Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: US Ambassador local clans captured it not Al Shabaab

Recommended Posts

Nayroobi: “Al-Shabaab ma qabsan Kismaayo” Safiirka Mareykanka ee Kenya

12. september 2008

 

Nayroobi(AllPuntland)- Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ka hadlay xaalada Kismaao xarunta Jubada Hoose & cida ay aaminsan tahay in ay qabsadeen Magaalada Kismaayo.

 

Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa shaaca ka qaaday in ay Magaalada Kismaayo ku dagaalameen qabaa’ilo mudo isku hayay gacan ku heynta Magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in Qabaa’ilkii qaar ka mid ah Magaalada laga saaray.

 

Wuxuu Safiirkan siweyn uga horyimid in ay Magaalada Kismaayo galeen Kooxaha diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aysan wax lug ah Al-Shabaab ku laheyn Xaalada Kismaayo.

 

“ Al-Shabaab wax lug ah kuma laha Magaalada Kismaayo waxaa qabsaday Beel ka mid ah Beelo ku dagaalamayay Magaaladaasi tan iyo markii ay dhacday dawladii Hore ee Soomaaliya, lugumana sheegi karo qabsashada Kismaayo in ay qabsadeen Kooxaha Mayalka Adag” Ayuu yiri safiirkaasi.

 

Safiirkan oo la hadlayay Idaacadaha Muqdisho

mid ka mid ah ayaa sidoo kale wuxuu ugu baaqay Kooxaha Magaalada Kismaayo qabsaday in ay nabad dhowraan, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in ay magaalada amaankeeda sugaan ayna ilaaliyaan amaanka guud ee Magaaladaasi.

 

Mr. Michael wuxuu soo qaaday arimaha Burcad Badeeda, wuxuuna ugu baaqay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & dawladda Puntland in ay talaabo isku mid ah ka qaataan arimaha Burcad Badeeda ayna la dagaalamaan.

 

Isagoo sheegay Qaraarkii ay soo saareen Golaha amaanka ee QM ahaa mid siweyn xaalada wax uga badaley, wuxuuna cadeeyey in ay Bulshada caalamku mawqif mideysan ka qaadatey arimaha Burcad Badeeda.

 

Hadalkan ka soo baxay Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ku soo beegmayah xili xaalada Magaalada Kismaayo ay degan tahay, ayna sidoo kale Kooxihii Magaalada laga saaray wadeen dadaalo ay ku doonayaan in ay ku helaan ciidan & saanad ay dib ugu qabsadaan Magaalada Kismaayo.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

 

Warar La Xiriira

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-Shabaab wax lug ah kuma laha Magaalada Kismaayo waxaa qabsaday Beel ka mid ah Beelo ku dagaalamayay Magaaladaasi

 

Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ka hadlay xaalada Kismaayo xarunta Jubada Hoose iyo cida ay aaminsan tahay in ay qabsadeen Magaalada Kismaayo.

 

Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa shaaca ka qaaday in ay Magaalada Kismaayo ku dagaalameen qabaa’ilo mudo isku hayay gacan ku heynta Magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in Qabaa’ilkii qaar ka mid ah Magaalada laga saaray.

 

Wuxuu Safiirkan siweyn uga horyimid in ay Magaalada Kismaayo galeen Kooxaha diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aysan wax lug ah Al-Shabaab ku laheyn Xaalada Kismaayo.

 

“ Al-Shabaab wax lug ah kuma laha Magaalada Kismaayo waxaa qabsaday Beel ka mid ah Beelo ku dagaalamayay Magaaladaasi tan iyo markii ay dhacday dawladii Hore ee Soomaaliya, lugumana sheegi karo qabsashada Kismaayo in ay qabsadeen Kooxaha Mayalka Adag” Ayuu yiri safiirkaasi.

 

Safiirkan oo la hadlayay Idaacadaha Muqdisho

mid ka mid ah ayaa sidoo kale wuxuu ugu baaqay Kooxaha Magaalada Kismaayo qabsaday in ay nabad dhowraan, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in ay magaalada amaankeeda sugaan ayna ilaaliyaan amaanka guud ee Magaaladaasi.

