Tallaabo

Updates: Graphic images of the Laascaanood victims of Puntland's organised terror.

Recommended Posts

On 1/2/2023 at 8:54 PM, Xaaji Xunjuf said:

By the way  for sixteen years laascanood was part of Somaliland we should ask che why on earth would the Garaad clan accept to be part of a country they don’t want to be part of it does not make any sense at all. Haday ka so horjeedi lahayeen sixteen years ago ba la maqli laha but this is not the case  reer sool are happy to be part of somaliland their country 

Ma laga yaaba iney diideen Siyasad xumada, iyo kuwa heshiiska iyo balanta oofin waaya, ee isleh xoog iyo qori aya la isku gumeeysta. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, baala xoofto said:

6 Wasiir oo Magaaladda Laascaanood shirar kula leh madaxda gobolka iyo madax dhaqameedka.

image.png.6e819d25b55428abcbb1cbcbc1ea45bb.png

Saw maha nimankii ku mashquulsanaa diwaan galinta tuuloyinka hargeisa markii lagu leyniyay ciyaalka las canood.

Maanta ayuu u dalxiis yimi wasiirkii amniga, war Umada ka xishooda oo waxan oo ceeb ah dib meesha ha usoo dhigin. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/31/2022 at 8:54 PM, Xaaji Xunjuf said:

Your crazy cabdilahi yusuf lost adhicadeeye

and cadde muse lost lasscanood  and gambadhe not faroole  back in 2007. Faroole only came to power in 2009.

abdiweli lost Tukaraq back in 2018

 

And fat boy deni lost boocame 

 

next stop is buuurowadal then fardhidin then yoocade five Km from garowe . That is the somalia and Somaliland border .

get your facts straight 

War Xaaji, speaking of facts, there is no country called Somaliland that is recognized by any country or IC on this globe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, baala xoofto said:

6 Wasiir oo Magaaladda Laascaanood shirar kula leh madaxda gobolka iyo madax dhaqameedka.

image.png.6e819d25b55428abcbb1cbcbc1ea45bb.png

In other words,  6 calooshooda u shaqeeystayaal ah, with habro money,  trying to buy people back.

I would rather invest in schools,  road, hospitals 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che what does that’s have to do with any thing  recognition is yes a formality and political legitimacy. But somaliland has something much important facts on the ground territorial integrity and boots on the ground and political reality.  The bunker is recognised but with out the other two it’s worthless . The palestenian territory is recognised as Palestine by a dozen country’s . But in fact Gaza is blockaded  and West Bank is overruled by Israel . Anaga cid no Talisa ma jirto anaga ugu amar sarayna. Waad arkaysa xassan culusow the other day when he spoke about laascanood isagu umaba haysto inu laascanood madaxweyne u yahay iyo somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Guddoomiye Saleebaan: ”Laascaanood aniga maxa dusha iga saaray, hayla soo qaadin”.

Sabti, January, 28, 2023 (HOL) -  Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in ka gole ahaan ay ka howlgalayaan xalinta khilaafka Laascaanood, isaga oo dhanka kale sheegay in anay ahayn arrin isaga dusha ka saaran.

Guddoomiyaha ayaa xili maanta warbaahintu su'aalo ka waydiisay xaalada gobolka Sool, ku jawaabay hadalo iska hor imanaya, isaga oo mar sheegay in uu ka shaqayn doono xal u helista khilaafka, marna sheegay in anay isaga dusha ka saarnayn.

"Hadii goluhu soo jeediyo maaxa loo gali waayay, waanu galaynaa, guddoomiyaha oo markale la waydiiyay shirka beelaha SSC uga socda Laascaanood, ayaa ku jawaabay "Waar aniga maxa Lascaanood dusha iga saaray, sawnigii ku idhi hayla soo qaadin".

Guddoomiyaha oo mar kale la waydiiyay shirka siyaasadeed ee madaxda dhaqanka SSC, ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo, hadii madaxdaasi ay ka shaqaynayaan wanaaga gobolka Sool.

"Dee dalku waa dalkoodiye, hadii ay u arraminayaan wanaaga gobolka dee ahla wa sahlan, lakiin anagu manaan dirin, mar la waydiiyay waxa uu yeelayo hadii shirka go'aamo Somaliland ka dhan ahi, ay kasoo baxaan, ayuu sheegay in anay ahayn arrin isaga u taala.

Guddoomiye Saleebaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay xalka khilaaafka Laascaanood kala shaqaynayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isaga oo markale kalfadhi golihiisu lahaa ka sheegay in isaga iyo xubnaha goluhuba Laascaanood arrinteeda galayaan.

Abdilahi Geel-maal, Hiiraan Online
abdilahi@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.