Sign in to follow this  
Sky

Puntland To Deport 5000 Ethiopians | Puntland takes action against People Trafficking

Recommended Posts

Sky   

Maamulka Puntland oo dib dalkoodii ugu celinaya in ka badan 5000 oo Ethiopian ah

Posted to the Web Oct 01, 15:17

 

 

Boosaaso:-Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Boosaaso Masuuliyiinta maamulka Puntland oo ku mid yahay M/kuxigeenka DG Puntland Xassan Daahir Af-qurac ahna kusimaha M/waynaha waxaana lagu go'amiyay shirkaasi in dib loo celiyo dhowr Kun oo Ethiopian ah oo ku sugan Puntland.

 

Kulankaan maanta ayaa waxaa la sheegay in ka badan 600 oo qof Ethiopian ah in ay haatan isdiiwaan galiyeen oo ay ku qanacsan yihiin in dib loogu celiyo dalkoodii.

 

Waxaana shirkaasi masuuliyiintu ka sheegeen in ka badan 4000 oo Ethiopian ay ku nool yihiin gudaha magalaada Boosaaso oo kaliya.

 

Yuusuf Maxamed Wacays (dhaddo) Guddoomiyaha gobolka Bari, oo ka hadlaya Ethiopian-ka sida xawliga ah ugu soo qulqulaya Puntland ayaa sheegay in ay ku soo kordhiyeen dalka dhibaatooyin lixaad leh oo ay ka mid yihiin Caafimaad-daro, Nadaafad-daro iyo dhibaatooyin kale.

 

Mr: Dhado wuxuu sheegay in ay la fiirsan karin dadkaan aadka u dhibaataysan ee ay dushooda ka muuqato arag xumo aad u daran.Waxaana haboon in aan is dhaafino si ay iyakuna silicaan uga raystaan oo ay uga baxaan, inakuna ay dhibaatooyinkaas ina kala tagaan ayuu yiri Mr: dhaddo.

 

Magaalada Dakada ah ee Boosaaso ayaa waxaa ku sugan kumaan kun oo Ethiopian ah, ku waa soo ay ka muuqato daryeel-xumo aad u baahsan, waxayna daadsan yihiin Xeebta Dakada iyo Suuqyada magaalada, waxayna ka tuugsadaan Xaafadaha Magaalada oo dhan, dariiq kastana waxaad ku arkaysaa raxan-raxan Ethiopian ah oo tuugsanaya.

 

Inkastoo magaalada Garoowe oo Xarun ah Maamulka Puntland aysan Ethiopian-ku aysan u joogin sida magaalada Boosaaso hadana waxaa beryahaan magaalada ku soo badanaya dad Ethiopian ah oo u badan Qoomiyada Oramiya, ku waa soo u badan dhalinyaro da'doodu u dhaxayso 20-30.

 

Dhalinyaradaan ayaa waxaa ka muuqda dushooda dhibaato aad u wayn, waxayna ka tuugsadaan Xaafadaha Magaalada, markaad waydiiso sababta dalkooda ay uga yimaadeen oo ku ka liftay in ay tuugsadaan, ayay waxay kuu sheegayaan in ay ka soo carareen gaajo lixaad leh oo ragaadisay dalkooda iyo waliba colaado kaga yimaada dhinacyo badan waa siday hadalka u dhigeene.

 

Axmed C/salaam

Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya

Contacts:loole25@hotmail.com

 

 

 

 

"Macquul ma'aha in aan dadka ka ganacsano" Xassan Daahir Af-qurac oo ka hadalay Tahriibta

Posted to the Web Oct 01, 15:38

 

 

Boosaaso:-Shir dhinacyo badan looga hadlay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso oo ay yesheen masuuliyiinta sarsare ee Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu go'aamiyay in aan dib dambe wax tahriiba aysan uga tahriibi karin xeebaha Puntland

 

Xassan Daahir Af-qurac M/kuxigeenka DG Puntland ahna kusimaha Madaxwaynaha oo kulankaasi ka hadlay ayaa wuxuu hadalkiis ku bilaabay "Macquul ma'aha in aan ka ganacsano bini'aadamka, waa nasiib daro in intii dad laga qaato lacag lagu daadiyo baddaha dhexdeeda.

 

Markaan u baxno debadaha waa nala qabsadaa Soomaalida iyo dadka kalaba waxayna na waydiiyaan waxaanu ka helayno hadaan nahay Puntland dadka maalin kastaba lagu daadinayo badwaynta ee kabaxa xeebaha Boosaaso iyo Guud ahaanba Puntland.

 

"Waa in la maxkamadeeyaa oo sharciga lagu qaadaa kuwa ka ganacsada bini'aadamka, isla markaasna xabsiga la dhigaa cid kasta oo loo garto in ay Tahriibayaan amaba ay ku lug leeyihiin", ayuu Xassan Daahir yiri.

