Sign in to follow this  
RedSea

Mudaharaad: Somalilnaders in Europe.

Recommended Posts

RedSea   

London:

 

click here for pics....

 

Oslo:

 

Inan.JPG

 

OSLO1.JPG

 

Mudaharad Balaadhan Oo Lagu Tageerayo Qadiyada Oo Ka Dhacay Dalka Norway

 

 

Bananbax Baldhan Oo Lagu tageerayo Qadiyada Somaliland ayaa maanta galinkii hore ka dhacay dalka norwey Casimadiisa OSLO,hadaba Wariye Dalmar oo maanta goob joog ahaa ayaa warbixintan nooga soo direy.

 

Mudaharaadkan oo aad u quruxbadnaa oo ay soo abaabuleen jahliyada Somaliland ee dalka Norwey iyo Xafiiska Somaliland u jooga dalka Norway oo uu hogaminayo Maxamed Liilan ayaa waxa kasoo qayb galay dadk reer Somaliland ah oo ay tiradoodu kor u dhaaftay boqlaal Muwaadin oo ay ka muuqatey wajigooda shuucur wadaninimo aad aad u xoog badan kuwaas oo ay hor kacayeen cidamada boliska Norway oo fardo ku jeeni qaaran iyaga oo si maamus iyo xushmadi ku dheehantahay u hor kacayey Norwija-Somalilanderka halkaas ku mudahardaayey.Sidoo kale booliis faro badan ayaa iyaguna wadooyinka ku taxnaa oo xanibey mudo daqiiqado ah gadiidka tirada badan ee wadooyinka waaweyn u kala gudbayey.

 

Waxaa uu mudaharaadku bilowdey aabaro 12.30 duhurnimo wakhtiga Norwey iyada oo socdka mudaharaadka laga soo bilaabey goobta lagu magaacabo Yuongstorge halkaaso ay hor kacayeen oo ah khayriyada magalda OSLO halkaas oo looga sii socday guriga Barlamaanka halkaas oo uu ku qaabilay hogaamiyaha gudida arimaha jiyaasada ee debeda Mr OLAV AKSELSEN. waxa uu Xildhibaanka ka balan qaadey in uu arimaha qadiyada Somaliland soo hor dhigi doono gudiga arimaha dibeda u qaabilsan dalka Norwey oo ka kooban 11 xubnood oo ka kala socda Xusbiyda siyaasiga ah ee dalka Norway.

 

Waxaa mudaharaadka lagu soo gabgabeeyey wasarda arimaha dibeda ee dalka Norway ka dib markii ay qaabileen madax ka socoda xafiisksi. Gry Larsen oo iyadu ah lataliyaha wasiirka arimaha debeda ayaa hadaladeedii ku soo dartay in qadiyada Somaliland ay aad uga dhegsanyahiin iyada iyo wasiirka arimaha dibeduba.

 

Waxa kale oo hadalo muuhim isaguna goobta ka yidhi hogaamiyaha gudida UN-tu u xil saartay nabadaynta dalka deriska ah ee Somalia.

 

Ugu danbeyntii waxa ay Faduma Madar oo ka mid ahaa qaban qaabiyaasha mudaharaadku oo TVsle halkaas ku waraystay sheegtay in uu mudaharaadku u dhacay sidii ay ugu talo galeen iyo si ka sii quruxbadan.

 

Tvsleurope

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is there a reason why you repeated the pictures 4-5 times?

 

 

Anyhow here is a pic I found in London. I guess height is a factor for recognition?

 

capt.lst11302221836.britain_somaliland_l

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^That is his actual height, he is not standing on top of something. His name is Ina 'Bisad', he is one of the tallest people alive today.

 

BTW..my bad, it's fixed now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now just out of curiosity, how Ina 'Bisad' actually got there?

_1827450_tallhussain150.jpg

I dont think he can use the public transport (tube, blackcap, busses)

with that size and hight! Could it be he got his own custom-made super

car donated to him by a donor :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

i remember seeing ina bisad on the docks in berbera in 91-92 when i was only 8 he was massive. we just used to run along with him. there was a documentary on the bbc not too long ago which he was on and i remember that he was on there and they said he was going to have massive health problems due to the unstoppable growth spurts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this