Qurac&qansax

Maamulka Abtigiis oo Xididtinimada hareeraysay

Recommended Posts

Waxaa la oran karaa Maamul  ka abtigiis wuxuu ku dhisan Xidid iyo Xigaalo ehel.

1.Wasiirka Xaafiiska Xoolaha waxay Ilmo Habreed yihiin Axmed Shide.

2.Wasiirka Warfaafinta,waxuu qabaa Axmed Shide Walaashiis.

3.Talyaha Ciidamada Maleeshiyaadka,waxay Ilmo Abti yihiin Xaaska Madaxweyne Mustafe.

4.Hooganka Nabadgalyada,waxaa dhashay Caasho Dool oo waxay Ilmo Abti yihiin Talyaha Ciidanka Maleeshiyada Madaxweyne Mustafe waa u Seedi labadaba.

5.Wasiirka Xafiiska Hawlaha Guud,waxuu Adeer u yahay Xaaska Madaxweyne Mustafe.

6.Gudoomiyaha Gobolka Liibaan,wuxuu Sodog uyahay Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga.

7.Wasiirka Xoolaha waxay Ilmo Habreed yihiin Gudoomiyaha Gobolka Liibaan.

8.Wasiirka Dooxooyinka,waxaa Caruur udhashay Xaaski hore ee Madaxweyne Mustafe oo Caruurtooda,ayaa xaga Hooyo Walaalo ka ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Qurac&qansax said:

Cadeyn noo keen. Anyway, meesha Axmed Shide ayaa heysto oo Abiy Axmed Cali aad ugu dhow.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.