Sign in to follow this  
Shilling

Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub (audio)

Recommended Posts

Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub

16 Oct 16, 2010 - 5:32:34 AM

 

Madaxweynaha oo wareysi siiyey laanta Af-Somaliga ee BBC ayaa sheegey in Puntland soo dhoweyneyso magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub isagoo carabka ku dhuftey in aaan lagala tashan xulashada xilkaan.

 

Mud. Farole ayaa hoosta ka xariiqey in qof walba oo Somali ah xaq u leeyahay xilkaan hadii uu qaban karo balse sheegey in habkaan xulashada ah ee 4.5 yahay shaqsiyan mid uusan tageersaneyn madaama qaabkii qabaliga ahaa oo leysku laayey salka ku hayo.

 

Madaxweyne Farole ayaa uga digey Ra'isal waasaraha cusub madaama uusan aqoon u laheyn dalka iyo dadka inuu gacanta u galo kooxaha danaha gaarka ah leh islamarkaana diidan nidaamka Federaal kaasoo Puntland qayb ka tahay.

 

Madaxweynaha Puntlnad ayaa sheegey in Ra'isal wasaaraha cusub looga baahan yahay hirgalintii heshiiskii Galkacayo iyo midkii ka dambeeyey ee maamulka Puntland iyo DFKGM ah ku sixiixdeen magaalada Nairobi.

 

Dhinaca kale Mud. Farole ayaa xusey in Wasiirka Kowaad kordhiyo xiriirka dowlada Federaalka ah la leedahay ururka Ahlu Sunah Wal-jamaca kuwaasoo sheegey in dagaal kula jiraan al-shabaab.

 

Ra'isal wasaraha cusub ayaa xogaha kasoo baxaya taariikh nololedkiisa tilmaamayan inuusan khibrad u lahyn arrimaha guracan ee Somalia islamarkaana dalka ka maqnaa muddo kor u dhaafeysa 30 sano.

 

Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excellent, the president spoke like a statesman.

 

He says "We welcome and support the new PM, but this TFG must come up with a new wave of enthusiasm and diligence".

 

The onus is on Shariif and his new Premie. There was a lot rumour, smoke screen and hearsays about the position of Puntland on the PM's appointment but finaly the President made it public and clear to all.

 

Kudos to President Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Irrelevant secessionist would believe that, but his support greatly matters to this weak TFG and their legitimacy to the international community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB Adeer Puntland does not suffer from the compelex our brothers in NW do. Whas important is what the Presidnet has outlined and the contact group, UN and the US have told Sharif. The end of the transition, the federal charter, the Galkacyo accord and security.

 

An individual position means little to the state of Puntland considering the accords we have achieved as well the US new policy.

 

Again President Faroole spoke like a national leader confident of his position and that of the State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji, Idinku waxaad rabteen inuu dhaho waa banad sheekadu, koonfur baa isfahmi wayday ama gubanaysaa kuqarabaataan ama lifeline idiin ah, saasaad rabteen!

 

Balse, Faroole and Puntland fully backs the new PM, great move from the President, great for the TFG and great for Somalia. That all must be bad news for the secessionists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The scessionist and their childish world view. Thought Puntland would lash out. In fact the opposite happened and Puntland took a mature stance that was based the reality on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Madaxweynaha oo wareysi siiyey laanta Af-Somaliga ee BBC ayaa sheegey in Puntland soo dhoweyneyso magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub isagoo carabka ku dhuftey in aaan lagala tashan xulashada xilkaan.

:D:D:D qasab miyaa asaga hadaan ladooran puntlander in lagala tashto cidi kaloo ladooran lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this