Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

"Badbaado Qaran" 2.0

Recommended Posts

9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

s0237.gif s0237.gif

Does this guy realize Xasan Sheikh is not tribal chief but a president? And his clan alone did not put him in power? Someone should tell him HSM owes a lot of people.

By the way, how does this particular clan benefit from being named the mayor of Xamar?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkaan waxba ma deeqo, for they truly think presidency, magaala madaxda and its mayor all should belong solely to their Reer Unakaaleh beel. Xataa iyaga hoose isku sii ogaleen. Soomaali weyn haddee meesha uga baxdo, dagaalkii qaraarnaa ee afarta bilood camal ka daran 1991-92 ayee madaxa isla gali lahaayeen. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Over 30 years and we still have not learned our lesson. I hear Madaale is a good guy who is incorruptible. I will have him as a mayor any day instead of my mischievous and corrupt cousin. But our Somali psyche have not reached there yet. Bal dadkaan ma waxaa u daran boqolaal qof ee maalin walba Alshabaab laynayso mise nin magac uyaal ah ay isku qabiil yihiin? Talk about misplaced priorities.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Before it was how clueless you were about KG, now this. This newly nominated duqa magaalada was the most corrupt soo maro ever in his previous term. He sold out many public lands, including barxadii weyneyd ee Ceelgaab - now a private 'leased' park (Beerta Nabadda). All major cities dunidaan ku yaalo have public parks in their cities, including our very own neighbours. Not Xamar. Laakiin moooryaan muxuu barxad iyo waxaas ka yaqaanaa.

He also officially 'legalized' isgoysyadii jardiinooyinka lahaa Xamar lahayd oo xoog lagu heystay. He made them official. Now Xamar has zero jardiinooyin, everything is privately owned. I can just foresee him selling the little that is left, including barxadii Tarbuunka that is still surprisingly in public hands. Xasan Sh.'s family gets kickbacks, too, oo waa isla ogyihiin as it was in the previous term. 

Taabid and Yariisoow tried to bring some of these back, dagaal xun lala galay. Yariisoow Rabi ha u raxmadee was the local man with least masuqmaasuq soo mara gobolka Banaadir.

By the way, maxaa ka calaacalsiinaayo his ilma adeero jufada kale ah kursigaan rabo? Wey ogyihiin get rich scam yahay kursiga if used si xun ah. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

i think any where galkacyo south ka jirta,..too violent, alshabaab invested,  looma rari karo.

 

waa in Somaliland ama puntland loo raraa, si ku meel gaar ah. dhibta xamar, ama south  ka jirtoo dhan waa dhamaan la heed. dadkaan alshaydaan supportigareenaya way iska qaban lahaayeen, hadii condition looga dhihi lahaa, caasumad iyo alshabaa support iskuma helaysaan, ee kala doorta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   
On 9/10/2022 at 1:44 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Before it was how clueless you were about KG, now this. This newly nominated duqa magaalada was the most corrupt soo maro ever in his previous term. He sold out many public lands, including barxadii weyneyd ee Ceelgaab - now a private 'leased' park (Beerta Nabadda). All major cities dunidaan ku yaalo have public parks in their cities, including our very own neighbours. Not Xamar. Laakiin moooryaan muxuu barxad iyo waxaas ka yaqaanaa.

He also officially 'legalized' isgoysyadii jardiinooyinka lahaa Xamar lahayd oo xoog lagu heystay. He made them official. Now Xamar has zero jardiinooyin, everything is privately owned. I can just foresee him selling the little that is left, including barxadii Tarbuunka that is still surprisingly in public hands. Xasan Sh.'s family gets kickbacks, too, oo waa isla ogyihiin as it was in the previous term. 

Taabid and Yariisoow tried to bring some of these back, dagaal xun lala galay. Yariisoow Rabi ha u raxmadee was the local man with least masuqmaasuq soo mara gobolka Banaadir.

By the way, maxaa ka calaacalsiinaayo his ilma adeero jufada kale ah kursigaan rabo? Wey ogyihiin get rich scam yahay kursiga if used si xun ah. 

You making your opinion and how you see things as "facts", but it is just your opinion and I respect that. Remember we differed on on Farmaajo too where you thought he was a Somali hero and saviour, whereas I thought he was a mistake and unfit for presidency!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaad oo Kheyre ka dhex hadlaayo waa dhaartay:

Xaad oo ku hanjabay in lasoo celinayo ‘Badbaado Qaran’, hal arrina uga digay Xasan Sheekh

Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha **** Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay muddo kororsiga cusub ee golayaasha dowladda federaalka Soomaaliya ay qorsheynayaan.

Nabadoon Xaad ayaa ku goodiyey in ciidan badbaado qaran ah ay mar kale abuuri doonaan, hadii dowladaan ay ku dhaqaaqdo muddo kororsi, sida uu carabka ku adkeeyey Nabadoon Xaad.

“Xasan Sheekh muxuu ku yimid? Badbaado Qaran ayuu ka mid ahaa, hadda muddo kororsi hadii ay ku dhaqaaqdo dowladiisu, afarta sano ayuu weynayaa walaahi,” ayuu yiri Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.

Nabadoonka ayaa carrabka ku adkeeyey in muddo kororsigaan uu qaldan yahay oo ay ka digayaan, “Muddo kororsi rag ayaa horay u damcay, wixii ku dhacana waa la ogaa, dagaal toos ah ayaa ka dhashay,” ayuu yiri.

Guddoomiye Xaad ayaa baarlamaanka dalka uga digay inay ku dhaqaaqaan tallaabo aan lagu heshiin, “Baarlamaan, walaa madaxweyne, cid sameyn karta wax aan lagu heshiin ma jirto,” ayuu ku goodiyey Xaad.

Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha **** oo wareysigaan siiyey wariye madaxbanaan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Faracadde ayaa yiri, “Waa qaldan yahay guddiga loo xilsaaray muddo kororsiga ee baarlamaanku iska soo xulay, dad damac xun ku jiro ayaa ka shaqeeyey arrintaan,” ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Ugu dambeyntii Nabadoonka ayaa ku goodiyey in ciddii ku dhaqaaqda muddo kororsi ay la kulmi doonto wixii ay la kulmeen kooxdii Farmaajo ee awooda ciidan looga hor istaagay muddo kororsiga.

“Wax lala yaabo waaye waxa socda, waxa ku qasbana ayagaa la weydiinayaa, laakiin cid ka yeeleysa ma jirto, maxay ku timid Badbaado Qaran, Xasan Sheekh soo badbaado qaran kuma imaan, walaahi 4-ta sano ayuu ku weynayaa,” ayuu yiri Nabadoon Maxamed Xasan Xaad guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha ****.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.