Che -Guevara

Prez HSM Arrives in Eritrea

Recommended Posts

Sanad ka hor sida xun u hadli jiray:

Xasan Sheekh: ”Dhalinyaradii Tababarka Loo Geeyay Eritrea Waa La Iibsaday”

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa markii u horeysay ka hadlay wararka ku saabsan xaalada dhalinyaro Soomaaliyeed oo labo sano ka hor tababar loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaasoo war iyo wacaalkooda la la’yahay, isagoo ugu baaqay dowladda in cadeyso xaalada ay ku sugan yihiin dhalinyaradaas.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihi hore ee dalka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay dhalinyarada loo geeyay tababarka dalka Eritrea in ay yihiin kuwo la iibsaday.

Dhalinyaro maalgelin badan la geliyay oo la barbaariyay ayaa la yiri ciidan ayaad noqoneysaan dalkaad difaaceysaan kuwana shaqaa la idin abuurayaa, Eritrea lagu shubay, siyaasiyiinteena waa nalagu handadaa Eriterea ayay ka imanayaan waana la idin dardaraa waa la idin xasuuqaa, wax kale oo aan ku tilmaamo ma aqaan dhalinyaradaas waa la iibsaday,”ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowlada aysan aqbalin illaa iyo hadda in ay jiraan dhalinyaro ay tababar ugu qaaday dalka Eritrea ayna dooneyso inay qariso.

“Waxaan leeyahay dowladda iyo ragga siyaasiyiinta kuwa hadda jooga iyo kuwa barigii ay dhalinyarada baxeysay xilalka hayay, laakiin aan hadda xilka heynin intaba mas’uuliyad ayaa ka saaran, waa inay sheegaan xaalkooda, sababta ay u baxeen, meesha ay aadeen iyo tiradooda, waxa ay maanta ku sugan yihiin, hooyooyinka maalin kasta dariiqa taagan ee oynaya in ilmahooda xaalada ay ku sugan yihiin in loo sheego xaq ayay leeyihiin”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweynihii hore iyo dowlada inay sheegaan xaalada ay ku dambeeyeen dhalinyaradaas iyo xilliga ay soo noqonayaan.

Dhowaan ayaa warbixin ay diyaarisay Qaramada Midoobay waxaa lagu sheegay in ay ogaatay ciidamo Soomaali ah oo tababar loo geeyay dalka Eritrea ay ka dagaalameen gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

If he treats the boys right, the past can be forgiven.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

All opposition parties in every country say certain things that they think the government of the day have done wrong and when they get into government themselves try to improve or discontinue with those policies. It is normal. He inherited a mess from Farmajo whereby these boys were lied to and have been kept in foreign country for many years against their will so it is no brainer that he wants them back in the best way possible. I personally think they need counselling for months before they are deployed in any missions so that that they do not desert their barracks.   

Look who became an avowed MBB and Xasan Sh. mouthpiece. We will see how long this lasts, until obviously the inevitability of Deni and Xasan Sh. classes. 

He he heee! Miskiin adiga everything is about personalities. Whereby I am all about FACTs. I really do not care about HSM, Farmaajo or Deni. All of them are in it for their self serving interests and egos  which for most poor Somalis do not add no value.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Arafaat   
7 hours ago, Samafal said:

All opposition parties in every country say certain things that they think the government of the day have done wrong and when they get into government themselves try to improve or discontinue with those policies. It is normal. He inherited a mess from Farmajo whereby these boys were lied to and have been kept in foreign country for many years against their will so it is no brainer that he wants them back in the best way possible. I personally think they need counselling for months before they are deployed in any missions so that that they do not desert their barracks.   

It goes against basic civility and morality for any leader, let alone a former President, to criticise his successor or for a sitting one to criticise his predecessor. It sets a bad example specially as predecessors form a moral authority, are emulated by and set the bar for both succeeding leaders, their subordinates and bigger public. And for a successor it can work as a boomerang, how you treat your predecessors will also set the bar for how you and your legacy will be treated when you are gone. It just leads to moral and ethical decay and degeneration, and undermines compassion and cooperation. 

P.S. I am not talking about HSM or Farmaajo perse, but in general why it wouldn’t be appropriate. 
 
Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.