Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ceebdaranaa

Recommended Posts

Shirarkii baas ee Kiikuuyoland ku qaban jireen ayee nagu soo celiyeen waxmagaratadaan. Waa shirkii sadexaad 'dowlad' Soomaali sheeganeyso Nayroobi qabsato. Wasiirka maaliyadda hore ugu qabtay. Shurarkaan dowladii Kheyre ayaa mamnuucday sanadkii 2017 and rightly so. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

These shisheeye with their little funds always insisted in sgirarkaan camal lagu wabto Nayroobi until last dowlad cadaadis saartay and they finally accepted to allow shirarka dalka lagu qabto in 2017.

Kuwaan Garoowe ayee ku qaban kareen. Heck, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Kismaayo ayee ku qabsan kareen xataa.

MBB xataa qirtay:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another kulan for Soomaali locals hosted by dal shisheeye. Soomaaliya ayaa lagu qaban karay again. Dowladaan could have forced this in lagu qabto Xamar. I guess kamaba war heyso. 

Wariyeyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo Maanta Tababar uga furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar

20221128638052381473152110.jpg

Waxaa maanta magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar tababar ku saabsan doorka nabada iyo si taxadar leh u tabinta khilaafaadka uu uga furmay ilaa 18 wariye oo ka kala yimid Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland.

Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, Xarunta Qaahira ee Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka, Nabad ilaalinta iyo Nabad Dhisidda ee CCCPA iyo howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya jooga.

Barnaamijkan Maanta la furmay xarunta CCCPA ee Qaahira waxaa taageeraya dowladaha Sweden iyo Japan oo ka saacida Midowga Afrika sidii nabad looga aslaaxin lahaa geyiga Soomaaliya.

Safiiradda dalka Masar u jooga dalalka Soomaaliya, Japan,  Sweden iyo madax kale ayaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarkaan Maanta Magaalada Qaahira uga furmay 18-ka wariye ee ka kala yimid Banaadir, dowlad goboleedyada dalka iyo saraakiil ka tirsan howlgalka ATMIS.

Masuuliyiintii kala duwana ee goobta ka hadashay ayaa waxay bogaadiyeen horumarka ay sameyneyso dowladda Soomaaliya iyo shacbakeeda, iyagoona wariyaasha tababarka loo furay ugu baaqay iney kaalin weyn ka qaataan tabinta arrimaha wanaagsan ee horseedi kara nabadgalyada.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.