Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Meets Djibouti President

Recommended Posts

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

DATE: 17/03/09

 

War-saxaafadeed

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo

wefdigii uu hogaaminayay, ayaa intii aanu ka soo amba-bixin Jamhuuriyadda

Jabuuti, waxa uu la kulmay Walaalkii Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha

Jamhuuriyadda Jabuuti.

 

 

Labada Madaxweyne waxa ay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhada labada

dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada, Nabad gelyada,

Horumarinta, iyadoo beryahanba xidhiidhka labada dal sii xoogaysanayay.

 

Kulankaasi dhex maray Labada Madaxweyne waxa uu ku dhamaaday jawi degan.

 

Wefdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale

Kaahin, waxa ay shalay galab soo gaadheen Caasimada Somaliland ee

Hargeysa, iyaga oo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

 

Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ahaa Marwada Koowaad ee

Madaxweynaha Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane

Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane

Axmed Maxamed Ciise.

 

 

Alla Mahad leh.

 

 

Axmed Maxamed Ciise

Xoghayaha Gaarka ee Madaxweynaha JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sandheere: Waxashtani maahin!

 

Geele: kkkkk yaakhi, adiga waxshtanay walaahi ..iiwaran bal...Ma lagu ictiraafay?

 

Sandheere: Maxaad ka hadlaysa yaakho, ma kabahayaga cusub, wa sandheere No2 kkkk...miisaniyada sanadka cusub weeeye kkkk

 

Geele: dee ictrifkii caalamka ... see weeye yaakhi

 

Sandheere: Wagar! aar taa adiga laga sugayaa saaxib, IGAAD ba laga bilaabaya ba la yidhi, mobile-ka maxaad u xidhatay? Sarkoozi aya ku soo wici doona mahin?

 

Geele: kkkk anigaad reer galbeed iga waramaysa...Du tubrie... aar isha cas mooye si kale ku ma tix galinayaan yaakhi...Ju deu tarei...due Qadaafi , due Afoorqi ... due aniga... yaakhi ta ka baxow, hadaan isku kiin keeno sharifka ka waran yaakhi? Shukansigiini hore ad sii wadaane

 

Sandheere: wa arin wacan...horta Mucaaridka ha ka adkaado ee iikaadi...

 

Geele: Ju mo teivan! yaakhi see tahay yaakhi...Meeshan wa de afrik ...Je vio mo bian! kursiga lagama kaco...democrace iyo electiene waxba laga ma helo, wa dacayad marka USA wax ka rabto lakiin wax icriraaf iyo kale keenaya mahin...china & Iran isku day yaakhi markaasad reer galbeed farta ugu yeedhi

 

Sandheere: war ina ducaalow waxan oo dhan waad qortay soo mahin?

 

Ducaale: Imikaba cagta ma soo marina china?

 

Geele: kkkk iidor sal fududaa

 

Sandheere: kkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Undoubtedly, Somaliland under Daahir Rayaale's leadership has strengthened Somaliland's relations with its neighbor to the West, Djibouti.

 

May this new found friendship blossom to fruition to the benefit of the peoples of both sides of the border.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this