Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.

Recommended Posts

Thankful   

Oodweyne, if you look at the post that Xaji used to start this thread and than you look at Cowke's posts...you'll see one has a far stronger argument! Maybe Garaad Soofe said this, however the pictures that Cowke has presented show a huge delegation! Anyways it seems a tide is forming in that region, we will have to continue to watch this!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Oodweyne,

 

In this situation you can see what you wish to see, your political labours, being what they are, you can be rest assured I assume.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cawke! the picture you posted are 5 years old, it was taken when there was mediation between the some of the clans in the region

 

I find these picture to prove my point

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Jacaylbaro:

This is really a significant development.

 

The local garaads are now standing in front of Garaad Jaamac and telling him to leave .....

Keep wishing that..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

BBC disappointmented many people as usual for being bias and using unexisting title such as cheif caaqil..lol.. This Camey oday dipped deep and lost most of his credibility..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

What I don't understand is why it doesn't interview the Garads it claimed that they called the Garads to leave from Buhodle.

 

I am waiting Garads like c/lahi and Buraale to denounce this false

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Cowke:

A_Khadar. Garowe-Online/BBC plus all major ssc media outlets that have confirmed this meeting. There is even pics. Denying it is just impossible!!!

 

However if what you are saying is these people don't represent the wishes of the garaads/elders of the cayn region then we will have to wait and see till they do speak out against this conference that has occurred in buhodle.

I didn't deny the meeting but the meeting's outcomes weren't what BBC broadcast neither they were supposed to publicize. Camey sought opportunity to undermine and score a point he lost in Buurowadal but he dug hole for himself calling SSC garads to leave from their town and falsify over other garads.

 

I rather have no one speak after him in the media as before but enough proof is Garads and Khusuuse will stay Buhodle as long as they wish and do their business.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Hadalo meel ka dhac ah oo laga sii daayey idaacada BBC & Daljir

 

Saturday, 05 June 2010 08:38 | Written by Buhodle.net

 

“Axmaqnimo wakhtiga kaaga tegay oohin kugu reebye”

 

Waxaa maanta gudaha magaalada Buuhoodle aad looga hadal hayaa noqotayna wax aad iyo aad loola yaabo in shikhsiyaad u xaglinaya maamulada gobolada SSC hareeraha ka xigaa ay soo saaraan wax ay ugu magac dareen war saxafadeed ay ku canbaaraynayaan wufuudii sida diiran maalintii shalay ahayd magaalada loogu soo dhaweeyey ee ay horkacayeen Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

 

Shikhsiyaadkaas iyo taageerayaashooda oo ah dad aad u yar mushahaarooyina ka kala qaata maamulada Hargeysa iyo Garoowe ayaa iyaga oo ka hadlay idaacadaha BBC iyo tan afka Puntland ku hadasha ee magaceeda la yidhaahdo Daljir maanta ku dhawaaqay in wufuudii shalay magaalada lagu soo dhaweeyey ay si deg deg ah magaalada uga baxaan.

 

Warisiyadaa isdaba jooga ahina waxay noqdeen kuwo fajiciso iyo la yaab ku noqday dad weynaha ku nool magaalada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda. Waana arinta keliya ee maanta gelinkii danbe dadka badankiisu ka wada hadlayaan iyaga oo aaminsan in labada maamul ee Garoowe iyo Hargeysa ay hanti aad u badan ku bixyeen sidii ay saxaafada uga hadli lahaayeen dadkan iyaga magacooda ku hadla ee ku sugan magaaladan Buuhoodle.

 

Labada idaacadood BBC iyo Daljir ayaa iyana markii lala xidhiidhay ka gaabsaday ama diiday in ay waraysi dhexdhexaad ah siiyaan dadka u halgamaya gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ha noqoto hawl wadeeno ama ha noqto saraakiisha iyo Garaadada isu xilqaamay in ay degaanadooda ka xoreeyaan maamulada ku soo duulay.