 

Mr. Michael wuxuu soo qaaday arimaha Burcad Badeeda, wuxuuna ugu baaqay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo dawladda Puntland in ay talaabo isku mid ah ka qaataan arimaha Burcad Badeeda ayna la dagaalamaan.

 

Isagoo sheegay Qaraarkii ay soo saareen Golaha amaanka ee QM ahaa mid siweyn xaalada wax uga badaley, wuxuuna cadeeyey in ay Bulshada caalamku mawqif mideysan ka qaadatey arimaha Burcad Badeeda.

 

Hadalkan ka soo baxay Safiirka Mareykanka ee dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ku soo beegmayah xili xaalada Magaalada Kismaayo ay degan tahay, ayna sidoo kale Kooxihii Magaalada laga saaray wadeen dadaalo ay ku doonayaan in ay ku helaan ciidan iyo saanad ay dib ugu qabsadaan Magaalada Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, waxba ha is xiijinin locol or not, the question is can the TFG go there or the least have a say there. Stop kidding yourself adeer we all know Kismayo has been and still is a TFG-free zone smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ True,

 

 

And this Faasiq or Safiir ku sheeg, wuxuuba doonayaa iney fitnada Kismaayo sii socoto!

 

But the Safiir is also signalling the Tigreey Government not to go there, waa no go zone.

 

Mareekanka bal maxaa ka galay kismaayo, habartii meel ku dhuustaba iney ka hadlaan miyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I think Nuune is right. If this is true, then it means the U.S is providing excuse to prevent the Ethiopians from being forced to venture there because reports of "Islamist" takeover.

 

Something the U.S would not be doing if the Ethiopians were able to conduct military exercises there. This is proof of the fact the Ethiopians are very much over-extended and bogged down elsewhere in the battle-ground regions. They cannot afford to fight a strong insurgency elsewhere particularly so in the dense and forested Jubba Valley.

 

The fact that both Abdullahi Yusuf and his advisor Azhari spoke out saying the opposite of the American ambassador is proof of the American/Ethiopian strategy.

 

All in all, this is a cause for relaxing--it means no surprise aerial assaults!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol@ "it means no surprise aerial assaults!"

Inleen wadnahaad farta ku heesay saaxiib. :D

 

Saaxiib, the TFG will never meddle in the affairs of Kismayo, as long as the local populace is in charge. But if the Yasser Arafat raghead wearing deviants from galgaduud, ever take control, wax badan aerial and ground assaults waad ka gaban doontaan. smile.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
unknown1   

MR DUKE still talking? whats with the copy and pasting all the time? DUKE, i thought xasan turki was with shabaab, not with local clans. we all know al shabaab captured it as they have 3 seats and I.C.U have 3 seats and one local clan have one seat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ no you wrong there adeer, the TFG has only one seat and rumor has it that the tfg not happy with that and would be lodging an appeal against this decision to the new boss, Red Sea's uncle. Hope Duke will update us the latest. Duke...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The equation of the locals in the fall of Kismaayo can't be ruled out. I know some clan-driven folks would hint it otherwise or make it seem like the locals have no military or administartive significance in the recent fall of of Kismaayo but what can't be denied is the fact that the traditional inhabitants of the city, who had experienced ethnic cleansing or forceful expulsion over the last 8 years, have returned to their homestead. Does it matter if they decided to rule themselves in Pure Shariah Law? With justice served, they are confident enough to overturn the city's 8 years of decline and mayhem. They are confident to return the glory of the city and swim it back to the shore of irreversible peace and prosperity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Before we jump to any conclusions, is there any independent verification of these statements by the American Ambassador? AllPuntland.com is notorious for inventing stories! So once again, is there another non-Puntland associated verification of this interview? After all the statements of this Ambassador are closely monitored by all Somalis, since he holds the Somali portfolio.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this