Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Updates from Las Anod: Warning-Some Graphic Images

Recommended Posts

Reer Puntland it is unethical to keep showing false hopes to Khaatumo folks. You should come clean and tell them that you cannot in any form or shape help them. It is all bluff. 

Kuwa Khaatumo, awood ay Somaliland ku wajahaan malaha. Yes, Women and Children throwing rocks at Somaliland Security forces makes a good Social Media post for few days. But that is about it. It is not going to change the facts on the ground. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Latest

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka magaaladaasi.

Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta waxaa ay banaanbax xooggan ka dhigayaan bartamaha magaalada.

Dadka reer Laascaanood aad uga careysan dilalka ciidanka Somaliland ay u geysteen dad dhigaa banaanbaxyada.

Banaanbaxayaasha ayaa waddooyinka Laascaanood ku xiray biro iyo dhagxaan waaweyn, isla markaana laamiga dhex-diisa ku gubaya taayaro.

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

A lot of security forces are taking positions around the city. Checkpoints are being erected. 

If peace and freedom has become a problem for the locals. Now checkpoints and security operations will become the normal. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, baala xoofto said:

Reer Puntland it is unethical to keep showing false hopes to Khaatumo folks. You should come clean and tell them that you cannot in any form or shape help them. It is all bluff. 

Kuwa Khaatumo, awood ay Somaliland ku wajahaan malaha. Yes, Women and Children throwing rocks at Somaliland Security forces makes a good Social Media post for few days. But that is about it. It is not going to change the facts on the ground. 

This is very true. They want to make this a clan issue when the town of Laascaanood is run by the Dhulb*hante including the local police. Somalia cannot comprehend a multi-clan society functioning as a peaceful nation state. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
55 minutes ago, jamacabdi265 said:

maxaa ku dhacay heshiiskii siyasadeed ee Khaatumo, maxaase loo fulin waayay oo yaase burburiyay? 
 

 

 

A genocidal warlord does not honor anything let alone agreements

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galeyr oo hal arrin ugu baaqay Muuse Biixi xili laga cabanaayo Cadaalad daro

DECEMBER 28, 2017 IN NEWS - WARARKA

Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo dhawaan maamulkii Khaatumo uu Heshiis la galay maamulka Somaliland ayaa waxaa arrintaas ka hadlay Cali Khaliif Galeyr.

Cali Khaliif Galeyr, oo ka hadlaayay Heshiiska dhacay iyo isbedelka ku imaaday maamulka Somaliland ayaa waxa uu Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi u diray fariin ku aadan Heshiiska.

Cali Khaliif Galeyr, waxa uu Hogaamiye Muuse Biixi ka dalbaday inuu fuliyo heshiiskii Maamulkiisa ay horey ula galeen maamulkii Axmed Siilaanyo.

Cali Khaliif Galeyr, waxa uu Mr Biixi u sheegay inay muhiimad gaara leedahay in lasii wado Heshiiska Khaatumo iyo Somaliland, waxa uuna ku baaqay inaan la dayicin Heshiiska guuleystay.

Cali Khaliif Galeyr, waxa uu cadeeyay in Muuse Biixi ay is arkeen mudadii lagu guda jiray ololaha doorashada, hase ahaatee ay dib dhigteen kawada hadalka arimaha labada dhinac.

Cali Khaliif Galeyr, ayaa sheegay in Hogaamiyaha cusub Muuse Biixi Cabdi ay uga fadhiyaan dhaqan gelinta heshiiskii ay wada gaareen Maamulada Khaatuma iyo Soomaaliland.

Sidoo kale, Galeyr waxa uu tilmaamay in Somaliland ay tahay mid aan loo dhameyn loona baahan yahay in la sameeyo Cadaalad iyo sinnaan, isaga oo sidoo kale ugu baaqay in laga wada shaqeeyo Xasiloonida degaanada Somaliland.

Haddalka Cali Khaliif Galeyr ayaa kusoo beegmaaya xili Hogaamiyaha cusub ee Somaliland uu ka meyl adag yahay kii hore.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com


https://www.caasimada.net/galeyr-oo-hal-arrin-ugu-baaqay-muuse-biixi-xili-laga-cabanaayo-cadaalad-daro/ 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laaacanood is peaceful and the protesters have been arrested . No violence or destruction of property will be allowed the somaliland security forces are doing a great job. Hala karbaasho wixi is waallwaala

Share this post


Link to post
Share on other sites
32 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Biggest pro-Muuse Marqaan odey dhaqameed had spoken:

Screenshot-20221231-173903-com-opera-bro

He knows the jig is up. He doesn't want to be the last one to jump off the ship.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.