 

Waxaana xiligan xaadirka ah iyo ilaa gelinkii danbe ee maanta magaalada Buuhoodle ka soconayey shirar gaagaaban oo la doonayo in lagu mideeyo waxgaradka iyo bulshada ku dhaqan magaalada iyo sida ugu wanaagsan ee looga jawaabi lahaa arintan foosha xun ee maanta laga sii daayey idaacadaha ka soo horjeeda horumarka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Waxaana hubaal ah in dadka ku dhaqan degaanka magaalada Buuhoodle in ay shucuurtooda oo midaysan oo aan wax lacag ah lagu bixin ay sida ugu dhakhsaha badan u muujiin doonaan iyaga oo ka soo horjeeda maamulada Hargeysa, Garoowe iyo dadka u shaqeeyaba.

 

Halgan kasta oo meel ka bilowdana rag baa ka hadha oo ceebtiisa qaata ama nafta ha baxnaaniyeen ama lacag yar oo aan quud ahayn ha xeeriyeene intooda badana taariikhda ayaa si cad u qeexi doonta.

 

 

Buhodle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Originally posted by Kelya_Xariif:

Cawke! the picture you posted are 5 years old, it was taken when there was mediation between the some of the clans in the region

 

I find these picture to prove my point

The pictures are sourced from taleex.net, can be verified below!!!

Source Of Pictures

 

If those pics are fake, please can you show the same pics from 5 years ago? I am not saying I am vouching for taleexnet, infact I personally don't vouch for any waqoyi based media as I find them very "unreliable" to begin with. But where-ever you saw these pics from 5 years ago with a source would be be appreciated!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar are you saying Maxamud xaji cumar camay is not a chief caaqil. Wa Caaqilki Buhoodle be ah. He is the most Important Clan elder after Garaad Cabdilahi Soofe. Garaadk Buhoodle., I think these 2 men just want peace for buhoodle and no dagaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Issimo iyo Cuqaal Baaq Kasoo Saaray Buuhoodle-

Lasanod Online. Saturday, June 05, 2010

 

 

 

 

 

 

 

Buuhoodle,(Lasanod Online)- Kulan maanta ka dhacay magaalada Buhoodle oo ay isugu yimadeen issimo iyo cuqaal ka tirsan degaankaas, ayaa laga soo saaray go'aamo ah ay kamid yihiin,

 

 

inay magaalada ka baxaan Issimo kasoo jeeda gobolka Sool.

 

Isimada la sheegey inay isakaga baxaan degaanka Buhoodle ayaa waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Garaad cali Buraale iyo Ugaas Faarax Dheere.

 

Isimada go'aankan soo saaray ayaa waxaa kamid ahaa Garaad Cabdilaahi Soofe iyo Garaad Saleebaan Buraale, iyo Suldaan Saciid. iyagoo sidoo kale kale sheegay in maamulka labaxay Somaliland ciidamdooda kala baxaan gobolka Sool.

 

Afahyeenka Isimada go'aanka soo saaray Caaqil Maxamud Cumar Camey oo la hadlay Idacada BBC-da lanteeda Af-Somaliga ayaa sheegey in kulankaan ay u dhamaayeen Isimadii, cuqashii, ciidamadii iyo ganacsatadii u ahaa go'aankii kasoo baxay:

 

1- In gobolka Cayn dadweynihiisu nabad ku dhawaaqaan

 

2- In ciidamada Somaliland si deg deg ah gobolka Sool uga baxaan wada hadalna laga galo

 

3- In dawladda Ethiopia nabad galyo lagula noolaado

 

4- In Isimada iyo xubnaha la socda ku noqdaan meelaha ay ka yimaadeen

 

Caaqilka oo la waydiiyey cidda ay la dagaalamayaan xubnahan magaalada yimi ayaa yidhi "Ma garanayo balse waxaan u maleynaya iney rabaan in Buuhoodle cadow kusoo hogamiyaan loona qabsado sidii Laascaanood."

 

Caaqil Maxamud Cumar oo BBC waydiisay in Isimada iyo xubnaha la socdaa ee yimid Buhoodle wataan siyasada ah in gobolka Sool ka go' Puntland iyo Somaliland oo keligii meel istago, ayaa sheegey in taasi tahay midda la diidan yahay, feker ahaana ku kala fogyihiin.

