Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe Wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani labadda Golle Dowladda iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Caasimada Garoowe.

Madaxweyne Laftgareen iyo Wafdigiisa ayaa maalmo joogi doona Magaalada Garoowe isagoona kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda ugu saraysa Dowladda Puntland iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

FB_IMG_1670504266153-1.jpg?resize=720%2C FB_IMG_1670504270463.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504286195.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504297578.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504290613.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504274911.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504302064.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504307967.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504311823.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504315804.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504320237.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1670504329523.jpg?resize=720%2C48

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this