena Soomaalia mid farxad badan wata, nabad, xasilooni, horumar, doladnimo amiin

 

Waxaan kaloo Rabigeena ka baryanaa inuu naga Illaaliyo, sharka cadowga Somalia, muslimiinta oo dhan. iyo in uu shacabka walaalaha ee Somaalida iyo muslimka dhexdooda kala badbaadiyo oo ka ilaaliyo wixii khilaaf...Amiin

 

 

somalia-flag-waving-buddy-icon-animated.

 

Somalie.gif

 

 

 

 

HAPPY BIRTH DAY SOMALIA

1960 - 2010

 

Golden Jubilee Celebrations: Somalia's 50th Anniversary of the Independence &Reunification

 

 

stock-photo-birthday-cake-for-years-jubi

 

 

The Celebration of the Somali National Week comes between June 26 and July 1 every year.

 

June 26: Awdal, Woqooyi Galbeed, & SSC Regions took independence from Britain (Gobalada Woqooyi Somalia ayaa ka xoroobay Ingriiska)

 

June 27: Djibouti took independence from France (Jabuuti ayaa ka xorooday Faransiiska)

 

July 1: South, Central and East Somalia took independence from Italy (Gobalada Bari iyo Koonfir ayaa ka xoroobay Talyaaniga)

 

July 1: the Union Day (Maalintii Midowga Soomaaliyeed)

 

July 1: the Somali Republic Day (Maalinta Jamhuuriyada Somalia)

 

Happy Somali National Week to all Somali people,

It is the 50th anniversary of Somalia

1960-2010

 

 

400_F_11531252_6Ib59eXLSw2Y0c8GG1oMJVniS

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh, deep in my heart I do believe We shall overcome some day

 

SomaliFlag_3.jpg

We shall overcome

We shall overcome

[C'mon everybody let's sing along....]

We shall overcome some day

CHORUS:

 

Oh, deep in my heart

I do believe

We shall overcome some day

 

We'll walk hand in hand

We'll walk hand in hand

We'll walk hand in hand some day

 

CHORUS

 

We shall all be free

We shall all be free

We shall all be free some day

 

CHORUS

 

We are not afraid

We are not afraid

We are not afraid some day

 

CHORUS

 

We are not alone

We are not alone

We are not alone some day

 

CHORUS

 

The whole wide world around

The whole wide world around

The whole wide world around some day

 

CHORUS

 

We shall overcome

We shall overcome

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

I don't mean to rain on your parade lads but udeceeya wadankiina. Qiiro Hindi aan meel dheer gaarsiisanayn maxay ku taraysa somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our Somalia

by Safi Abdi

 

141536.jpg

There is a place right here in my heart,

Nourished within me everywhere I go.

The cool sands of Hamar tickling

My toes out of every cry or moan.

 

Sunshine replicated

In the mirrors of the river Shabelle.

The grand mountains of Sheikh and Bari…

What a feast for the hungry…but then...

What better panorama has Mother Earth on offer?

 

I nourish within me these scenes of my land

Children at play carefree in their land

I pray for the whole body:

Land, Sea, River, Lake, Mountain

Flora and fauna.

 

And "us" the people, Muslim, wholesome,

Not the pieces thrown here and there.

I pray for the whole body blessed,

In the name of Allah unified

Having no wish for any sickly pie, dispersed,

Handed down to divide, disgraced.

I cherish the term “we” the collective “us”

Not “i” or “they”.

 

I dream of the milky white Ari of "our" land

The dazzling speech of “our” moon

North and South, East and West,

Sky is the limit

Our geel to graze, proud, majestic

A free herd

Coming home everywhere they gaze:

Lascanood and Hargeisa

Bandar Qaasim and Las Qorey

Barava and Borame

Marca, Jowhar, and Kismayo

Sweet scents of uunsi and anbar, everywhere we go.

 

Farewel, boys! Farewel!

O you with the Pen, Unity!

May the pens be dipped in the Springs of Baidåbo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

somalia_flag.jpg

 

15555_1100734618931_1843671987_199076_22

 

Qolabaa Calankeedu Duul waa ceynoo, Anagaa keenu waa cirkoo kala, Aan caadna laheyn een caashaqayee. Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee, Carradaan kaligaa aad u curatee, Cadceedda sideeda caan noqo ee..... Aamiin

 

Erayadan waxaa tiriyay isla markaana ku luqeyn jiray Allaha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Qarshe

 

LONG LIVE SOMALIA

 

SOMALIA HANOOLATU

 

50Years.jpg

 

 

SomaliaW.jpg

 

 

20090722013400!Greater_Somalia1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qhalib:

I don't mean to rain on your parade lads but udeceeya wadankiina. Qiiro Hindi aan meel dheer gaarsiisanayn maxay ku taraysa somalia.
:D

Ducadaada baa ah mid culus Soomaali oo dhan ku filin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Waa Maalin curadoo cimri I nagu simayoo

Cirkeeniyo iyo dhulkeenaba

Laga wada ciyaaree.

 

Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo

Lagu caafimaadee.

 

Waa maalin ciil iyo caro aynu reebnoo.

Cirkeeniyo dhulkeenaba

Laga wada ciyaaree.

 

Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo

Lagu caafimaadee.

 

Waa maalin cirirkii ifka laga carceershoo.

Cirkeeniyo dhulkeenaba

Laga wada ciyaaree.

 

Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo

Lagu caafimaadee.

 

 

http://www.bar-kulan.com/2010/06/30/heesta-callan-keynu-leenahay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Happy Somali independence day...

 

I dedicate this song for this special day,

 

 

Umada fooda la isku galiyo hadaan laga faaideenin

 

Maskaxda wadaniyaal fiyooba dhismaha qaranimo ku faane

 

Allow ya naga furdaansha

 

Qabyaalad naga fogeeya

 

United Somalia 4ever.

 

Ameen. Have a blessed day folks:)

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.