Sign in to follow this  
wind.talker

Ragaan ma rabaan heshiis

Recommended Posts

These dudes don't want to agree with each other at all. On one hand, you've got Qanyare saying he's not gonna support an internal Somali solution (as was offered by Barre Hiiraale + some Muq/Jowhar MPs). Qanyare only wants to support U.N./Int'l initiative to resolve the differences between Muqdisho and Jowhar. On the other hand, you've got Col Yeey telling Mr. Fall (U.N. rep) to stop his initiative because an internal Somali solution is close at hand (according to pro-Yeey site, AllPuntland.com). So, Col Yeey wants to support only an internal Somali solution. None of these dudes want peace or a resolution to Somalia's problems - unless they're given the "top dog" position. The U.N. is wasting time and money trying to seek an agreement betweent these two factions. Its beyond obvious they're not agreeing because they don't want to agree. Whenever one side says something, the other side rejects it and comes up with some new solution (usually the exact opposite). What a buncha crap!

 

Wasiirka amniga qaranka dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare ayaa sheegay inuusan taageeri doonin heshiis ay wadaan Xubno katirsan Baarlamaanka

 

Wasiirka amniga qaranka dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare Afrax ayaa sheegay dibu heshiisiinta ay wadan xubno katirsan baarlamaanka Somaliya iney kadhex sameynayaan labadda garab ee dowladda kula sugan muqqdisho iyo jowhar, uu san aqoon saneen mirihee kasobaxa uuna ka soo horjeedo dibu heshiisiinta Wasiirka ayaa in taas kudaray in uu
taageersan yahay dadaalada ay wadaan wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobey iyo xubno katirsan beesha caalamka.

 

Wasiirka ayaa hadalkii saan ku soobeegmay xili ay wadaan xubnaha Baaarlamaanka ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku dhex dhexaadinayaan labadda dhinac, iyadoo qaarkood meesha ka saarey in Beesha Caalamka iyo wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ay boos uga banaaney iney dhex dhexaadin ka sameeyaan xubnaha dowlada ee kusugan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

 

Wasiirka amniga Maxamed Qanyare Afrax oo u waramayey War baahinta gudaha ayaa sheegay inuusan waxba kala socon arrintan ay wadan xildhibaanada, Asagoo in taas kudaray in marka laga hadlayo dibu heshiisiin ka madax banaan Beesha Caalamka uu isagu og yahay midkii ugu horey uu soo bandhigey wasiirka dibu dhiska iyo Dib udajinta dowladda federaalka somaliya Barre Aadan Shire “Barre Hiiraale', taasi uu ku tilmaamay mid usocan wayday.

 

Wasirka Amriga Maxamed Qanyare ayaa sheegay ineysan iyagu u cuntameynin wada hadal ama dibu heshiisiin aysan hor boodeynin wakiilka xoghayaha guud ee
Qaramada Midoobey Francois Fall iyo xubnaha Beesha Caalamka
, taasina ay kahor yimaadeen buu yiri xubnaha dowlada federaalka ee kusugan magaalada Jowhar.Maxamed Qanyare Afrax ayaa dhanka kale sheegay nuxurka arrintan ugubka ah iney soo bixi doonto, haddii xubnaha wada ee iminka u ololeynaya ee xildhibaanada ah ay soo hor dhigaan arrintaasi fadhiga baarlamaanka federaalka somaliya ee magaalada Muqdishow.

 

.Xildhibaanadan la sheegay iney bilaabi doonaan safaro ay ugu kicitimayaan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, ayaa wararka laga helayo magaalada Jowhar waxa ay sheegayaan in maamulka Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ee halkaasi ka bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ay ugu diyaar garoobayaan soo dhoweynta wafdigaasi, inkastoo magaalada Muqdisho ilaa iyo hadda aysan ka muuqan wax dhaqaaq ah, iyadoo xildhibaanada halkaasi u amba baxey ay kamid yihiin xildhibaan Caraale iyo xildhibaano kale oo iyagu la sheegay iney ka qeyb qaadanayaan hawsha soo if baxdey ee dibu heshiisiinta ah.

 

Dhanka kale Cabdala Xaaji Cali oo kamid ah xildhibaanada u olaleenayo arrintan dhex dhexaadinta xubnaha dowlada ee khilaafka u dhaxeeyo, ayaa waxa uu ka hadley xildhibaanada kale ee hawshani la wada, isagoo sheegay in Ray'iisul Wasaraaha Dowladda federaalka somaliya cali maxamed geedi iyo guddoomiyaha baarlamaankana uu arrintani soo dhoweeyey.

 

C/laahi Axmed Boore

SomaliTalk.com

 

vs.

 

Jowhar: Ergayga Qaramad midoobay ee Arimaha Soomaliya Mr: Fall oo laga Codsaday inuu faraha kala boxo dhex dhexaadinta garabyada dawladda

 

Tuesday, October 25, 2005 at 15:01

 

Jowhar(AllPuntland)- Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u xilsaartay arimaha Soomaaliya Mr: Francios Fall oo maanta yimid magaalada Jowhar ayaa shir albaabadu u xiran yihiin la yeeshay madaxwaynaha DFKGS Md: C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Markii uu dhammaaday shirkan albaabadu u xirnaayeen ayaa waxaa shir jaraa'id qabtay Mr: Farncios Fall , wuxuuna ka faallodooday socdaalkiisii iyo waxa ay madaxwaynaha kawada hadleen.

