Sign in to follow this  
checkmate

Shukaansi.....Break Up...Make Up..

Recommended Posts

caasheq baa igu ag baa ba'ay...am sad marka RAULA xabiibti ..i saw u with another guy @the ruwaayad last night :mad: ....marka am cawling it off....this is pianful for me...so i composed these lyrics for u ...enjoy ;)

 

danbi kaama galin

duleed kaamaga tagin

hablaha da'daada daandan sadayoo

dibna hayga uma furin

 

danbiga waxaa dhigay

wadnahayga doqonkee

kaa doortay dumarkoo

aad daryeeli weeydee

wali daacad kuu haysta

 

haaatan dayradaadaa ku dadaalayaayoo

imatiiri naysidee ogoow dumakaa badan

waan kaa dar doorsaday

dusha ha iga xaganin....so swim, swim in the ocean of luv :(:(

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Jaceel baa i duleelshoo

iga dhax dussoo sidii fiidmeer

haadeyso foolasha iga jabiyay

wuu i dilaacshoo dhabanaduu igu dhuftoo

tii aan u duday deymo la'aan u noqday

dayaxa iyo daruuraha u maray

siriq bey ii dhigtoo

sun bay ii qastoo

silac bey ii dishoo

sintay dhakac dhakac ka siisay

sidii anoo saluugsan

 

anna aar gudashaan galayoo

tooka bar tookaan sameeyoo

samir la'aan baa igu dhacay

diiqu goor uusan ciyyin

baan ayadoo jiifto

usoo gaad gaatamayoo

sidii dibiqallooc qooqan

hoosta kasoo galay

asay naxday kor u boodey

cirka isku shareertay

naxdintii bey illaa imika

la buktaayoo jinbayba noqotay

banii aadam ka tagtay

boolal baa ka maqnaaday

bilis xaawaleey

baabkeeda iyo buugooda

kol horaan xirey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

hadaan bogsadoo ka raysto

sidaan uga booday caashaq

jaceel fla fla fla fla

hadaan RAULA danbe u baroorto

hadaan baxsaneey iraahdaba

aniga balaayaba hayga raacdo.

 

bilaa caleek moma, caloosha xero.indhaha isku qabso, next double dekker on da way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula shoobaro hadaladan buu tiriyay saakay:

 

Gabaygaan rakibay iyo dhulkaan xalay garaacaayey

Gurxanka iyo reenkaa libaaxa go'aya moodeysay

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida Oday gablamayaan wuxuu dhalay gargaareynin

OO fiid garkiyo labada law meel isugu geeyay

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida gaari kii qabay dhintoo gala la sii qaaday

Oo gorodda loo suray midaan gabadhu dooneynin

Oo geeridiisii ilmada gabax ka siinaysa

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida geel harraadoo mudkii geri ka dhuubnaaday

Oo goray ninkii maali jirey godol kasoo waayey

Oo golongol waa lagu hubaaye gabanta diidaaya

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida Aar gamuun lagu dhuftoo gubayo waabaygu

Aan geesta ka arkayn wixii nabarka gaarsiiyey

Oo meel gawaaba u boxoo miciyihii giijey

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida geed nimaan garab lahayn lagu gurraynaayo

Oo waxaan gartiisii ahayn guudka laga saaray

Oo ciil la goodaadsadoo gorodda laadlaadshay

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

Sida dooni maal lagu guroo gurada loo buuxshey

Oo ey shukaantii geb tiri gabalna naafoobey

Oo geesigii wadey hammiyey guuldarada haysa

Gam'i waayey soomaaliyeey gocoshadiinniiye.

 

 

Miyaan sii wadaa ileen ninkuu cashaq buu la dabaalanayaayee!!!

 

Raula ninka sida u dhaan intuusan dhulka ku dhicin uuna u kala faniinin sidii bakeerigiiyee!!!

 

wareer badanaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

remix aan sameeyay wax yar......lyricist in aan noqdo tumi aa iiga dhiman....xalay dhan feebaro aa i haayey because boolbaro aan cunay ( bur aan u maleeyey) ....................

 

gacmahaaga xaada leh markaan

markaan soo xusuustaba

xanxan toodaye..

 

xabad yahay waxaa tahay

xulashada haween koo

xaqiiqdii mid kula

mida ah wali lama

xambaarineee.

 

ha igu noqonin geel adag

oo aan go'i kareenoo

gacmo daali naayee

 

isku maan ogay

in aad arax igoysaa

 

dakhriga tii daweeysaay

adigaa gee damqaayee

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaabir   

Originally posted by Ecstasy:

its moments like this when i wish i could read somali
:(

 

ciao

you could if you put in a very little effort X ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

SHOOBARO its ON!(here is version :D )

 

wale maxaan sir nimeed salgaree

wuxuu raba inuu siirada itiriyo

sidii uu usilcaaye, ee saxariir ulajiifey

sangaabo ma'ihi hadaan kusiraadiin

waa sheeko cusube, shanta isii

SHOOBARO hadaad shanleyn,

sidii shiliin kugudhegin, shansi masheegan

 

shaley markaan ku'arkaye, shiliin maad heysan

shukansi intuu igutaagey, shahna igu qabtee ;)

shaan macan buu igu tuurtuure,sidii malab buu igu shiishe ;)

maan sheegi karaa, sheekadu dee wey si macaanatee

asna ituu shafka isku dhuufte sidii SHAKA ZULU icon_razz.gif

SHOOBAROna isku bixiye, shansi isumaleeye :rolleyes:mmmhhh

SHOOBARO hadaad shanleyn,

sidii shiliin kugudhegin, shansi masheegan

 

I ran outta words now..Iam in the verge of producing my own geeraar soon with a bit of sijui flavor(to be continued, insha-allah!)

*I can't believe I wrote those words above i swear, Iam genius! ceesh cala :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

maanyareey muuminooy indho cad

kuu maqnaaday intad i oron laheed

meelahaas baan joogayaaa.

 

heeyaa hey hey heyaaa

ala hoobaleey heelalaay

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Walee wax aa idiin dhiman reer shoobleyaal....Shaqo la'aan leeba iga dheh.

 

You lot should be doing voluntary work in old peoples homes, just to spend that energy.

 

I would like to comment one of the "baro" but i don't know which one is which :confused:

Qandho idinla magac xun :D

 

 

Ecstasy, reading somali is very easy once you know the somali alphabet.Laakin trust me, even if u did...Reading long pieces of somali text, or lyric in this case, is tiring!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I would like to comment one of the "baro" but i don't know which one is which

Qandho idinla magac xun

loooool@ Dawaco habaar xumidaa bisinkee, ceesaan yaroo mina shaakiriin baynaka fawqal caqli yaa dawaco mina shiibiya waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this