Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Secessionist admits runta dhabta ah

Recommended Posts

Dawladdii Siyaad Barre, waxbarashadaydu bilaash beey ahayd, caafimaadku bilaash buu ahaa, wadooyinka iyo jidad hormarsan baa la dhisay, waxan ula dagaalanay wax dhaama ayaan doonayey, hada waxan ka dhaxalay, iskuul nin leeyahaya oo dollar raba, shanta bishana ilmaha la soo eryayayo hadii lacagta la waayo, Laydh nin leeyahay, Jaamacad nin leeyahay ayaa lagu bedelay. Markaan ahaa fasalka 7aad warqadaan qori jirey ma qori karaan kuwan jaamacadaha bilaa tayadda ah ka soo baxay,'' siyaasi Reer Hargaysa ah, Jaamac Shabeel, ayaa sidaas ka yiri waraysi Horncable Tv la yeelatay.

Wuxuu kaloo yiri', "1982kii Hargeysa waxa ka dhacay mudaharaad, ciidamadii Faqashta oo dabaabaad wata ayaa joogay, wiil baa ku dhintay weli magacisii meel ku qoran yahay' Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixina saacado gudahood ayeey ku dhawaad toban qof dileen."

''Meeyey horumarku? ma daar nin leeyahay baad horumar u taqaanaa?"

"Hadeey horumar sameynayaan meey dhisaan warshado, mey maalgeliyaan beeraha, may wax saameyn ku leh nolosha dadkayga iyo tayda keenaan. Waxaanu ridnay dawlad caafimaadku bilaash yahay, waxbarashadu bilaash tahay waxkasta aan leenahay'. Hadda wadooyinka kaliya ayaan leenahay uu dhisay Siyaad Barre."

Wareysigu markii hore carcar badan oo dhanka weriyaha ka socotay baa ku jirtay, laakiin markii danbe dhagayste ayuu ka noqday.

Jaamac Shabeel, wuxuu taabtay waxan in badan ka hadlay oo ah, horumar laguma tilmaami karo daaraha qurbajoogta dagaagtay dhisteen iyo shakhsiyaadka maamulada ka faraqabsaday ee waxa loo yaqaanaa horumar waxii dadweynaha adeeg u ah{Public Services} dawladdii Soomaaliya mar beey ahayd dalka kaliya ee dunida ka jirey ee waxbarashada hoose , dhexe, sare iyo ta Akadheemiga ahiba bilaashka ahaayeen.

Siyaad Bare waa xaqiiq inuu xukunka ku dhegenaa, laakiin kaligii tali ma ahayn, ee hogaamiye dadkiisa iyo dalkiisaba jecel buu ahaa. Waxa cadeyn u ah ninkastoo mucaarid ku noqday wuu la fadhiistay, xil iyo xoolabana wuu u soo bandhigay, taasna waxa wada qiray raggii af iyo Adinba kula diraray, oo Abwaan Hadraawi AUN ugu danbeeyey, wuxuuna sheegay inuu afar jeer la fadhiistay kana codsaday inuu mucaaridnimada ka daayo.
Maanta kuwa maamuladda yar yar haystaa, qaar baa xataa hadi su'aal la weydiiyo furka tuuraya, qaarna waa kuwaa dadka Baaska marinaya. Bal qiyaas SICIID DENI iyo MUUSE BIIXI oo haysta awoodii ciidan iyo daleed ee Siyaad Barre haystay, yaa noolaan lahaa!

- Hawaarto Facebook page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
2 hours ago, Ducale said:

Isbiirtoole shabeel cidi wax ka qorta ka waalan. Calaacalka mucaaradka siyasada lagu gumeeyay iney qabrigii afweyne cuskadaan waa gartood.  

Kuwa siyaasada ku fashilmay ku ordi ogaa qabriga afweyne .

F'aqash ba la qaatay. Afweyne waa lagu khaldamay. Biixi waa dictator. Caalamku ha soo gaadho. Hoogayo ba'ayeey.....

 

Sidii naag nikeedi go'ay,  oo gocasho ooyeysa....

Somaliland oo dhan ayaa siyaasadda ku fashilantay. Sodon sanno ayay wali ku hashiin la yihiin doorasho. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Tallaabo said:

Somaliland oo dhan ayaa siyaasadda ku fashilantay. Sodon sanno ayay wali ku hashiin la yihiin doorasho. 

It's a dance to hoodwink people. Every five years is the same dance. For every new president, the first three years is drama free, the next two is the dance, and then comes the 1.5 or 2 year extension. It never fails.

At the end of the day, the citizens are to blame as they don't demand any accountability. Same story is repeated in every Somali region including NFD and with the exception of Somaligalbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
31 minutes ago, Che -Guevara said:

At the end of the day, the citizens are to blame as they don't demand any accountability.

Che, people are divided by clan lines. The so called parties are just a name only.  They don't vote or join their parties , but their clans . Even those starving wouldn't dare to go against their clan party to protest and demand changes.. Furthermore, the ruling class go beyond logic to make the contest as much tribal as possible. When they arrest people, they make sure those arrested belong to the the wrong tribe including the women. 

Only Abdi Iley and Muuse Biixi are the only people who arrest Somali women and keep them in jail for weeks and moths just because they disagreed with him. 

Regardless of the election the clan thing is irreversible. No one from Goljano or Jigjiga yar would dare to go to the other side of the river. The soldiers seem to be agitating for blood especially when they confront the opposition, and they don't mind running over women with their jeeps. couple of hundred people protest and 100 are wounded and six are dead, what that tells you. These  are exactly like the Liyu police of Abdi Iley.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waauw equating muse biixi with criminal iley who killed over hundreds of people the protesters feew weeks ago were unfortunate how ever only three people died and that is much not shuggercaoting it needs to stop and sl police needs to use rubber bullets or tear  gas when dealing with those issues

 

how ever afweyne was good u won’t win any points there with the people of somaliland. What hospitals were for free during the afweyne time the regime built zero hospitals I mean zero there was only dakhtarka weyn of hargeisa built by the English in the 1930s. Any way even there was not a university of hargeisa during afweyne 

afweyne was the worse kind of leader that ever emerged for Somaliland even for the walanweyns the only joy they had was everything was built in Mogadishu the regime of afweyne was only naas nuujin his own qabil and we all know how that ended 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.