Qurac&qansax

Xajkii oo loo qaybsaday sida loo kala danbi badnaa

Recommended Posts

WWW.JOWHAR.COM

June 29 (Jowhar.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uga timid Somaliland, taasoo la xiriirta in la musuq maasuqay saamigii ay...

 

somalia oo xajkii u qaybsatay sida loo kala danbi badan yahay

 

1. qeebta ugu ween Xamar

2. Hiroshabeele

3. GalMudug

4. jubaland

5. Somaliland

6. Puntland.

 

Puntland way ku qanacday, haday reer Unuka saas danbi uga dhaqmayo, waxba kama qabaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

😆 istafurrulah masakiinta degmooyinka wadanka jooga ha ku xad gudbin based on corruption of what few officials decided. Not trying to justify what happened here, but nepotism and corruption in the distribution of Visa’s is not very new. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Soomaali uunbaa lagu arkay dad intay lacagta dadka dhacaan Xajkana tagaya Salaadana kaaga horeeya. Allow sahal amuuraha.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.