 

Magaalada Buhoodle ayaa waxaa ku sugan wafdiyo kala duwan, kuwaas oo ka socda Puntland, Somaliland iyo SSC, Isimdan iyo cuqaasha go'aanka soo saaray ayaa la sheegay inay yihiin kooxda u xaglisa siyaasadda Puntland.

 

Waxaa nasiib daro ah in nin isin iyo caaqil *********** ahi maanta ka sheegto Buuhoodle Isimo kale oo SSC ah. kuna dhawaaqo deegaankooda(Laascaanod) horta ha soo xoreyeen.

 

Caaqil Maxamud X. Cumar Camey hadaladaas uu BBC da ka yidhi ee cadowga reer SSC ku raaxaysanayo, munaasib kuma ahayn maqaamka Caaqil maxamuud.. bal dib ha isu dhegaysto waqti ay noqotoba.. siyaasada hadii laysku khilaafo maaha in tolnimada iyo dhaqanka lagu tunto.

 

Halkan Ka Dhegayso Hadalkii Caaqil Maxamud

 

 

 

 

Wariye: Fadumo M. Hassan

Admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Ten of thousand buuhoodle's welcomed those garaads. They are only one with public support. First Khusuusi local goverment is coming for Buhodle and some people are reacting negatively

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qurba Jooga beesha SSC oo taageeray Baaqii Waxgaradka Gobolka Cayn(Buuhoodle).

Warkii 06-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Anaga oo ah odayaal iyo waxgaradka qurbajoogta ka soo jeeda degaanada Hawd, Cayn, Sool iyo Sanaag waxaanu si buuxda u taageeraynaa baaqii culimada, isimada, cuqaasha, odayaasha iyo waxgaradka dhulkaa u dhashay ay ka soo saareen magaalada Buuhoodle.

 

 

 

 

Waxaanu odayaashaa ugu hambalyaynaynaa sida waxgaradnimada leh ee ay u fahmeen xaaladda foosha xun iyo colaadda lala damacsan yahay dhulkaa iyo dadka ku nool. Waxay odayaashaasi muujiyeen wanaagga iyo nabadda ay la jecel yihiin dadkooda iyo dalkooda. Waxaanu ku boorinaynaa in talada iyo hoggaanka beeshu ay ku soo noqoto gacantooda oo aanay u ogolaan in dad ujeedooyin khaldan lihi manjaxaabiyaan nabadda iyo xasiloonida ay sanadaha badan ku soo dhibaatoodeen.

 

Waxaanu ugu baaqaynaa kuwa dhulkaa colaadda iyo qaska indha la’aanta ah kawadaa in ay dhegeystaan baaqaas isla markaana ay kala dhexbaxaan dhulka dadka nabbadidka ah ee ay soo khaldeen. Maanta dhulka darawisheed iyo dhulka Soomaaliyeed guud ahaanba loogama baahna colaad cusub oo iska horkeenta dadka walaalaha ah ee Soomaaliyeed.

 

Waxaanu ugu danbeyntii ugu baaqaynaa maamulada iyo beelaha dhulkaa la deriska ahi inay xushmeeyaan xidhiidhka iyo nabad gelyada ka dhexaysa beelaha deriska ah ee walaalaha ah. Waxaanu u soo jeedinaynaa in ay odayaashaa kala shaqeeyaan sidii loo xoojin lahaa nabadda iyo deris wanaagga beelaha dhulkaa kuwada nool.

 

Qurba Joogta Beesha darawisheed

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

A khadar are you saying Maxamud xaji cumar camay is not a chief caaqil. Wa Caaqilki Buhoodle be ah. He is the most Important Clan elder after Garaad Cabdilahi Soofe. Garaadk Buhoodle., I think these 2 men just want peace for buhoodle and no dagaal.

He is one of the oday of Buhodle but not caaqil. Plus everyone of reer buhodle want peace but when you and likes are invading them, what is the peace terms you're talking about..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this