Sign in to follow this  
Pig

Pictures: Somalis in Chicago as early as 1915

Recommended Posts

israa   

cRitiCa;399374 wrote:
I have seen these pictures on another website. What were Somalis doing at the Chicago Police Staion in 1915? Were they investigaged by the Police? Were they Slaves? Were they refugees?What do these pictures tell you?

 

n065091.jpg

 

n065090.jpg

 

More investigation is needed on this.

Amazing:eek: Wonder what happened to them, as it was pre-civil rights.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanghuni;750859 wrote:
Soo dowaynta mahad baan ka celiyay.

 

Boggan in aan jacbur la isugu heegin baan u qabay, la yaabse ma leh oo dad xaqiiqada jacburka ka jecel baa nagu badan.

Aan idiinwarramee Miskiin iyo inta kaleba, dadkani horta waa Soomaali sax ah, halka ay ku xaraysanyihiin waa saldhig booliis oo Chicago ku yaal, taariikhduna waa sax 1915-kii. Guud ahaan kooban, waxay ka tirsanaayeen dad carriga Soomaaliyeed laga keenay si ay uga mid noqdaan dad adduunka meelo badan oo guumaystayaashii reer Yurub dullaysteen laga soo ururshay si xeryaha xayawaanka iyo bandhigyada waawayn loogu daawado "savages".

 

Gaar ahaan, kooxdaan Chicago la keenay iyaga oo ka hor meelo kalena lagu soo bandhigay ayaa masrax magaalada ku yaal lagula heshiiyay in ay waxyaalihii looga bartay ka jilaan "savages etc.", waa aqbaleen waana lagu wada heshiiyay. Nasiib darro lacagtii ay halkaa ka shqaysteen ayaa loo diiday, si ay ku dhacdayba, iyaguna warmahooda ayay qaateen si ay xaqqooda u dhacsadaan. Arrintii cirka ay isku shareertay ilaa ay dacwad maxkamadeed gaartay. Sidaa ayaa dadkan horta saldhigga lagu keenay sawirradan aad arkaysana halkaa dacdarrada leh looga qaaday. Waxa la soo xiray ragga oo kaliya ayay ahaayeen, dumarkuna haddii raggii xabsi loo dareershay meel ay ku haraan ma jirin.

War yaanan idinku daaline, ugu dambayn maxkamad ayaa loo gudbiyay dhammaanna waxaa lagu xukumay musaafurin degdeg ah.

Dabadeed si xaal noqday, bal adba!

 

Afeef: Sheekadaan inta aanan boggaan ku soo biirin ka hor ayaan la socday oo qoraal cilmi-baaris ah oo aan muddo ku gudo jiray meelo badanna u maray ayay ka mid ahayd. Aad ayaan ugu farxay markii aan maalin dhowayd aniga oo wax baaraya ka soo kor dhacay sheekadiina muddada hore soo bilaabatay oo xog qabyo iga ahayd aan ka kororsaday. Midda kale, waxa aa soo gudbiyay waa baaritaan socda ah oo aanan 100% hubin ee ha lala socdo.

 

Mahadsanidin dhammaan

Waa sheeko macquul oo dhici karto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

n065091.jpg

n065090.jpg

 

If Somalis arrived in Chigago in 1915, they have disappeared into the American melting pot and no longer exist as an ethnic group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are not Somalis. They are definitely Ethiopian Oromo who might have claimed to be Somalis fleeing Sayyid Mohamed's dervish raids. Look closely at how the men styled their hair like the Qaddiriyya followers. Of course, Qaddiriyya was also popular in Oromo muslim tribes who inhabited the Ogaden region. And definitely the women in the picture are Oromo of Arusa tribe.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this