Sign in to follow this  
guraad

Puntland Salutes Great Somali Flag .

Recommended Posts

guraad   

Somaliya, (AllPuntland)- Gobolada Puntland iyo Koonfurta Somaliya ayaa si aad ah looga xusay maalinka qadarinta leh ee kowda luuliyo ee gobolada koonfureed ee dallka Soomaaliya ay iska eryeen gumaysigii Talyaaniga isla markaana ay isku darsameen Koonfur iyo Waqooyi :

 

Gobolka Bari xus aad loo soo agaasimay ayaa xalay saqdii dhexe ilaa maanta duhurkii ka dhacayay guriga gobolka Bari iyo madaxtooyada gobolka .

 

Magaalada Boosaaso ayaa maanta ahayd magaalo laga ciidayo oo dhamaanba aan la furin meheraha ganaciga , halka shaqaalaha dawladda iyo shaqaalaha hay'adaha iyo shaqaalaha shacabka ahba ay fasax ku beegan Kowda Luuliyo ay ku jireen.

 

Dadku waxay isku salaamayeen Ciid wanagsan (Kullu-caam Wa'antum Bil-kheyr) waxaana xalay saqdii dhexe guriga gobolka buux dhaafiyay dadwayne aad u badan oo doonayay inay ka qayb qaataan xuska 1da Luuliyo , Fanaaniinta Puntland iyo kuwa gobolka Bari ayaa dadka ku madadaalinayay heeso wadaniya iyo muusiga calanka ilaa iyo saaka waa barigii, waxaana xafladaan soo agaasimay gudoomiyaha gobolka Ibraahim Cartan Xaaji Bakiin.

 

Xaflad taa la mid ah oo ay ka soo qayb galeen wasiirka ganacsiga iyo warshadaha , Taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland , taliyaha qaybta booliska gobolka Bari , masuuliyiin iyo marti sharaf kaleeto ayaa duhurnimadii maanta ka dhacday madaxtooyada gobolka Bari.

 

Degmada carmo oo ka tirsan gobolka Bari ayay isugu tageen xubno isugu jira golaha wakiilada iyo golaha baarlamaanka Puntland halkaasi waxaa ka dhacday xalad balaaran , waxaa kaloo 1da Luuliyo lagu xusay cayaar ay yeesheen Degmada Carmo iyo degmada Qardho..

 

Gobolka Nugaal xuska 43 guurada kasoo wareegtay markay Soomaalida koonfureed ay xornimada qateen ayna wada midoobeen waqooyi iyo koonfur ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasiamdda Puntland.

 

Xuskan waxaa ka soo qayb galay madax isugu jirta wasiiro , isimo iyo shacab kaleeto.

 

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo hadal dheer u jeediyay dadkii Xuska ka soo qayb galay ayuu uga waramay halgamadii kala duwanaa ee dalka Soomaaliya uu u soo maray inuu mar iska dul qaado Reeryadii Gumaystaha .

 

Maxamed Cabdi Xaashi wuxuu ka loo tilmaamay in gobolada Puntland marka la eego Soomaalida Inteeda kale ay sumcad ku leeyihiin nabad jacaylka gaar ahaan nabadii dhawaantan la gaaray oo ay sumcad caalamka oo dhan ka kasbadeen.

 

Maxamed Cabdi Xaashi wuxuu sheegay in maanta dhamaan shaqada dawladdu ay fasax tahay ayadoo lagu beegaayo xuska maalinka 1da Luuliyo .

 

((Gobolada Hawd, Sool, Sanaaag iyo Mudug)) ayaa si fiican looga xusay maalinka 1da Luuliyo waxayna dhamaan masuuliyiinta 3-da gobol dadkooda uga warmeen taariikhdii gumaystaha , SYL iyo waliba dhibtii ku dhacday dagaaladii sokeeye ee 12-ka sano soo jiitamayay .

 

Waxaa dhamaan gobolada Puntland maanta ka lushay calanka Soomaaliya oo xataa gawaarida qaarkood waxaa lagu naqshadeeyay calanka Buluuga ah ee Soomaaliya.

 

Koonfurta Somaliya: Magaalooyinka Beledweyne, Jowhar, Muqdisho, Marka iyo Baydhabo xalay iyo saaka siyaabo kala duwan looga xusay munaasibada 1-da Luuliyo.

 

Somaliland iyada wax xus ahi kama dhicin iyagoo sheegtay inayba la laabteen midnimada 1-da Luuliyo Somalida kale u dabaaldegaysay.

 

Isku soo duuboo guud ahaan Somaliya ayaa si ku mid ah dadka niyadoodu usoo dhawaysay maalintaan qiimaha ku leh, waxay u muuqatay munaasabadani in sannadkaan si gaara loo soo dhaweeyay marka la eego sida loo xusay, tani oo loo malaynayo inay sabab u tahay rajada ay Somalidu ka qabaan shirka ka socda Kenya in dawlad loogu soo dhiso dalkan dawlad la'aanta ahaa tan iyo 1991-kii.

 

Cabdulqaadir C. Cusmaan (Farayaamo)

 

AllPuntland, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

A.J T – Never had I thought those words would pass the lips of someone claiming to be of Somali. Funny though, as the old saying goes “Aduunyada Nin Noolow Maxaa Aragti Kuu Laaban”

 

My Bruv - you should be avoided at all cost as engaging you in discussions is proving to be a rather undignified, degrading exercise, for truly your last comments prove one thing – that you are a loose cannon on the brink of detonating itself at any time with no assistance from anyone, and to the peril of anyone who comes close to your proximity.

 

Resorting to this line of reasoning is a symbol of one suffering from Achilles’ hill due to the blustering jabs and blows coming from east and south, and instead of taking cover, one bites one’s adversary’s ear off – the Tyson style. Indeed you have exposed yourself stark naked flushing everybody else. Not a pretty sight, I may add!

 

I wonder what your reaction would have been had one directed similar trashing of your beloved flag only recognised in Hargeysa. What colours was it? But then again But then again right-thinking people do not quite think along those lines, do they mate? What can I say ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

you started tripping dude lol , get a grip lol . do you hate somali people flag that much? but you know what that will be your flag ,love it or hate IT . hergiysa will be next to salute the graet somali flag and soo LOL . are you mad know . i can see you smashing your head against wall HAHAHAHAHAHHAHA. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Distinguished Nomads

 

Please help me anwer this question

 

Does anyone in here know the orgins of the Somali flag,the blue one,who came up with the idea a name prefferably..........Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Gediid,

 

Ehm nope...BUT I will bet my last dime it was a Somalilander--can not envisage any one else with such creativty and patriotism.

 

Funny, the flag they make claim to is not really thiers and almost none of them understand what it symbolises.

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

@ A.J , YOUR FLAG? LOL . WHAT COUNTRY IS THAT . I WAS JUST CHECKING ALL COUNTRIES FLAGS IN UN WEB SITE, BUT NAH I NEVER SAW HERGIYSA FLAG ANY WHERE . LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this