Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Qatar oo meesha ka saartay Garoonka 974 oo ka mida Garoomada lagu ciyaaray Koobka Adduunka 2022-ka

Recommended Posts

Deeq A.   
Dowladda Qatar ayaa bilowday inay meesha ka saarto garoonka 974 , kaa oo ka mid ah garoomada dalkaas ee lagu cayaaray Koobka Adduunka 2022-ka.
Qatar ayaa ku bixisay dhismaha garoonka 717 milyan oo doollar , waxaana uu marti-geliyay toddoba kulan oo Koobka Adduunka ah.
Garoonka ayaa laga sameeyay kunteenaro. Qatar ayaa
sheegtay in haddii ay jirto magaalo ama dal u baahan garoonkan la fur furay la siin doono.
May be an image of outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this