Sign in to follow this  
General Duke

TFG position on Mogadishu warlords : unclear....

Recommended Posts

C/laahi Yusuf oo ka hadlay Wasiirada Dagaalka ka wada Muqdisho

Last Updated::2006-05-13 20:14:46

 

Muqdisho:- Madaxweynaha Soomaaliya Md.C/laahi Yusuf Ahmed ayaa ka hadlay tilaabada ku haboon in laga qaado wasiirada hubeysan ee dagaalka ka wada Caasimada Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo wakhtigan ku sugan magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa sheegay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho.

 

C/laahi Yusuf ayaa sheegay in dagaalkan uu yahay mid dhibaato loogu geysanayo shacabka, isla markaana ku tilmaamay fal xun oo aan la hayn wax natiijo wanaagsan ah.

 

Mar uu ka hadlay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyeed xubnaha kamid ah Xukuumada Federaalka ee ka qeyb qaadanayo dagaalka Muqdisho, ayaa sheegay in ay nasiib daro ay tahay in ay Wasiiradaasi ku kacaan falalkaasi, isla markaana aysan u qalmin xilalka ay dowlada ka hayaan, mar hadii ay daadiyeen dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

 

C/laahi Yusuf ayaa intaa ku daray in Go'aanka xil ka qaadista ah ee Wasiiradaasi ay leeyihiin Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Raysalwasaaraha. Asaguna uu diyaar u yahay inuu qaato go'aankii la isku raaco.

 

Dhinaca kale Raysalwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta lagu wadaa in warsaxaafadeed uu ku qabto magaalada Baydhabo.

 

Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Shiikh ayaa maanta dib ugu soo noqday Baydhabo, si uu markaasi u guddoomiyo Shir xasaasi ah oo ay Xildhibaanada ka yeelan doonaan Dagaalka Muqdisho iyo waliba Wasiirada dagaalka wada.

 

Hussein Farah

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raysalwasaare Geedi oo Caalamka ugu Baaqay in ay faraha lasoo galaan Soomaaliya

Last Updated::2006-05-13 20:31:52

 

Baydhabo:- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo maanta warsaxaafadeed kasoo saaray magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay dagaalka Muqdisho.

 

Geedi Ayaa sheegay in dagaalka Muqdisho uu yahay mid sii xumaanaya isla markaana aan hada wax xal ah loo heyn, lagana codsanayo beesha caalamka in ay soo faro geliso xaalada cakiran ee Caasimada dalka Soomaaliya.

 

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay jiraan xiriiro kala gedisan oo ay la sameeyeen Beesha Caalamka kuwaasi oo looga wada hadlay ka hortagida kooxaha ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho.

 

Wuxuuna sheegay Raysalwasaaraha Soomaaliya in dhawaan kulamo arrintan ka wada yeelan Doonaan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

 

Geedi ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay sheegeen in ay illa gaar ah ku hayaan xaalada Soomaaliya iyo dadaalka ay dowlada ku dooneyso in ay nabad iyo kala dabeyn dalka dib loogu soo celin lahaa.

 

Dowlada Federaalka ayaa horey u bandhigtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay in la qaado Cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Soomaaliya si markaasi loo hubeeyo Ciidamada Dowlada iyo waliba Ciidamada Shisheeye ee nabad sugida dalka u yimaadaan.

 

Golaha Amaanka ayaa todobaadkii tagay go'aan ku gaaray in 6 bilood oo dheeraad ah loogu daro Guddiga u qaabilsan u kuur gelida Cunaqabateynta Hubka ee saaran dalka Soomaaliya.

 

Geedi ayaa shirkiisii jaraa'iid ee maanta ku sheegay in ay sidoo kale jiraan wadatashiyo ay dowlada Soomaaliya kala yeelatay xaalada Muqdisho dhinacyo kala gedisan oo ay kamid yihiin Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo dowlado kale.

 

Raysalwasaaraha ayaan si gaar ah dhaliiceyn dusha uga tuurin Wasiirada Xukuumadiisa kamid ah ee ka qeyb qaadanaya dagaalada ka socda magaalada Muqdisho.

 

Ayadoo wakhtigan si weyn magaalada Baydhabo looga hadal hayo Mooshin lagu wado in Baarlamaanka lasoo hordhigo, kaasi oo looga hadlayo in xilka laga xayuubiyo Wasiiradaasi.

 

Hussein Farah.

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

DFS oo ku baaqday in lala xisaabtamo dhinacyada diriraya

 

Baydhabo - 13.May.2006 Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa baaq ay ka soo saartay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kaga hadashay dagaallada

ka socda magaalada Muqdisho isla markaasna baaq ku aaddan dagaalladaas u dirtay beesha caalamka.

 

Ra’iisal wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi ayaa beesha caalamka ka codsaday in maxkamad la soo taago kooxaha ku lugta leh dagaallada ka socda magaalada Muqdisho.

 

Cali Maxamed Geeddi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta, aqalkiisa ku yaal magaalada Baydhabo ayaa intaasi raaciyey in tan iyo bilowgii dagaallada magaalada Muqdisho ay xiriiro kala duwan la yeesheen urur goboleedka IGAD, Ururka Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobey isla markaasna ay ka codsadeen gacan ka geysashada joojinta dagaallada magaalada Muqdisho.

