Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Baarlamaan or fasal?

Recommended Posts

296243586_599678378193118_77817632993368

Meeshaan waa Jowhar today. Waana kalfadhiga 'baarlamaanka' Hiirshabeelle. Jowhar, one of the greenest cities of Soomaaliya, baarlamaan yar mey dhisan waayeen instead of hoteello ku shiraayaan.

To be fair, kuwa maamul goboleedyada kale u dhisan waxba ma dhaamaan. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

296243586_599678378193118_77817632993368

Meeshaan waa Jowhar today. Waana kalfadhiga 'baarlamaanka' Hiirshabeelle. Jowhar, one of the greenest cities of Soomaaliya, baarlamaan yar mey dhisan waayeen instead of hoteello ku shiraayaan.

To be fair, kuwa maamul goboleedyada kale u dhisan waxba ma dhaamaan. 

The problem with Federalism,  is costly , too much bureaucracy   big government 

Waxaan maqlaayey Galmudugna , Mogadishu baa laga kabaa  isku ma filna

Wax aan dhaqaaqeeyn baa Somalia laraba in qaadato

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saan maa dowlad lagu yahay. Alloow sahal amuuraha. Intee la geynaa 81 wasiirro, wasiirro ku xigeen iyo wasiirro dowle, many of them unnecessary and usless magac u yaal. Bisinka, this is waalasho.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golaha Wasiirrada oo 81 xubnood ka kooban

Madaxweynaha Hirshabelle , Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa goor dhow magacaabay golaha wasiirrada , ka dib labo sanno oo u xafiiska joogay.

Golaha wasiirrada ee u caawa magacaabay ayaa ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.
 

2022731637948877715843001.jpg

2022731637948877964435470.jpg

2022731637948878231295372.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Already:

Mid ka mid wasiiradii uu magacaabay Guudlaawe oo iscasilay Iyo Xildhibaano Fedaraalka ah oo si kulul u weeraray maamulka Hirshabeelle

Iyadoo xalay xili dambe uu madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu ku dhawaaqay xubnaha liiska Golaha Wasiiradda maamulka Hirshabeelle ayaa durba waxaa soo baxday inuu is casilo mid ka mid ah wasiir ku xigeenada uu magacaabay.

Xildhibaan Geelle Isaa'q Warsame oo ka mid ahaa wasiiradda Hirshabeelle ee la magacaabay ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilka wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle, kadib qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook inkastoo uusan sheegin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa iscasilaadiisa, hayeeshee warar hoose aan helnay ayaa sheegaya inuu saluugay xilka wasiir ku xigeenimo oo uu doonayay in laga dhigo wasiir buuxa.

Dhinaca kale Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan ayaa si aad ah uga horyimid magacaabista Golaha Wasiiradda cusub ee maamulka Hirshabeelle, kuwaas oo sheegay ineysan waxba ka badaleynin magacaabista wasiiradaan go'aankii shacabka reer Hiiraan ay ku diidanayeen maamulka Hirshabeelle.

Xildhibaan Maxamed Cabduqaair Maxamed ayaa sheegay in dadka reer Hiiraan oo ay ku matalaan Baarlamaanka Soomaaliya ineysan marna ku qanacsanen hab dhismeedka Hirshabeelle, islamarkaana aysan indhaha ka qabsan doonin meel marinta rabitaanka shacabka ay matalaan.

"Waxaan marnaba indhaha laga qabsan karin Xaalada hirshabelle iyo sida aay wax ku soc'daan, Waxaan baadi goob u'galeynaa helista hirshabelle ku dhisan aqoon iyo awood qeybsi midnimo leh Hirshabelada shaqsiga jeebka ku wato waa laga saraaya insha allaah Dadka aan ku matalo kursiga xildhibaannimada ee reer Hiiraan marna kuma qanacsaneen dhisida Hirshabelle. Waxaana hormuud ka noqon doonaa helista xaqa Naga maqan Wasaaradaha loo'kala wareejiyey Labada Beelood ma ahan wax lagu seexin karo Dadkeyga Xaqa iyo xaquuqda kamaqan ayaa ka Baaxad weyn xisaabta shaqsiga gaarka ah uu wato Hadii guudlawe uu Diiday in uu talo iyo tusma ka Dhageysto madaxda deeganka waxaan sugeynaa Halka uu ku furo Geediga" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed.

Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna dhankiisa si adag u dhaliilay hab dhismeedka maamulka Hirshabeelle oo uu sheegay in la joogo waqtigii reer Hiiraan ay heli lahayeen xaquuqda kaga maqan nidaamka Hirshabeelle.

"Hirshabelle Geel markii loo heeso goronyo ayey u heestaa, dadkeygoow haba ku mashquulina Hirshabelle sidii aad u diideen ha ahaato, waqti badan, hanti iyo dhiig ayaa idinka galay in aad heshaan maamul labadaas gobol ah oo loo dhan yahay nasiib wanaag maanta matalaad dhab ah oo idin hor boodo ayaad heysataan" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraale.

Hadaladaan kasoo yeeray labada Xildhibaan ee ka mid ah Baarlamaanka Fedaraalka ayaa imaanaya, kadib magacaabista Golaha wasiiradda Hirshabeelle oo xalay xili dambe lagu dhawaaqay, waxaana sidoo kale dhaliilaha Xildhibaanadaan ay kusoo beegmayaan iyadoo wali madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe uusan meel marin heshiisyo awood qeybsi uu bilaawgii sanadkaan Baledweyne kula soo saxiixday Waxgaradka Beesha Xawaadle oo tabasho xoogan ka qabay hab dhismeedka awood qeybsiga Hirshabeelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This is way Somalia need to learn from neighbors. There should be money located on each regions and tax  should be collected. All the south regions have difficulty to start from the ground. Specially Hirshabeele and Galmudug. SW and Jubaland has Alshabaab problem. They need to go DDS and learn from them how to set local authorities. Every village they do  have 4 to 5 people and than district authorities. Very simple, up  to 100 Liyuu police for every district and they provide limited education and health care services. Corruption is very law. Not a lot of money is in hands of the authorities. Money was distributed from the beginning. That is why Farmaajo and Boyle will be missed. Hassan people do not wait to distribute the money and they will get trouble with IMF.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.