Che -Guevara

Garaad Jaamac Garaad Cali says it all

Recommended Posts

On 3/28/2023 at 6:19 PM, jamacabdi265 said:

SL ma diidi karto ergadaa, ergo diid wa nabad diid. 

 

Laba bilood ayee qaadatay, iney SL aqbasho Ergadii. Caalamkii oo dhan ku cadeeyeen iney nabada SL looga fadhiyo. 

Iminkana ma diidi karto xalka so jeediyaan Ergadaasi. 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Somaliland jiriteenkeeda wax walba ka muhiimsan  kufurti bilaahay aan kafaragud lahayn

 

Hadey dhab ka tahay, oo rabtid ina xal loo helo dhibaatoyiinkaas, wa ina marka hore la fahmo sida heerkan lagu so gaaray oo la qirto meesha wax ka qaldameen, oo isleeyahay kuwan ayaa ugu muhiimsan; 


1. Khalad wuu dhacaa, bila adan ayaa nahay. Laakin wa ina tawbad keeno oo kasoo laabano khaladka. SL khalaad badan ayee gashay, inta la qiran lahaa khaladkii oo laga soo laaban lahaa aya lagu sii adkeesatay, lasii raacisay kibir, afxumo iyo la aamino xoog iyo qori inu yahay xal. 

2. Umada SL (iyo dadka deegaan kasta) wada degta wa isku dan ayee iyo isku xaq ayee leeyihiin (galbeed ila bari). Laga yaaba iney kala aragti yihiin sida dantaas lagu gaaro, laakinse isku dan uun ayee yihiin markasta umada isku deegaanka ah. 

3. Qofka fikirkiisa iyo taladiisa dhiibta maha cadoow, ee wa qof daneeye ah oo hadaanu dan ka leheen umada fikirna ama talo umu soo jeedin leheen. Marka cadoow ha raadsan ee raadi fikirada iyo talooyinka kala duwan, oo soo dhawee.  

4. Guriga seeskiisa qalooco qurxin iyo hadal laguma toosin karo ila inta seeska dib loogu noqdo. Taladii dhinac ayee ka qaloocan tahay, taladuna wexe ku qurux badan tahay markey loo dhan yahay ayee miisan leheedahay ayee micno, culeys iyo saameyn leedahay. 

5. Siyasada qofna lama colaadiyo, lamana fogeeyo ama bari la isku baahdaa. Waxa la colaadiyay oo la fogeeyay, Saladiintii, aqoonyahankii iyo siyasiintii dhabta ahaa ee xilna rabin oo maanta xal kula raadin lahaa, meeyeen maanta?

 
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

as i said it before, there will be a lot of opportunity to take selfie, but the statuesque on the ground is not going to change and will not going to come from Xamar, but the battle field. good luck Garaadyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.