 

Cabdullaahi Soomaali

SBC Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Warring Somali ministers warned

 

Somali President Abdullahi Yusuf has warned his ministers that they cannot continue to serve in his government while leading militias into battle.

 

His comments follow a week of fighting between an alliance of warlords - some of whom have seats in the transitional government - and an Islamist militia.

 

About 150 people, mainly civilians, have died in the capital Mogadishu.

 

One warlord, the Security Minister Mohamed Qanyare, says his militia is fighting "al-Qaeda in Somalia".

 

Mr Abdullahi called on both sides to end the fighting, and told the BBC the alliance of warlords "are not fighting on behalf of the government".

 

He said it was up to parliament "to take an appropriate action against those members who are waging the war".

 

And he called on the US to work with the government not "individuals in the capital" to fight terrorism.

 

There are strong suspicions the US has been secretly funding the warlords, although Washington insists it has not violated the arms embargo in Somalia, the BBC's Africa Editor David Bamford says.

 

But a top US diplomat in Africa, Jendayi Frazer, acknowledged on Friday that the White House would work with those who can help "prevent Somalia becoming a safe haven for terrorists".

 

Displaced civilians

 

Hospitals in Mogadishu have been overwhelmed with more than 250 people - many of them women and children - who have been wounded in the fighting.

 

Fighting continued on Saturday, despite appeals by the UN and the US - and an offer by Somali clan elders to broker a ceasefire.

 

 

The fighting has been concentrated in the CC district, where the clashes began a week ago.

 

Residents have been forced to flee or hide in storm drains amid an almost constant barrage of mortar shells and gunfire.

 

Dr Sheikh don Salad Elmi, the director of Medina hospital in South Mogadishu, where many have been brought in with severe injuries, said the fighting was affecting up to 200,000 inhabitants.

 

Pedram Yazdi of the International Committee of the Red Cross in Somalia said they were monitoring the movement of displaced civilians closely.

 

"It is difficult to know at the moment exactly how many people are affected, but we are assessing the situation, seeing where people are moving to and whether they need our assistance," he told the BBC.

 

The fighting began when warlords who had divided Mogadishu into fiefdoms united to tackle a growing Islamist force, our correspondent says.

 

He says the Islamists have managed to confine the four main warlords and their militias to separate pockets on the edges of the city

 

The UN says the Islamists now control 80% of the capital.

 

This is the second round of serious fighting in Mogadishu this year. In March, clashes between the two sides killed at least 90 people.

 

Somalia has not had an effective national authority for 15 years since the ousting of President Siad Barre in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Sack them all.... The parliment should clear the deck and get rid of the whole government, a no confidance vote would send the right message..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Exactly. What could that possibly harm? I cannot see it making things any worse and it will certainly make AY look somewhat firm.

 

By the way, I just read in another article you posted somewhere that AY is in Uganda. LOL. I heard Kempala is breath-taking in the spring.

 

Also, why don't you get a blog to write about Somalia and make it a resource and respository of all the news articles about it. It would certainly be unique complete with pictures and all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

A/Y squandered one opportunity after another. Notice how he says it is the parliament to fire these warlords when in the past he made a firm stand on issues he thought would work for his agenda. Warlords have no base support so it would be easy more than ever to fire them and put a prize on their head. That had been the case and that is why A/Y's election was welcomed to begin with. Need for change.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Xogsade it is up to the parliment, and there were no incidents that he authorised anything on his own. Even the divisive issues of foreign troops and relocation wnet through the Parliment, hence the chair battle episode last March....

 

This time a united Parliment in Baidoa should be able to take action without too much fuss, and the President will have to sign up to it...

 

As for squandered opportunity, were are all those who wasted a year on the fiction that Mogadishu was safe enought to operate in and that we should have taken the words of Qaynyare and Sudi Yalaxow...

 

The TFG was right to avoid Mogadishu untill it was strong enough to impose the will of the people on it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

"A/Y squandered one opportunity after another"

that is how I see it. It is not about firing these warlods including Bare Hiiraale but also taking control hearth of southern somalia. He could take advantage the war in moqdisho both politically and military. Now one want help somalia any more with it is weak goverment in Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ So he should attack Kismayu or Marka, while there is a war in Mogadishu. No, no no. There must be another way. The government needs to secure Baido and the surrounding areas and hope that logic prevails in the south.

 

Hiiraal, Osman Ato, Hussain Aideed have not been involved in anything like this nor have they obstructed the government. It is Qaynyare, Musa, Finish, Bootan who should be sacked...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

What logic G-DUKE? that logic was not working even 1960. Without the controll of Marka I do not think anyone will take sirous with C/laahi goverment. How he reach their it up to him, but it shuold be soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I dont think its his job to attack any city, attacking Marka will not bring back stability. Empowering the people of Marka now thats a different ball game...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

This thread reminds me the Song, "If I had million dollars, I would do this and I would do that". I only see two camps full of criminals who claim to represent Somalia and ordinary Somalis who are either with the criminals or have no power to defeat the criminals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Who are the criminals, I think you are in the wrong thread. You need to go to the discussion about the warlords and the court. The TFG has played no role in the shelling and the killings in the city...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this