Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Frequent flyer madaxweyne

Recommended Posts

On 7/24/2022 at 3:35 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan:

Imaaraadka ✔️

Turkiga ✔️

Eritareeya ✔️

Kiinya ✔️

Jabuuti ✔️

Tansaaniya ✔️

Masar ✔️

Ugaandha ✔️

Itoobiya

Sacuudiga

Qadar

Suudaan

Burundi

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 8/8/2022 at 9:41 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:
On 7/24/2022 at 3:35 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan:

Imaaraadka ✔️

Turkiga ✔️

Eritareeya ✔️

Kiinya ✔️

Jabuuti ✔️

Tansaaniya ✔️

Masar ✔️

Ugaandha ✔️

Kiinya (again) ✔️

Itoobiya

Sacuudiga

Qadar

Suudaan

Burundi

Updated list. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caleemasaarka ayaa daqiiqo yar fiirsaday. Waxaa ka arkaaye Xasan Sh. oo meesha ugu shishe ee bidix la fadhiisiyey, dalalkii aan dariska la ahayn Kiikuuyaland ayaa dhexda la wada fadhiisiyey. Maxaa la bahdilay dad isbahdilay. Warbaahinta Kiikuuyada magaciisa maba soo qaadeyso asagoo habeenkii xalay iska sii xaadiriyey. 

306694983_5552945491418420_7620532201792

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 9/14/2022 at 2:37 AM, Dhagax-Tuur said:

The stadium announcer called him Farmaajo.  

And yes he was belittled. 

Actually, that's disrespectful to all Somalis. I  might not agree with HSM but he still represents Somalia and should be afforded his due respect as the head of a state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
41 minutes ago, Che -Guevara said:

Actually, that's disrespectful to all Somalis.

Yes, it's disgraceful to us all. But to be honest,  this is HSM's doing.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Sh. Abiy Axmed si xad dhaaf ah iskugu dayey inuu kula kulmo Nayroobi. Waa laga diiday. Haddana 'salaan kaala dhaafi' ayuu Adisababa ugu duulay, waa loo gambiyey oo Abiy Axmed Jabuuti iska aaday.

Hadda Mareykanka gaaray. Ninkaan bahdilka ma dhibsado oo ceeb ma qabato miyaa? Ma'oga miyaa bahdilkiisa waa Soomaali bahdilkeeda. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.