Sign in to follow this  
Deeq A.

Muj.Cali Guray oo ka hadlay Wadahadalada Somalia & Somaliland ee la kootarabaaninaayo

Recommended Posts

Deeq A.   
Nin dal iyo dad midaysan lagu wareejiyay oo faro madhan ka taagani wadahadalka waa ayo cidda uu ku metalayaa? Waar Xasan Sheekh Somaliland gunteeduu og yahaye miyaa la caamayn karaa? Muuse Biixi Cabdiraxmaan iyo Faysal uma baahna in uu la hadlo oo wuu ka maarmay hadalkooda. Markaa mucaarid iyo isbdeldoonku hadii ay yihiin muwaadiniiin xaqooda uu dafirsan yahay markaa saw in inta Kulmiye ugu hadhay uun dani may badin. Dee iyaga uun ha ku metelo wadahadalka uu kootarabaaninayo
May be an image of 2 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this