Qurac&qansax

The New Cabinet

Recommended Posts

Xasan Sh. wiilkuu sodogga u ahaa uu keensaday meesha ayuuba la heshiin la yahay. Plus Aaden Madoobe wey kala boodeen. All three dhufeys ayee iskugu jiraan iyo hanjabaad. Xasan is insisting inuu ku soo daro Axmed Fiqi iyo Sanbalooshe, whom Xamse diidanyahay. Aaden Madoobe wants all wasiiradda ka imaanaayo KG asaga magacaabo, which both Xasan iyo Xamse diidanyihiin. Xasan wants wasiirka gaashaandhigga kan ah hadda - Mr TikTok - la magacaabo mar kale, which both Xamse and Aaden Madoobe diidan, plus Laftagareen sii diidan. Walee waala ishaayaa.

This is the longest la sugo wasiiro cusub iyo dowlad cusub ever. Soomaali col ah, dunida kasii colaad ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan, waxyaabo badan buu ka copinayaa farmaajo.

Wuxuu is yiri, wuxuu farmaajo, qabliyada parlimenka ku helay waxay aheed in wasiiradii oo dhan ay Parlimanka ka yimaadeen. Siduu buu rabaa in uu sameeyo, oo ay u sii dheertahay waa in ay Damuljadiid na yihiin. 4.5 baa qeeyliaya oo yiri, anagu qofkaan rabnaa keeensanaynaa, xasana waa ku adeegay. Hamsana nin wax kala furi kara ma ahoo, weli raysal wasaaradnimadii buu qaadan la yahay.

this will be his down fall. it is do or die

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Qurac&qansax said:

mukhtaar Rooblow may be in the cabinet. that will be interesting in.

laftagireen will be relived.

 

Uma maleeyi. Xasan Sh. wants Mr Tiktok, the current wasiirka gaashaandhigga and a Turkiga-educated, to remain in order to satisfy Rooblaawe Baahane. Xamse and Aaden Madoobe do not want, however. So is Laftagareen.

Rooboow oo Fillada u socdo. Waa wareey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

People effing think that I'm giving up on hope and I'm despairing but the opposite is true.  The writing is on the wall.  

HSM will either throw Somalia into the abyss or at least leave it in coma.

Shhhh....the tape is rolling, let's watch(almost 70 days).

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is really absurd. Why is it taking more than 2 months to publish the new cabinet? I mean, being a Minister in Mogadishu is anything but just a "Label". Majority of so called ministries do not have any function or discharge any service at all. 

If this tells us anything, it is that HSM and Hamze are at logger heads. Which is a very bad start. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dhagax-Tuur said:

What a fcking waste of money.  All that setup to name few ministerial posts. 

The thing lis ast few times when Ministers were selected,  pressure was down, it was not big deal, what is going on now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tirada golaha wasiirada, wasaarado la baabi’iyey iyo kuwo cusub oo lasoo kordhiyey

Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhowaaqaya golihiisa wasiirada cusub ee muddada la sugayey, waxaana ka muuqdo isbeddelo cusub. 

Sida ay xog horudhac ah ku heshay Caasimada Online, Golaha Wasiirada la magacaabayo ayaa ka kooban 25 Wasiir, halka xukuumaddii hore ay aheyd 26 wasiir, waxaana la babai’iyey laba wasaarad. 

Wasaaradaha la baabi’yey waxaa ka mid ah; wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka, maadama madaxweyne Xasan Sheekh uu horey u magacaabay ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo gargaarka bani’aadamino Cabdiraxmaan Cabdishakuur. 

Sidoo kale waxaa meesha laga saaray wasaaradda dastuurka oo horay gooni ugu taagneyd, waxaana hadda la raaciyey wasaaradda cadaaladda oo noqoneysa wasaaradda cadaaladda iyo dastuurka. 

Labadan wasaarad ee meesha laga saaray ayaa tirada wasaaradaha ka dhigi lahaa 24, balse waxaa lasoo kordhiyey wasaarada cusub oo ah wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada, ayada oo ujeedku yahay in la badbaadiyo deegaanka oo la rumeysan yahay in xaalufintiisa uu qeyb ka yahay abaaraha soo noqnoqday ee dalka ka jira. 

Sidoo kale, wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa magaca laga beddelay waxayna noqneysaa wasaaradda awqaafta, arrimaha diinta iyo ladagaalanka argagixisada, waxaana la filayaa in loo magacaabo Mukhtaar Rooboow. 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey u sheegay inuu Al-Shabaab la galayo dagaal dhanka fikirka ah, isaga oo sheegay inaan ciidan ahaan kaliya looga adkaan karin. 

Dhinac kale, waxaa hadda shir uga socdaa Villa Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh, Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Sheekh Mukhtar Roobow oo ka mid ah Golaha Wasiirada. 

Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Xafiiska Xeer Ilaalinta ay soo saari doonto warqad dambi la’aan ah oo si buuxda u ogolaaneysa xoriyadda Mukhtar Rooboow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.