Che -Guevara

Garaad Jaamac Garaad Cali says it all

Recommended Posts

5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Screenshot-20230324083737.png

Arinta las canod cashar weyn ayee u tahay Somaliland iyo siyasadeeda. Inkastoo SL mararbadan jaziirad khaliijiya isku maleysay, oo intaas oo sano la fogeeniyay dadka Somaliyeed, oo afxumaduna u dhereed . Maanta wexe SL ogaatay dhinac kasta Somali iney ka xigto oo la isku baahan yahay, oo dan ugu jirin kala fogeyntaa shacabiga iyo iney cidna u baahneyn oo ka maarmi karto Somalidii kale.  

1.Sanadkii hore ayee eheed markii shacabka kasoo jeeda Southwest laga saariyay oo tarxiiliyay SL sida dad shiisheeye yihiin oo kale, maantana rajadii ugu dambeysay ee nabadeed wexe isku so shubtay iney noqdaan odayaashahi Southwest kuwa nabadii ka raadiya godka lagu riday. Tariikhda iyo xidhiidhka dheer ka dhexeeya beesha SouthWest iyo beesha SL, wa mid intaas oo qarni soo jireen ahaa oo ku dhisnaa nabad, wanaag iyo isdhexgal. Waxa ku cadeyn ah odayaashii kasoo jeedeen beesha DM badankooda SL ku aasan yihiin, iyo intaas oo umad iyo jufooyin ka mid ah SL iney degenayeen SW oo ka mid yihiin macaa DM. Tariikhda iyo so jireenka lama xaqiri karo, kana  weyn dhacdadaas sanadkii hore ee foosha Sumer umada lagu kala fogeeniyay.

2. Somalidu tariikh ahaan umado badan ayee is dhex galeen oo xidhiidh lahayeen, Somali badan ayaa sinjiyad ahaan asalkoodi hore xidid kulahaa meelo kale sida Yemen, Sudan, Portugiis, Hindi, Turkey. Laakinse yada oo Somali sidaas tahay, ayee eheed beesha dhexe ee SL ta kaliya ee u isticmaalisay iney ka farcameen Carab iyo binu Hashim, sidey iskaga fogeeyaan Somalida kale iyo u tirtiraan sinjiyadooda Iyo tariikhda ka dhaxeysa yaga iyo Somalida kale, siiba beesha D!R. Maantana wexe ogadeen iney yihiin Dir una baahan yihiin beesha Dir, oo la baabiin kareyn tolnimada.

3. Darisku iney xaq weyn isku leeyihiin wa xaqiiq. Somaliland darisnimada Jabuuti wee ilaalisaa, weena isku xidhan yihiin beelaha degan galbeedka SL iyo jabuuti oo tolnimo, Xidid, iskaashi iyo ganacsi ayaa ka dhexeeya. Sidaas ee tahay xidhiidha dariska galbeedka SL, ayee xidhiidhka darisnimo ee bariga SL u xaqirtaa oo Puntland badanka siyasiinta SL ugu muujiyaan afxumo. In kastoo Puntland iyo Somaliland siyasad ahaan kala dan yihiin, ayee SL dafirtaa isku xidhnaasha, tolnimadan iyo danaha badan ka dhexeeya SSC iyo beelaha bariga SL iyo Puntland ka dhexeeya. Saas ee tahay, ayee jabuuti iyo SL siyasad iyo macaa dhaqaale ahaan kala dan yihiin, oo Jabuuti kasoo horjeeda dekeda Berbera balaarinteeda. Xaqa dariska lama dafiri karo, oo maalinta xaalku adkaato wa kuwa dabka kula damin kara marka daris wanaag tihiin. 

Subxanallah, Ilaahay wa cadaali. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, jamacabdi265 said:

Darisku iney xaq weyn isku leeyihiin wa xaqiiq. Somaliland darisnimada Jabuuti wee ilaalisaa, weena isku xidhan yihiin beelaha degan galbeedka SL iyo jabuuti oo tolnimo, Xidid, iskaashi iyo ganacsi ayaa ka dhexeeya. Sidaas ee tahay xidhiidha dariska galbeedka SL, ayee xidhiidhka darisnimo ee bariga SL u xaqirtaa oo Puntland badanka siyasiinta SL ugu muujiyaan afxumo. In kastoo Puntland iyo Somaliland siyasad ahaan kala dan yihiin, ayee SL dafirtaa isku xidhnaasha, tolnimadan iyo danaha badan ka dhexeeya SSC iyo beelaha bariga SL iyo Puntland ka dhexeeya. Saas ee tahay, ayee jabuuti iyo SL siyasad iyo macaa dhaqaale ahaan kala dan yihiin, oo Jabuuti kasoo horjeeda dekeda Berbera balaarinteeda. Xaqa dariska lama dafiri karo, oo maalinta xaalku adkaato wa kuwa dabka kula damin kara marka daris wanaag tihiin. 

 

Darisku xaq waa isku leeyihin, laakin daris xuduudka ka soo talaabay oo xad qabiil sheeganaya, dee wuxu doonayo waa xasarad. 

Although it looks like Maamulka Garowe has finally accepted that they cannot change the borders which is why they are trying to mislead and give false hope to the local clans that they can dream about their own FMS. Which of course is non-starter. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

And what can these odayaal do who have them this mandate 

1. Ergo waligeed yada is diri jirtay. Ergo maha shaqale ama wakiilo u baahan amar siyaasi ama askari iney ku socdaan. 

2. Ergo wa ka dhex dhexaad labada isheysta. Ergodani wexe kasoo jeedaan degaano ka duwan kuwa  dagaalka ku jira, marka wa ergo sax ah. 

3. Ergo diid wa nabad diid. Saas ayee Somalidu odhan jirtay, dhaqana uma aha iney ergo diidaan. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.