 

Wuxuu xusay inuu magaalada Jowhar u yimid inuu madaxwaynaha Soomaaliya kala tashado arimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo sidii labada garab ay isugu soo dhawaan lahaayeen.

 

Waxa uu xusay in qodobbada heshiiskaasi iyo waxa uu kaqababa uu hor dhigay madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed , Saxaafadda ayaa waydiisay waxa hadalladaasi kasoo baxay ,
wuxuuna caddeeyay in madaxwaynuhu uu marka hore soo dhaweeyay in dalku uu nabad helo hase ahaatee wuxuu iga codsaday ayuu yiri inaan faraha kala boxo dib u heshiisiinta aan ka dhex wado garabyada dawladda.

 

Mr: Fall wuxuu sheegay in madaxwaynuhu uu u sheegay in wixii khilaaf ah ay dhexdooda ka dhamaysanayaan , haatanna ay gabo gabo u tahay isla markaana ay qaramada midoobay kawarsugto ayaga.

 

Haddaba sida uu u arko Mr: Fall jawaabta madaxwaynaha ayaa wax laga waydiiyay wuxuuna tibaaxay inuusan waxba ka qabin , uuna ku faraxsan yahay haddii madaxdu ay khilaafkeeda soogabo gaboynayso.

 

Waxaa wax laga waydiiyay inuu Muqdisho u socdaalayo iyo in kale , hase ahaatee wuxuu sheegay inuusan Muqdisho u socon oo uu safar deg deg ah ku jiro.

 

Waa markii labaad oo booqasho rasmi ah uu ku yimaado magaalada Jowhar Francios Fall tan iyo markii xukuumaddu soo degtay dalka Soomaaliya.

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

These dudes don't want to agree with each other at all.

True indeed. But what is more heartbreaking is the peoples blind support for these 2 camps.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These dudes don't want to agree with each other at all. On one hand, you've got Qanyare saying he's not gonna support an internal Somali solution (as was offered by Barre Hiiraale + some Muq/Jowhar MPs). Qanyare only wants to support U.N./Int'l initiative to resolve the differences between Muqdisho and Jowhar. On the other hand, you've got Col Yeey telling Mr. Fall (U.N. rep) to stop his initiative because an internal Somali solution is close at hand (according to pro-Yeey site, AllPuntland.com). So, Col Yeey wants to support only an internal Somali solution. None of these dudes want peace or a resolution to Somalia's problems - unless they're given the "top dog" position. The U.N. is wasting time and money trying to seek an agreement betweent these two factions. Its beyond obvious they're not agreeing because they don't want to agree. Whenever one side says something, the other side rejects it and comes up with some new solution (usually the exact opposite). What a buncha crap!

Off course! What else do you expect to happen,when donkeys who were once caged roam the streets freely, given authority but can not govern, for only so much can their impotent mind can handle, and a maangaab who has been a rebel for a quarter century, hiding out in tuulo's after tuulo's, only knowing the lingo of a mucaarad which is proven by his amazing lack of making great or even a somewhat meaningful presidential speeche(s) redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Speaking of donkeys, Hadda ka hor waxaa la dhahay(la yidhi), nin baa ka tagay Xamar oo u aaday shaqo-qaran magaalada Garoowe. Subax walba markuu aroorta hore soo kaco, ayuu wuxuu arki jirey magaalada dhinaceeda shishe gees ka gees oo dameero daaqaayaan(qaarna is eryoonaayaan). Markii hore wuxuu u qaatey in Dameeraha dad leeyihiin oo la ilaashanaayo. Muddo ka dib ayuu wuxuu ogaadey in Dameeraha cidna raacan. After a while, wuxuu go'aansadey inuu tiro koob ku sameeyo inta cadadda dameeraha la eg yihiin. Saaxiibbadii oo magaalda uu ku bartey ayaa waxay la yaabeen buugga ninkan subax walba uu la dheelmado/jarmaado oo duurka uu la'aado waxa uu ku sameeyo. Markii su'aasha laga badiyey, yuu ku yiri asxaabtiisii: "War niman yohow, waxaan rabaa markaan Xamar ku Noqdo, Inaan la imaado gawaari aan ku rarto DAMEERAHA si'aan uga beec mushtaro". Sheekadaan iney run tahay iyo in aniga la'iigu dan lahaa ma aqaan, laakiin it sounded plausible(considering the business mentality of some folks) and we had fun listening to it on our lunch break at work.

 

Wind.Talker

 

Garoowe ma laga helaa dameero or the guy was pulling my leg? Mise fardo besaa daaqo oo dameero lagama helo? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

How should I know, dude? Raga Garoowe ka yimid waydii, such as the homie rokko or if you want a fantasy-inspired version, ask Yoonis - he's a poser.

 

Alls I know is that Garoowe has a reputation as a town full of goats, even in the dowtown. Very traditiona, don't ya think? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alla wuu i fahmay in aan reer Garoowe sax aheyn, my grandfather left that area a hundred years ago to flee the murderous actions of the Sayid and his dervishes and to get himself to the fertile and green lands of the south.

 

Who could survive under the harsh conditions in the North-East apart from Eyl in those days?

 

I would argue that my Grandfather's Grandfather is much more intelligent than yours because he left to better himself whilst yours was stuck in a semi-desert femine-ridden land, looking after some sheep as sheperd in harsh conditions without sufficient water.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this