Sign in to follow this  
haldhaa

Do men fall in love?

Recommended Posts

Ibtisam   

A salafiyah; i was talking to the person above you, as for what you wrote i can't read somali so i have no idea. sorry

smile.gif

 

cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by As-salafiya:

quote:Originally posted by Sharmarkee:

 

Don't you heard;

Waayo Waxaa caynba cayn looga dhigay hays cajabiyaane!

Booodhari

 

Very true!

 

Boodhari wuxuu intaa ka horeeysiiyay:

 

Caashaqa haween waa hora Caadil soo rogaye

Sayidkii carshiga fuulay iyo Caliba soo gaadhye.

Caruurtay sideen meesha iyo ciise nabigiiye

Cidla lagama Beermeen dadkoo cuud waaxida e

Waxa qaarba cayn looga dhigay hays cajabiyeene.

Soomaalida caado xume iguma caydeene

Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye

Kuwii ii calaacalayey baan camal tusaalayne

Sida weelka caanaha hadii laabta loo culayo

Bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya

Curuuqda maxa kale dhex geli cadaha hoostood

Ma cidaamkanaan jabinayaa cunaya dhuuxooda

Inaane cadaydo mooyee waxaan calasho lay diidye.

Caqliga yaa ka biin tuu Illaah ku cir-cadeeyey.

Mugga inaan caddaadaan ka biqi canab daraadede

Cududuhu ma naaxaan haddaan caafimaad jirine

Casharkay wadaadu qoreen cudurkan goyn waaye

Cilmi iyo daawaba doontay oo waayey cilinkiiye.

Inaan kaa calool go'ay naftay caymisoo ogiye

Jeero aan canabey ku helo caafimaad dhimaye

Inaan cad noqdaa baa ka roon caawa saan ahaye

Illayn caashaq lama maydhi karo kugu cirrooloobay.

 

I don't think inay jirto dumar sidaa jaceyl uga hadashay
:D

 

Salaam

 

As-salafiya

 

Anaigu waxaan u aqaana wa Psychological Wooing waxay dumarku wadaan, way ogyihiin in this world goes merry round for them, without them تتعطل المصالح والقيم

 

kaa daran markay ku ogaadaan inaad jeceshahay weeyaan beladu markay dhacayso - this is Imam Shafici(RC) in his famous diwaan:

 

و من البّليّه أن تحب و لا يحبك من تحبه

ويصدّ عنك بوجهه وتلح أنت Ùلا تغبه

 

 

hadii la xisaabtamo aygaa ayaa daalac loo raacayaa - janaday naga so saareen yaa dib noo gu celiya oo Ilaahay yaqaaan.

Waan ka baxay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^rag,honest? Ka daa bahasha saaxib. Labadu waa horey kala dideen icon_razz.gif

 

Been weeye ragbaa jacayl u dhintoo

Waa bilicda haweenka biise Magool

Share this post


Link to post
Share on other sites
S.O.S   

Assalaamu calaykum,

Gabaygan waxaan waxaan u' soo koobiyeeyey rag aan yara tuhmayo sida wadaad "Xiin" iyo odayaasha la goob-joogga ahba! smile.gif

 

(Abdullahi Macalim Dhoodaan)

 

JACBURKII DHOODAAN

 

War horta ninyahaw anigu waan jeclaadaye

Gabadhbaan jeclahay oo i jecel, mana jeclaadeene

Haddii ay i jeclaatana ma rabo inaan jeclaadaaye

Ninkii ay jeclaatana la waa inuu jeclaadaaye

Kii aan jeclayn waa iyadu inay jeclaataaye

Jacaylkagya iyo keedu waa laba jeclaadoone

 

Gabadh jinaha dhuudhuuban waa inaan jeclaadaaye

Tu naasuhu janjeedhaan waa inaan jeclaadaaye

Middii jeer la moodoo dhan waa inaan jeclaadaaye

Garoobtii i soo jiidha waa inaan jeclaadaaye

Islaan baradho jiidaysa waa inaan jeclaadaaye

Duqdii jaadka gadaneysay waa inaan jeclaadaaye

Habar jeenyo buurbuuran waa inaan jeclaadaaye

Wadaaddaanse jeclaadee dharraar macawsta i siisay

Gurigeeda waagaan tegee ay shaaha ii karisay

Haasawaheedii kolkuu sooba madhan waayey

Feedhka iyo tantoomada sideer uguma boobeene

Kolkay qaad i siinweydey ayuu mawdku ka adeegay.

