Sign in to follow this  
Juje

Puntland hands over prisoners to Ethiopia..!

Recommended Posts

Juje   

Puntland oo Rag Somali ah laguna qabtey Buuhoodle Ku Wareejisey Ethiopia

Boosaaso, Jimco , September 21 2007 SMC

 

Wararkii ugu danbeyey ee aan ka helnay magaalada Buuhoodle ayaa sheegey in rag somali ah oo tiradoodu gaareyso ilaa 6-lixnin oo ku xirnaa saldhiga booliska magaalada buuhoodle lagu wareejiyey ciidamo Ethiopian ah oo maantay halkaasi soo gaarey kadibna ay k xaysteen.

 

Ragaan somalida ah ee ay ciidamada Ethiopia ka kaxaysteen magaalada buuhoodle ayaa ahaa rag xalay lagu qabtey duleedka magaalada wateyna gaari yar oo ah nooca loo yaqaano baska inkastoo aan la aqoon halka ay ku jideen raagini markii laqabtey,hadana maamulka ka arimiya magaalada buuhoodle ee taabacsan puntland ayaa ku andacoodey inay ragaan xoojin u ahayeen ciidamada somaliland ee dagaalka kula jirey kuwa puntaland islamarkaasina ay katirsanayeen kooxada Al-shabaab ee ka dagaalanta koofurta Somalia.

 

Dad xog ogaal ah oo kusugan magaalada Buuhoodle ayaa u sheegey idacada somaliweyn in wareejinta ragaan ay timid kadib markii jenaralkii watey ciimada Ethiopianka uu xirir lasameeyey madaxweyne ku xigeenka puntland Xasan Daahir (Afqurac) kadibna la isku afgartey in ragaan ay la wareegan ciidamada Ethiopia.

 

Macada ila iyo hada halka ay geynayaan ragaan ay ka xaysteen ciidamada Ethiopia inkasto ciidamada Ethiopia ee kusugan dalka somalia ay dagaal kula jiraan xoogaga kasoo horjeeda Dowlada oo ay ugaarsadaan cidii ay helaana u geysta qafaal iyo dil.

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Boosaaso Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

so wat does that tell yah..pland is controlled from addis...basically, the amxaar is collecting somali ppl to get money from state dept claiming these are alqeda ppl.

 

since when did somalis handed somalis to amxaaro.

these are the days folks...!

 

where it go pland..! good job boyz.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

^^^Ceeb badanaa. The so called Puntland administration is dangerous to the Somali existence if you think about it. They have been handing over clerics, innocent travellers and everyone they think is not from their clan to the Ethiopians.

 

Do you remember when Yey invited the Americans to bomb his people.....the list goes on and on.!!!

 

 

I wonder why do the people of Puntland are not protesting these criminal acts commited in their name? Where are the religion schollars?

Share this post


Link to post
Share on other sites
king_450   

I think they did right by handing over their collaporators"habashi" we know who was behind this anyway.Why waste your resources these thugs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see alot ppl have mutch love For Puntland.

 

 

Horaa waxaan u maqli jiray cadow gaaga caano mac baa la siiyaa lol. hate or love it Puntland will always be a puntland!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Garyaqaan*:

hate or love it Puntland will always be a puntland!!!!!

Indeed,it will always distinctively be know for being humble obedients to the Ethiopians - which makes you and your likes so proud Garyaqaan.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well mr Juje 1st off all. Ramadaan kariim to you and may alaah except our fasting, praying and ducaa for this month.

 

We all know ephoi is our # 1 enmey but the way you exsageret, or you always make it look like that reer Puntland invited ethopia to our homeland. Your argument is always baset on Puntland did that puntland did this lol

 

that tell's me the love that you have for reer puntland.

 

Mardhow waxaanba kabaqaayaa dadka qaarkiis in eeba ka dhax arkaan muraayadahooda PUNTLAND :D

 

 

And you said this with out not knowing me lol

 

Indeed,it will always be distinctively obedients to the Ethiopians - which makes you so proud Garyaqaan

I pray to alaah that I shouldn't be an obedient to Kaafir.

 

 

Again ramadaan kariim. Quraan aqriskiisa badi bishaan barakeeysan.

 

That is my advice to you yaa Juja.

 

Also give us some update about asmara yaa juja.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Garyaqaan*:

Well mr Juje 1st off all. Ramadaan kariim to you and may alaah except our fasting, praying and ducaa for this month.

Sxb my apologies and I thank you for your duca for Ramadaan - hence I wish you the same.

And yes I love reer Puntland.

See I can also be good. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this