Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kiikuuyo are not happy

Recommended Posts

292165690_5351165318259925_7839929277750

Kiikuuyada shirmadaxeedka IGAD Xasan Sh. orod ku imaado ka sugaayeen. He instead went to Turkiga and sent Mahdi Guuleed, ra'iisul wasaare ku xigeenka. It is a political move I welcome.

Rumour is also rife that he might give an official visit to Eritareeya soon. Haddee run tahay, he is maturing politically. Jaajuuskii weynaa ee safiirka Imaaraadka baryahaan Xamar laguma arko as well sida uu Baahane ugu tagay meesha. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo u sheegay dhiggiisa Kenya inuusan ka qeyb galayn shirka IGAD ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaan ka qaybgeli doonin shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur gobaleedka IGAD, kaas oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Madaxwaynaha Soomaaliya oo laga sugayey inuu Nairobi ka dego, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga, Waxaana halkaas uga bilowday booqasho rasmi ah iyo wada xaajoodyo uu la yeelan doona madaxda dalka Turkiga.

Bogga Africa Intelligence oo soo xiganaya Masuuliyiin Kenyaan ah ayaa sheegay in madaxweyne Xasan sheikh uu xilli dambe ku wargeliyey Uhuru Kenyatta, in aanuu kasoo qayb geli doonin Shirka IGAD, oo ay Kenya  aad u doonaysey in Xasan Sheikh uu kasoo qaybgalo shirkan.

Kenya ayaa inuu madaxweynaha Soomaaliya yimaado Nairobi u arkaysey mid aad ugu muhim ah si ay arrimo dhaqaale iyo ganacsi u badan u gala hadasho.

Sylvanus oo ah siyaasi kenyaan ah ayaa baaqashada shirka ee madaxweynaha Soomaaliya ku tilmaamay halaag iyo rajo xumo ku yimid dib ufurida ganacsiga Qaadka.

Shacabka Kenya waxay sugayeen madaxweynaha Soomaaliya ama Ra'iisul wasaaruhu midkood inuu shirka kasoo qayb galo, kadibna Soomaaliya lagala heshiiyo inay fasaxdo Qaadka Kenya oo ay ku tiirsanaayeen nolosha Malaayiin muwaadin Keenyaan ah, laakiinse rajadii dadku filyeen god dheer ayay kusii dhacday, sida uu sheegay Sylvanus.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.