 

Maamulka Puntland ayaa in badan lagu ee deeyay wax ka qabasho la'aanta Tahriibayaasha ka tahriiba Dakado Macmal ah oo ku yaala Xeebaha Puntland, waxayna had iyo jeer ay ku celceliyaan in aysan awoood u lahayn oo aysan kantarooli karin Xeebta Puntland oo ah mid aad u dheer.

 

Hase ahaatee Kulankii maanta ayaa u ekaa mid ka duwan kuladii hore ee looga hadli jiray tahriibayaasha, kamana muuqan wax cududaar ah oo ku aadan ka hortagida Tahriibayaasha, waxaana la isla gartay in gacan bir ah loogaga hortago tahriibayaasha iyo kuwa wax tahriibiya intaba.

 

Axmed C/salaam

Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya

Contacts:loole25@hotmail.com

 

 

 

http://puntlandpost.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Well, Well, Well. I find it extremely interesting that this topic deals with an issue that people (who will all remain nameless), were just recently complaining about i.e ethiopian refugees and illegal residents that are living in bosasso and are trying to sneak to the middle east and europe. It´s funny when there is something positive coming out of Puntland no one is here to make a comment and I highly doubt any of you will. It´s so easy for you to criticize at ever difficult moment that Puntland has. I mean seriously, I was thinking maybe they are so negative because they are not really from Puntland. But now I am seeing similarity that the ones the are attacking President Cades Administration are the same ones that are the biggest supporters of Abdulahi Yusuf and that maybe they realize that many people are saying more is being done with President Cade in charge of Puntland then when Abdulahi was. But regardless, I see by the lack of positive feedback when something good is happening in Puntland, is a result of those that are ruining our country and regardless of what a single person says. Are using their tribe to determine who to criticizes and support.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gelle   

Kudos to Cadde Muse and co Am really impressed.I hope they manage to Deport every singel illegal Ethipian Refugee.The other regions should do the same. As far as am concerned, Aids infested Ethopians is the last thing we need right now.They are also known for beggin, something we have enough as it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Gelle:

As far as am concerned, Aids infested Ethopians is the last thing we need right now

:confused:

 

The absolute lowest of the low are Somalis. The poorest of the poor are Somalis. The sickest of the sick are Somalis. The most uneducated in the world are Somalis. But the most arrogant are also Somalis. It will take us 200 years to reach where Ethiopia is today. Wake up negro. Wake up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Great Developments indeed!!! Now push forward the whole process.

 

This administration is just doing all the things i've got in my mind e.g. couple of month ago, I was thinking about why the government wasn't committing itself and banning the armsell in Puntland. Promptly Cadde outlawed any sells of arms in the markets of PSS.

 

Great job.

Share this post


Link to post
Share on other sites

did this fell from Lousy in the Sky with Diamonds

mouth?amazing.....!

 

good one! isnt amazing how mali negros in the west react when some 1 says shyte about their lil stinking peace land!!

 

they become nazis! at least you will think that we have learned 1 or more lesson ourselves due to our current status! :confused:

 

i found out this summer that my grandma who lives in badiya has a cell phone! so i called her

during the conversation, i found out that she got workers who are ethiopians herding her livestock!!

 

i ask her why grandma! she told me that most of the guys have gone either to armys, or abroad living on welfare and sitting in mafrishes!!

 

so if u kick them ethos out, who gonna do the manual labor!! u guys! hell no!!

 

besides this is also, another grand master plan of ethos.....to swallow somalia completely!!

 

dont miss the bus folks!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gelle   

Originally posted by Castro:

quote:Originally posted by Gelle:

As far as am concerned, Aids infested Ethopians is the last thing we need right now

:confused:

 

The absolute lowest of the low are Somalis. The poorest of the poor are Somalis. The sickest of the sick are Somalis. The most uneducated in the world are Somalis. But the most arrogant are also Somalis. It will take us 200 years to reach where Ethiopia is today. Wake up negro. Wake up.
Well what do we have here? A self hating Somali!Let me get this right Castro. Somalis are uneducated,arrogant and lowest of the low? but hey look at the bright side atleast we dont support communism smile.gif . Whats up with the advertising? maa waxaad ka mid tahay Somalida Taagersan Ethiopia? And as for me waking up, dude am awake your the one that should wake up and smell the coffe. Communism=Yesterdays Trash, get with the time Negro!!

 

 

Rudy

Are you serious? Ethopians deport Somalis like theres now tomorrow so why shouldn`t we repay the favour? and please dont give me the "Shacaabka Ethopia waa dad ficaan ee Dowlada ba xun" BS. Am not against refugees heck am a refugee myself. Unlike you and Castro over her i do care about my country thats why i say "Ethiopians stay on your side of the boarder"

 

 

Gosh why do some ppl adore their enemie? beats me....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this