Sign in to follow this  
raula

Medical/Public health interventions

Recommended Posts

raula   

Originally posted by Vanquish_V12:

yea i think i trully lost it cuz i just read what u wrote again, n seems like i completely miss understood ur assertion.

 

nways, i hope u cant find in ur heart to forgive me

indeed-no need for apologies mate since we are here to exchange perspectives dear-I have forgiven you. And by the way-yes you are right Reverse transcriptase has nothing to do with TB but has everything to do with HIV/AIDS-tha's was my ultimate goal darling. I was only pointing out the DEVASTATING CORRELATION of TB with HIV/AIDS in AFRICANS.

 

By the way-according to london (the philantropists of public health model and implications) ancient epidemiologists-the spread of TB was constituted to social inequalities and the degree of health gradient that many minorities or as they call it "civil servants" suffered and were inflicted to in comparison to other populations(including other occupational setting). Therefore, those epidemiologist argued that if we raise our social standings-living conditions,reduce poverty and other man-made/societal degradations-then we will raise host resistance (stronger immune system; eventually prevent vector-borne disease that are socially embedded in decreased healthy lifestyles.

 

For more I suggest a book by Michael Marmot-The Status Syndrome: How Social Standings Affects Our Health and Longevity. I can give you more insight if needed later(I have read the book)-good read indeed.

 

 

Good luck on finals all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Originally posted by Alle-ubaahne:

Dr. Raula,

 

Who doctors/treats you when you get sick? I believe doctors can get sick as well. So my question to you is how best would you seek for medical attention if something goes wrong with you?

 

Don't tell me you take some bills, ok.
:D

do you mean PILLS or BILLS(if the latter, I would be the happiest camper in town darling :D . Besides I hate hospitals-hate it :mad: I try herbal/traditional medicines-my best remedy is always having company when Iam sick and just chat about the "outer" world rather than my sickness. Some studies show that having company while sick can reduce the severity/magnitude of the psychological impacts to the disease state and to self.

 

Back to your Q Mr. Alla uu bahne -I do try very hard to eat well and exercise but Iam no SAINT Darling-so misery befells doctors too(although Iam not a doctor in any sense). My strategy: I have managed stress well nowdays(although sometimes I do fall in between the cracks).

 

As far as treatment: I do tell doctors what treatment/medication I would prefer over others-and some are suprised as to how much a minor somali immigrant knows about health care :D

 

My best: when I do have a problem-and the doctor is examining me-I ask them questions smile.gif I make sure the 15mins they have is totally maximized to my intentions icon_razz.gif

 

So Alla uu bahne -Iam no doctor-but doctors are sure impressed by my interesting questions.

 

ORGILAGE -I dont diagnose any unintentional injuries icon_razz.gif but can give you prognosis once you give me full details of your health history-lol. As for now dear-nenda kakune mguu :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Waan ku gartay eedo.

 

Marka waxaad leedahay dhaqaatiirta ayaan la daaqaa balse dhaqtar maahi? Ok, waan ku fahmay. Waxaad iiga warantaa bidaarta sidee looga hortagaa, bahashaas ma jecli, marka waxaan rabaa inaan waligeey ka hortago, insha allah.

 

Walee waxaa tahay qof cilmi badan ilaah hakuu daayee, balse cilmigaas waa inaa xoogaa diin ah ku dartaa si aad aakhiro u baxsato. Haye, bal ii wad sheekada, maxaa tiri? Aniga koley waxaa ii daran inaan iska jiro cudurka la yiraahdo Bidaaroowga (The bolding syndrome). Inkastoo aan maqlay gabdhaha aad bey u jecelyihiin raga bidaarta leh, balse aniga bidaarta xitaa hadii la yiraahdo lacag baa laguugu siinayaa ee timaha bidaar usoo jaro, maka yeelaayo. :D

 

Maxaa talo ah hadaba?

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^adaa mudaan boowe :D haa waana la daaqaa daqaatiirta laakin manoqoniin weli ;) Nacam walaalo-iin akhiirona loo dadaalo wa waajib-insha-allah ilaahi hanaga dhigo kuwii jiidka toosan kuadaa-janadana kaa waraabto--Amin(allahayow s.w. ducadeena naga aqbal).

 

Bidaarta wax aad kuu dawaweyn kartid magaran karo walaalo :D laakin waxaan uu qabaa inaad maqashee "IMPLANTS" iyo "ROGAINE" icon_razz.gif Balse waxaan ku dhihi lahaa-bidaartu waa FASHION beryahaan-mandhow dee ku lafyow-midii ku yeshaana yel, tii diidana diid :D -in a nutshell, admire and 'flaunt' your 'Floura' smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Walee Raulooy Waa iga qoslisiisay si fiican, ilaahey hakaa qoslisiiyo, aamiin. Marka sidee lagu gartaa gabdhaha jecel raga bidaarta leh. Ma jiraan calaamado laga dareemi karo oo ku tusinaayo iney gabartaas ku rabto because I've a bold head?

 

Waxaan ku weeydiiyay horta koofiyada lagu qariyo bidaarta ma cudur baa oo maskaxiyan qofka ugu dhaco, yacni kalsoonida oo ka lunta qofka, mise waa yaraan iska-doonid oo dhalinyaro la iska dhigo? Walee anigu bidaar ma qarsho saa ilaah baa bidaarta keeno, laakiin bidaar sideedaba ilaah ayaan ka magan galay.

 

Tixdan yar iga gudoon bal:

 

Bidaarloow ina bidaarle iyo

Barakicii Timahaaga ee ka

Baqeen Gabdhaheena waa

Amuuro Balaayaa ee

Boqorkii na Abuurtay iyo

Bisinkaan ka Xijaabanay.

