Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xamar 2021 iyo Xamar 2022

Recommended Posts

Smash 'n" Grab

 

1 hour ago, Abdi90 said:

Alla umada jecla kutire kuteen iyo saan aa la yiri, mesha dayactir/dib u habeeyn ayaa ku socoto

As in, ma waxaad ujeedaa,  Al yacnii shaqo qaran (melting down any cobber and silver to be taken uae markets for sale) baa laga hayaa?

 

Waxa muuqda,  waxaan ishu qaban baa ka badan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Abdi90 said:

Alla umada jecla kutire kuteen iyo saan aa la yiri, mesha dayactir/dib u habeeyn ayaa ku socoto

 

https://www.facebook.com/bisle14/posts/10157527127307706

 

Did you even read waxaa soo galisay meesha? Shirkadaha tabeeladooda haba la qaadee ama la badalee - if it was up to me waaba mamnuuci lahaa - laakiin geedihii iyo dhirtii sanadooyin la daryeelaaye maxaa loo burburiyey? Geedahana ma shirkadaa lahaa?

Moooryaan mentality never ceases to amaze me. Caqliyaradooda maba isgartaan. Berina taalada Axmed Gureey maarteeda iyagoo Imaaraadka ka soo gatay waala arkaa as it happened in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxee kale fujiyeen the old transparent fence, replacing with ugly Hormuud-painted one ku wareegsan now. 

9 hours ago, galbeedi said:

MMA,

dhirtii miyaa la bililiqaystay?  Allow sahal amuuraha.

Saas u egtahay, waaba la wada fujiyey, xataa cowskii waa dileen. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.