Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Frequent flyer madaxweyne

Recommended Posts

On 7/16/2022 at 7:07 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan:

Imaaraadka ✔️

Turkiga ✔️

Eritareeya ✔️

Kiinya ✔️

Jabuuti ✔️

Tansaaniya ✔️

Masar ✔️

Itoobiya

Ugaandha

Sacuudiga

Qadar

Suudaan

Burundi

Updated list. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
  1. The benefits of his trips cancel each other. This time around in the world, it is not anything like before so this is a zero-sum game. It is all about personal business gains for him. He does not understand the fundamental change that happened in the world over the last three years. You can not tell Somalilanders that Britain is longer a powerful country. This guy does not understand there is no money.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Oh my god, this man is out of control. I thought this thread was a joke when I first saw it but I now realize Culusoow is treating the presidency like to a kid who found a pile of candy. 

Shameful. He needs to focus on what is happening in the country and stop enjoying useless foreign trips. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Holac said:

Shameful

Lama cantuugo ahaa! 

HSM is the right man to finish off Somalia for good.  Or at least,  kick the ball rolling. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
WWW.JOWHAR.COM

July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana...

Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha

 

villa somalia arintaan way qarisay

Share this post


Link to post
Share on other sites
59 minutes ago, Qurac&qansax said:
WWW.JOWHAR.COM

July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana...

Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha

 

villa somalia arintaan way qarisay

And who owns Jowhar site ma taqaan? Cabdicasiis Goofyare, one of the ardent anti-last dowlad and one of the hardcore supporters of Xasan Sh. Jago afhayeen uu waaye filaa. Many extremist Moooryaanta Baraha Bulshada (MBB) are shocked by the actions Xasan Sh. is aimlessly taking, including C/qaadir Booska and C/llaahi Balwaan.

Here is Balwaan dude criticizing his endless trips and qarsoodi deals:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

U madax dhig shisheeye iyo Xasan Sh. maxaa kala heysto. 

Maanta Masar:

295878708_116540651122515_14739615105111

Shalay Kiikuuyoland:

Hasansheekhhonorkdf.jpg

 

Toosi Luquntaada, war xagee lagu gumeeystey ninkan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bahdilaad cusub: Afhayeenkii Xasan Sh. beeniyey hadalkii C/fitaax Siisi ayaa lagu qasbay inuu hadalkiisa hore uu shirka jaraa'idka ka yiri beeniyo caddaadis ka yimid dowladda Masar ka dib. What a weak so-called leader Xasan Sh. is.

296931846_5964488620242353_9162293588437

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here we go, sii soco, soo soco restarts after a short break oo gole wasiirro lagu mashquulsanaa. Dalxiisnimo oo dib u bilowday:

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan dalka Uganda 

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Shabelle u sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisa ay Muqdisho ka amba-bixi doonaan 8 bishaan aynu ku jirno ee August.

Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa la xiriira hagaajinta xiriirka labada dal, isaga oo sidoo kale wadahadallo la yeelan doono dhiggiisa dalkaasi.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmi doono jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u jooga caasimadda Kampala ee dalka Uganda.

Booqashada madaxweynaha oo noqoneysi tiisii 8-aad, tan iyo markii dib loo doortay ayaa ku soo aadeyso, ayada oo haatan la magacaabay golaha wasiirada Soomaaliya.

Shabeelletv

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here we go again

Madaxweyne Xasan oo u baxay safarkii 8-aad ee dibadeed

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxay wadanka Uganda, waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa garoonka Aadan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe.

Booqashada madaxweynaha oo ah mid rasmi ah ayaa ku timid casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Yoweri Museveni, waxayna qaadan doontaa muddo saddex cisho ah.

Villa Soomaaliya oo ka warbixisay safarka madaxweynaha ayaa shaacisay in Soomaaliya iyo Uganda ay ka wada-hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho saddex maalmood ah ay uga bilaabanayso dalkaas ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan Madaxweyne Yoweri Museveni xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood iyo sare u qaadidda iskaashiga dhinaca ammaanka,” ayaa lagu yiri warka qoraal ah ee ka soo baxay Villa Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa inta uu joogo magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ka qeyb gali doono madasha dhaqaalaha Soomaaliya iyo Uganda oo dalkaas ka furmi doonta, ayada oo ganacsatada iyo khubarada dhaqaale ee labada dal ay gorfeyn doonaan iskaashiga ganacsiga, maalgashiga iyo sidoo kale kobaca wax soo saarka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale qaabili doono jaaliyadda iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata gudaha dalkaasi, gaar ahaan magaalada Kampala.

Uganda ayaa noqotay dalkii 8-aad ee uu booqdo madaxweyne Xasan Sheekh tan iyo markii la doortay 15 May kadib Imaaraadka, Turkiga, Eritrea, Kenya, Jabuuti, Tanzania iyo Masar.

Dhammaan dalalkaas ayaa muhiim u ah Soomaaliya, waxana isugu jiraan kuwo deris la ah sida Kenya, kuwa ay Soomaaliya ciidanka ka joogaan iyo kuwa xiriir taariikhi ah oo ganacsi ama diblomaasi la leh Soomaaliya, waxayna Uganda qeyb kasoo galeysaa muhiimaddaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.