 

Bidaarloow Dhakoweyne

Mar Hadaad Ibtilowday ee

Bartilmaameed Lahaatay

Taladaan iga Hoo, Timo

Burukaa Barta Dhakada Saar

Balse yaan lagu Fahmin ee

Wiil Balaa iska dhig oon

Waligiis Bidaar yeelan!

 

Markaad Raula u tagtid

Sheekada u Macee oo

Yeeysan kaa Shakinin waa

Intaas oo lagu Shuufaa

Bariiqataa Kaartada ee

Please hadalka ku Badi

Barteey kaa istaagana

Baby Girl ugu Baaq oo

Balan weeye jaceyl

Beerka inuu ka asiibo

Baroorataa Awadaa oo ...

 

Iga raali ahow, jacburkii baa igu istaagay, waa inoo markale Eedo, insha allah. Mahadsanid, cilmiga aad i bartay, Walee adoo kale waa jano jano kusug. Ee nabadeey baayo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

boowe-hada galaas baan ku ordayaaye-bal iga war suug wax baan so wadaaye :D

 

bidaarlow bal ii suug

bilcaan yar baa biibeyse

bootin dheera buglayahow

ma balaan baad bidiineysa

waad bogsanee, bal iga beyr

bidaarta aan bal eege :D

 

 

I just formulated this-later insha-allah after class.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Bidaarte eegi meysid

Police baan kuugu yeeri

Buuqa iga yaree hadii kale

Boorkaaga yaa la jafi doonaa! :D

 

Haye bal iisoo laabo, iskoolkana iska jir macalinka yuusan casharka isku dayin inuu mugdi ku dhigo. icon_razz.gif Haye dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^ :D casharka habeynka sharci yaa ka jiro wadaankaan-ma waxaa dooneysa iin CNN'ta laiga soo daayo icon_razz.gif

 

war hedhe gabay-tiristii(jacburiiska ahaa) baa iga dhamadee-somaligiina wuu ii gooye beryahan..ee baralaati haiska dhiginee, bartaada ka wadoo, bulshada dhex galoo,waa ino beri dambe bidaarlow icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Alle uu bahne-

 

beri baa waxaa la booqdee

bilcaan barooraneyso

"bi'i waayo hadaan bugeyn"

baabi'in weyde la baashaleyso

la buuruureyso sidii burundian ;)

"alla ba'aye maa anuu ii baaqe"

kuheyso lana bood boodeyso

baa buurus lagu la bugleye

bishiintiiyow baraarte

bislaadee diigedii

baa waxaa la yiri

"bilcaanyahay is qabooji

baroorataye, buuqa maxaa waaye"

saa waxey tiri

"anoo bestey aah,

aw bidaarlow bartaan soo istaage

asagoo buruuraayo,

bidaarna soo xirtee

saa waxaan suale

baashow maxaad

bidaarlow uugu biirte?

wuxuu iigu jawaabe

bilsaney, bidaartu waa fashion

baal xoog iska baar baarow

buugta ka qas bilcaantaada

baa la isoo yiri

beryaahaan buugyaasha

iyo biibitoyinka

balaayadaas baa ka socotee

"

bal amuurtaan eega

 

she continued...

"bidaantisuuna waa biriq

haadaan bugleyn lahaa

balaayo baas baa ii baryotami laheyd

balaayo kadhacdee

baa la ii dhihi lahaa

balo waalan iyo bugleysato

adaa barwaaqo uu biimeeye

baa lagu dhihi lahaa

baashi

bal ii sheega xalaadu

buurjiko' eey sarantahee

talow yaan talo uu dontaa"

 

haye Alle uu bahne-hadii ey bidaartu fashion noqotee, baalaayo kale baa kusoo birii doonta "fashionka" bal iska celi ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ala maxey jacbur ii dhaamisay maanta, raula! :D

 

Bal ii kaadi walaaleey

Baryahaan ma gabyinee

Bussy baan ahaaye

Taxi-gii baa igu batee

Balaayaan kala gurnaaye

Bal xoogaa aan nafiso oo

Bidaarta nasiyo, baaqi waa

Ilaahe, Bardow sooma aan kicin

Adoo Bidaarta iga salaaxaya

Dhinacna iiga Barkaday oo

Baby Baby igu leh

Walee Xaalku waa bariga dhexe

Ma maantaad Beerdulucsi iyo

Bidaartood ku hanbaastay

Biisheeri iiga raadin?

 

Ii kaadi bal raulooy, aan kuu soo yara laabtee. Xoogaa kalana kuusoo dhaamiyee si aan bidaarteyda kaaga reebo, ehehehe. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Alle Ubaahne and raula sorry but, what the Heck are u guys talking about :confused: And why the heck did u guys changed the whole TOPIC :confused: c'mon and stop it, if u two want to post anything in Somali go to dood wanaag or kaalay inla dood PLEASE........

 

Xumaan Maahan runtii.............

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilooy ka bax Arintaan

Waad gali jirtay howlaan

Waligaa laguu dirsane oo

Waxaan ku leenahay aaway

Wiilkii jacaylbaro aan

Waa hore ku siinay oo

Waxwalba noogu dhibtay

Sidaad Weel ula wadaagtid oo

Wehel kuugu noqdo iyo

Walaal sariireed wacan oo

Wabka kaa salaaxa oo

Waa barya ku dhaha ha dhicin

War ha jabin iyo weero kale...

 

 

Ok Wiilo, raula ayaa inta hartay dhameystireysa, marka waa inaad gabayada wax ka dhageysataa hadii kale soo maaha......... haye haye! Waad arki waxaad naga heshid iyo gabayada aan shilinka noogu fadhin! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Loooooooool@Alle-Ubaahne............

 

 

XAAL QAADO, OO XAAJI U EKAAW, XAALADU WAA HEER SAREE.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this