Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

La jiifiyaa banaan, la joojiyaana banaan

Recommended Posts

Munaafuqnimo moooryaankaan camal ka sug. Laftagareen's extension is xaaraan. However, for him, Axmed Madoobe's, Qoorqoor's and Guudlaawe's extensions waa xalaal. Waliba tan Axmed Madoobe wuu ku taageeraaye oo caleemasaarkiisa fadhiyey sanadkii 2019 asagoo faraxsan. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

Xiisad u dhexeyso ciidanka K/G iyo kuwa Badbaadada oo ka taagan BAYDHABA

By

Jamaal Maxamed

-

December 22, 2022

Baydhabo (Caasimada Onlin) – Wararka laga helayo gudaha magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in haatan laga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ku aadan xaaladda kacsan ee maamulka Koonfur Galbeed, taas oo ka dhalatay muddo kororsiga Cabdicasiis Laftagareen.

Badbaado Qaran in KG? Obviously,  this shyt was orchestrated from Mogadishu,  but reer KG should know better. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL at Caasimada. If only their wishes were true. Lix bilood ayee balaayo sadaalinaayeen. It was a dozen men funded by Shariif Sakiin in unknown room declaring a so-called 'badbaado.' They are Rooboow tolkiisa and disappeared. 

Laftagareen ayaaba u jawaabay isla maalintii :

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.