Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Frequent flyer madaxweyne

Recommended Posts

Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. 

Imaaraadka ✔️

Turkiga ✔️

Eritareeya ✔️

Kiinya ✔️

Jabuuti ✔️

Tansaaniya ✔️

Masar ✔️

Ugaandha ✔️

Kiinya (again) ✔️ ✔️

Mareykanka ✔️

Ingiriiska ✔️

Mareykanka (again) ✔️✔️

Itoobiya ✔️

Ugaandha (again) ✔️✔️

Jabuuti (again) ✔️✔️

Suudaan ✔️

Aljeeriya ✔️

Masar (again) ✔️✔️

Eritareeya (again) ✔️✔️

Jabuuti (3rd time) ✔️✔️✔️

Sacuudiga ✔️

Mareykanka (third time) ✔️✔️✔️

Qadar ✔️

Talyaaniga ✔️

______________

Updated. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. 

Imaaraadka 

Turkiga 

Eritareeya 

Kiinya 

Jabuuti 

Tansaaniya 

Masar 

Ugaandha 

Kiinya (again)  

Mareykanka 

Ingiriiska 

Mareykanka (again) 

Itoobiya 

Ugaandha (again) 

Jabuuti (again) 

Suudaan 

Aljeeriya 

Masar (again) 

Eritareeya (again) 

Jabuuti (3rd time) 

Sacuudiga 

Mareykanka (third time) 

Qadar 

Talyaaniga 

Jabuuti (fourth time) - waala qariyey

Itoobiya (second time) - maanta

______________

Soomaaliya Rabiyaa u maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Socdaal is secretly in Imaaraadka now, accompanied by his kids and nieces. He is getting the latest instructions from them. What a stooge of biggest order.

He stopped announcing his trips now since Soomaalis are widely condemning him.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qarsoodi ah la la qaatay Sheekh Maxamed Bin Sayid Al Nahyaan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho aan la sii shaacin ku jooga caasimadda dalka Imaaraadka ee Abu Dhabi ayaa la kulmay dhigiisa dalkaasi,  Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan.

Labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen Xiriirka labada Waddan, Horumarinta dhinacyada kala duwan ee Iskaashiga Khaaska,  Dadaalka Dhaqaalaha, Nabadda iyo Deganaanshaha dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Al Nahyan waxa uu dhigiisa Somalia ku qaabilay Carwada iyo Shirweynaha Difaaca Caalamiga ee INDEX 2022 oo haatan ka socota Xarunta Abu Dhabi ee Bandhigyada).

Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan waxa uu ballan qaaday inay Somalia ka taageeri doonaan wax kasta oo ay dani ugu jirto Shacabka Soomaaliyeed si ay u gaaraan Hankooda ku aadan Nabadda, Horumarka iyo Barwaaqada.

Dhanka kale, Inta uu Madaxweyne Xasan Sheekh booqanayo dalka Imaaraadka Carabta waxa uu ka qeyb geli doonaa Daawashada Carwada Caalamiga ee Milliteriga ee INDEX and NAVDEX 2023 oo maanta maalinteeda Saddexaad ka socota Xarunta  Abu Dhabi National Exhibition Centre ee magaalladda Abu Dhabi.

Bandhiga Carwada Milliteri ee INDEX  and NAVDEX 2023, waxaa  ka qeyb galaya 1,112 Shirkadood oo ka kala socda 59 Dowladood, in ka badan 77 Wasiirada Difaaca,  79 Khubaro Milliteri, Taliyayaal iyo Wafuud Milliteri oo ka kala socda 82 Waddan iyo in ka badan 140 Shirkado oo ka dhisan Imaaraadka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

Imaaraadka ✔️

Turkiga ✔️

Eritareeya ✔️

Kiinya ✔️

Jabuuti ✔️

Tansaaniya ✔️

Masar ✔️

Ugaandha ✔️

Kiinya (again)  ✔️ ✔️

Mareykanka ✔️

Ingiriiska ✔️

Mareykanka (again) ✔️ ✔️

Itoobiya ✔️

Ugaandha (again) ✔️ ✔️

Jabuuti (again) ✔️ ✔️

Suudaan ✔️

Aljeeriya ✔️

Masar (again) ✔️ ✔️

Eritareeya (again) ✔️ ✔️

Jabuuti (3rd time) ✔️ ✔️ ✔️

Sacuudiga ✔️

Mareykanka (third time) ✔️ ✔️ ✔️

Qadar ✔️

Talyaaniga ✔️

Jabuuti (fourth time) - waala qariyey ✔️ ✔️ ✔️ ✔️

Itoobiya (second time) - ✔️

Imaaraadka (second time) ✔️ ✔️

______________

Soomaaliya Rabiyaa u maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

Imaaraadka 

Turkiga 

Eritareeya 

Kiinya 

Jabuuti 

Tansaaniya 

Masar 

Ugaandha 

Kiinya (again)   

Mareykanka 

Ingiriiska 

Mareykanka (again)  

Itoobiya 

Ugaandha (again)  

Jabuuti (again)  

Suudaan 

Aljeeriya 

Masar (again)  

Eritareeya (again)  

Jabuuti (3rd time)   

Sacuudiga 

Mareykanka (third time)   

Qadar 

Talyaaniga 

Jabuuti (fourth time) - waala qariyey    

Itoobiya (second time) - 

Imaaraadka (second time)  

Qadar (second time)

______________

Soomaaliya Rabiyaa u maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
58 minutes ago, Che -Guevara said:

Simply crazy 

It is escape mechanism,  madness 😠 from facing real hardwork,  his time will Finnish, him flying around,  and now he s oppsessed with extension.

Nothing is being done,  Somalia Waa ayaan daran, what in the world were they thinking to select this fool again

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

It is escape mechanism,  madness 😠 from facing real hardwork,  his time will Finnish, him flying around,  and now he s oppsessed with extension.

Nothing is being done,  Somalia Waa ayaan daran, what in the world were they thinking to select this fool again

Doolar, dirham, shilin, riyaal, my friend. Farmaajo didn't pay enough and was too confident. Shariif does not pay nor had enough. Kheyre iyo Deni are the biggest losers ugu shubeen and received nothing back - in the name of Farmaajo ka carar. In fact Kheyre's tol qeylada iyo cabaadka ka dhamaaday because dowladaan kama dhex muuqdaan as they were in Farmaajo's ee raa'isul wasaare ku lahaayeen.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.