Sign in to follow this  
Deeq A.

Murrashax Cabdiraxmaan (Cirro) oo safar ugu baxay Waddanka Kenya+Ujeedka Safarkiisa.

Recommended Posts

Deeq A.   
Murrashax Cabdiraxmaan (Cirro) ayaa safar ugu baxay Waddanka Kenya.
Musharraxa ayaa Magaaladda Nairobi kaga qayb galaya shir Caalami ah oo ay isugu imanayaan Waddamadda Somaliland ka taageera demuquraadiyadda iyo doorashooyinka.
May be an image of 2 people and people sitting

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this