Dalmar1

The new Government Cabinet led By PM Hamza has won majority Vote From The Parliament.

Recommended Posts

 

Web pageyada  M00ryaan, oo aan ka xishoonin,  in Hamsa maqaar saar yahay, waa cajiib. Wale Xamsa iyo wuxuu soo wado iyo wabigaa kale ween.

 

Ku ma lahoo , madaxweeynahaa soo wada xushay golaha wasiirada.

 

"inteeda badan uu soo magacaabay madaxweynaha la doortay 15-kii May 2012 Xasan Sheekh Maxamuud"

"Wasiir Jaamac, oo Rooble u magacaabay wasaaradda gaashaaandhigga xilligii uu taagnaa dagaalkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Farmaajo, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh mar kale xilkaasi u magacaabay, taasoo ay ugu wacan tahay rabitaanka Madaxweynaha."

 

"Qaabka madaxweyne Xasan Sheekh kusoo xulay inta badan Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay labad qodob oo kala ah: Inuu si weyn ugu kalsoon yahay shaqsi ahaan iyo Inuu Aqoon u leeyahay, waxaa kaloo muhiim ahayd inuu toos uga amar qaato Madaxweynaha"

 

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu soo magacaabay...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hamza is surprising everyone's expectations of him, he can become the best prime minister ever, anti corruption,  he is fighting alot of dark forces

Good luck to him

Share this post


Link to post
Share on other sites

Makhir is not about Puntland, don't interpret everything a land issue.

 

Dont you think, a strong prime Minister, who knows what is his right and responsible is what we need now.

 

On the record, i never supported the weak Ina abdirashiid and he was from Puntland, and i did support Yuulka who get rid off HSM  corrupted friend's and he was not from Puntland. Nimankiinaas Sool iyo Sanaag iyo cayn ka yimaada, you can not see beyond the tribal lands, but Puntland general are not like that.

We have prime minster for a reason, a prime Minister's office and President's office and there should be a separation of power, otherwise no need for Primisntership.

 

 

49 minutes ago, maakhiri1 said:

Hamza is surprising everyone's expectations of him, he can become the best prime minister ever, anti corruption,  he is fighting alot of dark forces

Good luck to him

Maakhir, sometimes you are easily predictable. i have not seen Hamsa fighting alot of dark force, and that is what we are calling for. Mase reer puntland ku xumee bay kaa tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

next couple of days Hamsa is going to Puntland, and this is waxa lagala hadlayo, meesha 4.5 baad ku timid, ee Hamsa ku maad imaan, ee cadkaaga goose. Rooble kama liidatid, isagoo iska hurda baa reerkiisu toosiyeen, ee toos, Hamsoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markan wax soo qoro Eebe igu og, Waa xog aan helay, we will see , if it is just small things or great to come out of Hamza

It is good he is going to Pl, the more people work together,  the better for the country 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.