Sign in to follow this  
Baashi

For the geeks, the nerds, and the curious

Recommended Posts

Baashi   

^Awoowe Xirsi magan ka daa yaanu JB ku hafan butaacadiisee. Libaax JB marka hore waa in la jara baraa oo afka si wacan loo baraa smile.gif

 

JB, awoowe shiribka xoogaa baan ka bowsadaa ahem!

 

Yaxaad la fiigtay Faaraxoow, nin fadhaayaan kaa filaayee, (fulay maa tahay camal :D )

Ya minii fatuuro fiiq tiraa, ninkii fadhaaya maa fayoow (carar maxaa dhaama :D )

 

Now rag waa shaah sida Fika aan u baashaaleynaa awoowe. JB bal midan isku day oo inta macnaha dhuuxdid murtida ku jirta meel saar.

 

Aadanoow waxaad maagan tahay addigiyo maankaagu,

Iyo meel Ilaaheey ku marin kala mid weeyaane.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Libax, Abti, i am so thankful for that piece of mind from the great philospher Xersi Magan.

Though i may have lost few nugets in the way i specefically took great pleasure and deep satisfaction from the following mystical line.

 

"Maqanta iyo muqatada kala ogadaa, wuxu ogadaa in uunkaba maqanta laga mamulo".!!

 

Abti,Bashi waa ku yurarta, aniga ima baacsan karo,abtiyow telefonka mar hore in lay shegey aheyd.!!

 

Originally posted by Baashi:

Aadanoow waxaad maagan tahay addigiyo maankaagu,

Iyo meel Ilaaheey ku marin kala mid weeyaane.

Bashow Gradow murti adak aa ku jirta miraha ad i dirtay, blase an isku daio in an gartay dumucda , as words get vague i concluded ,

dumucdu waa " sida ad modo ama u qaadatay iyo sida ilaaheey ka yeli dono differ ".

 

This was a tough task , balse Graad Bashow as may fav somali adage goes , "balayaba brasho leh", ha modin inan scar meel ku dacay ahay. icon_razz.gif

 

Gradow, Gabadhan Tyjwania wey i xishodsinesa.

Abkowgey marku abotadey arkay iyada timaha tidcan , tartan la galay dalinyarti kale wexy ku yirahden. " Ama dagolahaga diib ama ska dhaaf ha deel bogte ", Awowe halki rati oo dagolaha aha waa diibay.

Aniga ma haysto Rati , maxan diiba?

 

Gradow, somebody get to keep the original nomadic skepticsim " hadal = af salax ku dheg , Amos = xolo dameyn " so maha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Tyjwania ,macanto, abaay Bashi booto mka yelayo noh, Xiin aa laba tix oo gabay ah bawsday lakin isagana waan u haayaa.

" Wale Xiinow nabad kuma fadidid cariga massachutes "

 

An Agnostic extended family member once said .

 

" Bad ka bari anaa tegoo beer ka kala xaaray ,

Balayo gashaan u dhigay biriq darureede,

bidix midig ka fiirsho is iri malaha wey baqatay,

bulxankeeda si daba dhigto buuraha dhaafsiyey,

....

....

....

 

ileen baqashadaba loo siman wolow Balayo aa tahay. "

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

loooooooooooooooooooooooool baaba inaba caadi ma tihid.

 

Not bad not bad at all kidos. Now qoftaan magaceeda ma karee qallanjada ah ma rati iyo xoolo bay meesha u soo yuururtaa :D

 

Maxaa ii keentay :D Taas baa noogu daran awoowe. Well Sweden rati ma leh soo waxaad sameesaa kashaato (chocolate) iyo ubax (flowers) iyo erayo san oo run u dhow :D oo dee bar bar u rida bal ku day. :cool:

 

Awoowe annigu nin tookh badan oo sida rag qaarki meel dhexe lalmanaya maahi oo wali cagaha dhulkaan ku hayaa. Marka waligaa meel shishe ha iga dayin :D

 

Adoo nabad u belawaara, belooy kaalay lama yira, haddey kuu timaadana lama booyo boowe

 

Awoowe lahjadii baan yara beddelay oo hadde warkan aan hayo waxa weeye pm iyo abtigaa iyo waxii kalee Ilaahay kuu bixiyo baad kaashaneeysaa.

 

Waxan kaliya kaa doonayaa in aad intaa (13 eray) ku bedesho 13 eray oo kale oo lahjad kale (xaayoow perhaps :D ) addaan macnaha iyo wazniga iyo khaafiyada lumin.

 

Waa ku kaa awoowe. Walle JB inaad wiil hoog tahay :D Awoowe hawlaha culculus oo caqiidadu ka mid tahay dib baan u dhiganaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D Wale Xiinow nabad kuma fadidid cariga massachutes

 

 

^^LOL. I thought you were being tutored as you conversed with Baashi using your own mother tongue…but your knowledge about Somali turned out to be more superior than originally thought. Hadda laga bilaabo waa in layska kaa jiraa.

 

Here are Sayid's original verses. His, unlike yours :D , represented a clear and credible threat!

Eeboo ku caynsha iyo anoo ku cafa mooyaane

Wallee caafimaad uma fadhidid caliyow Buuhoodle

................

Mar unbaan cirshiga kaaga iman sida daruur caade'e

 

War Baashow, JB waa libaax alamtara soo dhaaf :D . Not only will i need to dismantle his secular argument but i will have to aslo find a reliable shelter from gabayadiisa :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this