Qurac&qansax

The New Cabinet

Recommended Posts

22 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Rooboow oo Fillada u socdo. Waa wareey.

it is offically now...MMA can you belive wadaadkii viladuu ku jiraa as we speak

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad kooban jeediyay magacaabista kahor ayaa sheegay in Xukuumadda cusub uu ugu magac daray DAN QARAN, isagoo golaha shacabka ka codsaday iney ansixiyaan wasiiradan, si howlaha ay dalka u hayaan u guda gasho.

Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub

Saalax Jaamac ra’iisul wasaare Kuxigeen

Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka

Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha gudaha.

Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda.

C/aaair Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga

Abhir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga

Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare

Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga

Jaamac ilkaa Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid

Fardowsa cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka

Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta

Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha

Jibriil Cabdi rashiid Wasiirka Ganacsiga warshadaha

Ismaaciil sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta

Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka.

Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka Macdanta

Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha

Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha waraabka

Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka

Axmed Xasan aadan Wasiirka Kaluumeysiga kheyeaadka badda

Daauud Aelweys Wasiirka warfaafinta

Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqalaaha

Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha

Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha

Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Did not Buurmadow say? Alqarxis is a DR Somalia government. This whole thing sucks and the suffering of the people of Somalia will continue. Mahad Salad first and Roobow now and the other side you have Karatey and Alidheere all in Moqdisho. Very dangerous time indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

We need a Reer Waqooyi one to make it 4.0. Godane is gone, so who is the current one? 

Reer Waqooyi generally don't flip-flop, specially the IQ clan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reerkeyga jagadaan uma qalmaan kulahaa. s0237.gif Let me guess, waa Reer Mudug miyaa?

Mid ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Galabta lagu dhawaaqay oo is casilay

Iyadoo galinkii dambe ee Maanta lagu dhawaaqay liiska Golaha wasiiradda Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa waxaa durba soo baxay inuu is casilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Maxamed Cabdiqaadir Cali.

Maxamed Cabdiqaadir Cali ayaa ka mid ahaa xubnaha Golaha wasiiradda ee Galabta uu ku dhawaaqay Raysal wasaare Xamse, isagoona loo magacaabay xilka Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Xukuumadda Soomaaliya.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacado kooban kadib magacaabistiisa ayuu Maxamed Cabdiqaadir iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku timid la tashiyo uu la sameeyay Beesha uu matalo, taasoo uu ku sheegay iney keentay inuu xilkaasi iska casilo.

Masuulkaan ayaa noqonaya xubintii ugu horeysay oo ka tirsan Golaha Wasiiradda cusub, islamarkaana iska casila xilkii loo magacaabay, inta aan la horgeyn Xildhibaanada Golaha Shacabka si ay u ansixiyaan wasiiradda uu soo dhisay Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

waa Reer Mudug miyaa?

haa waa reer mudug, gabadha madoobe ku xigta parlimanka oo ay isku xigaan baa dhagta wax ugu sheegtay. I think wiil ku waa dagdagay, in uu iska qaataa u fiicneed. 4 of the 5 D Block ministers come from Puntland. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
27 minutes ago, Qurac&qansax said:

haa waa reer mudug, gabadha madoobe ku xigta parlimanka oo ay isku xigaan baa dhagta wax ugu sheegtay. I think wiil ku waa dagdagay, in uu iska qaataa u fiicneed. 4 of the 5 D Block ministers come from Puntland. 

Waligey magaciisa iyo aragiisa ma arkin, mana aqaanin. Reer Mudug inuu yahay ma anaa garan. Maxaa ka galay reer waxee u qalmaan, faleebabadiisa muu iskaga surto jagada oo uu dhaqaalo ka helaayo. It won't even last one year, hal sano iyo ka yar before isku shaandheyn re-starts. Islaweyni bilaash ah. 

Back to the topic, MBB almost begging Farmaajo to endorse the new wasiirro maafiyada ka buuxo:

297469894_604152501079039_53045256415203

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Guys, you don’t understand where this deputy minister is coming from. He shares seats with cabinet and parliament with the 4.5 group especially the Somali Arab groupings. 
 

Ome minister is taken by that Khadijah Diiriye who is constant in Somali government since Catta. The other one is taken by a lady called Ina Makzum a Banafiri, but everyone knows she doesn’t represent her community. She is the wife of former Galmudug president Cabdijariim Dhagajuun. 
 

It is the new corrupt Somali system where in laws and others are incorporated. Macalinkii Kacaanja ayaa laga bartay, Ahmed Siilaanyo did, Farmaajo also used.

I don’t blame him. No one said let us use competency fir cabinet nominations, and if tribal shares are the rules just like the parliament, the Arab S who are one of the prominent Somalia in terms of business and prestige should get the minister not the lady whose husband is Damujafiid. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, galbeedi said:

should get the minister not the lady whose husband is Damujafiid.

i agree, but they already had deputy speaker. so, this time, deputy minster would have sufficed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.