 

Ninkii dumar jeclaadaase wuu yara ammaantaaye

Adna waxaaban kuu soo fekeray hadallo dhaadheere

Midabka iyo quruxdaadan ayaan yarahe faalleyne

Gabadhyahay casaantaadu waa dhuxullo meygaage

Afkaagana madowgiisu waa nuuraddoo kale e

Sidaa aawadeed baan jacayl kuugu soo kacaye

Guurna waaban kaa doonaya sidaa dharraatiiye

Timahaygu siday yihiin eed cirrada moodo

Duqdnimiyo gabow igama aha oo wayska dhalankaye

Adiguna carruurbaad tihiyo sida dhallaankiiye

Isku qayrna waa nahay anuun baa laba Gu! kaa weeyne

Sanadkii Daraawiishtii baan dhoocillo ahayne

 

Dhallinyaro inaan nahay dadkuba waa ogsoonyahaye

Inan iyo barbaar baan nahaye waan lagaranayne

Raggaa kale juuq ha u odhan aniga mooyaane

Kii kula hadlana waa inaan feedh ka badiyaaye

Haddii layga kaa dhaco waxbaan sahayan doonaaye

Dameer dhagaxa waa inaan gurtoo qaylo kiciyaaye

Naagtana ka iga qaada waa inaan ka dhuuntaaye

Ninuu ciil lafaha buuxiyoo dibinta ruugaaya

Oo luqanta hoogaamiyo gegi xarriiqaaya

Haddii kii xumaantaa ku falay weliba maad maagtid

Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
haldhaa   

Salaam

 

As-salafiya

 

Anaigu waxaan u aqaana wa Psychological Wooing waxay dumarku wadaan, way ogyihiin in this world goes merry round for them, without them تتعطل المصالح والقيم

 

kaa daran markay ku ogaadaan inaad jeceshahay weeyaan beladu markay dhacayso - this is Imam Shafici(RC) in his famous diwaan:

 

و من البّليّه أن تحب و لا يحبك من تحبه

ويصدّ عنك بوجهه وتلح أنت Ùلا تغبه

 

 

hadii la xisaabtamo aygaa ayaa daalac loo raacayaa - janaday naga so saareen yaa dib noo gu celiya oo Ilaahay yaqaaan.

Waan ka baxay

 

--------------------

أللهم تتباع برّك، واتصلّ خيرّك، وكمل عطاءوك، وتمت نواÙلك، وبرّ قسمك،ولاألهه غيرك

 

Walaal Sharmarkee you sayd exactly the opposit beladu waxeey joogtaa markeey ragu ogaadaan in la jecelyahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Sharmarkee:

^^

 

Xaal waxaan ahayn la qaadi maayo Blessed!
:D

Dee marak hore disprove the theory. Waxay kan yaree gaajada ahi? Xaalbuu markiiba la soo boodey. Hehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ma la hubaa, yaa Naciimah?

 

When the fog of love disperses, if compassion and humanity don’t take its place, that relationship, regardless of how lovely it’d been, destines to fail. Though men find irresistible, and some times are overwhelmed by the sheer presence of women, that vanishes as the mingling hits the bottom. What needs to endure, or rather should endure, is the care and kindness of women, and thoughtfulness and consideration of men. When those qualities are combined, they produce wonders that only those devoid of imagination fail to see.

 

So think deep, my respected sister (haldhaa that is), as your inquiry whether men fall in love suggested naiveté. Though I would not like to be the bearer of bad news, but to be after a long lasting love is to chase your tale. Look for a relationship, instead, that has most ingredients of stability, my sister. Marriage is a package; hence accept it as such. It would be a pure triviality to reduce it to a few kisses and sexual spurs.

 

I am not loosing my poise if I wonder out load when would some grown up women stop shopping in the teens section, and begin to act and think like a mature women they supposed to be. Caku hadba mid xiimaysaa kusoo geleysa!

 

lol@S.O.S and his jacbur: Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Xiin

My father once told me, gabadh kun nin ayaa cashaq u sheegta, mid qudha ayuu runkatahay. He reworked that maahmaah. In my experience, there were many that claimed jacayl but were only interested in how my skirt fit. But only one, whose words actions and intentions were pure.

 

I'm no way denying of something that is. But often the concept is misused and men should be held to account. I'm not at all surprised that young sisters ask such questions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Blessed, Your father aad buu kuu bajiyey dee :D . But he was right to warn you then.

You see, anigu jacayl-kaan ay wad-wadaan waaba ku xajiimoodaa. You either want her or not, damit :mad: .

 

Maantoo dhan waan ku jeclahay, iyo hii iyo haa, uun bay gurayaan :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Mature we may be, but old farts we are not. And one more thing, good ibtisam, be warned as Xiin may not be that toothless senile :D you might have imagined he is. Weli ilkahaygii waa igu yaallaan :D ee isjir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

maturity and old age come hand in hand ^^^loool paranoia is part of old age. i have made no assumptions of anyones age. just an "expression" which you read too much into. i can't read Somali so i have no idea the last part. possibly just saying bye i guess.

 

cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this