Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Secessionists lies never end

Recommended Posts

Secessionist reporter lying through his thick teeth.

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay danjiraha Faransiiska ee Kenya

Kulan ay yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo danjiraha Faransiiska ee Kenya  Aline Kuster-menager, ayaa lagaga wada hadlay, doorashooyinka, iskaashiga ganacsiga iyo wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Danjire Menager iyo saraakiil kale oo ay hor kacaysay oo Somaliland safar ku yimid, ayaa madaxweynanaha Somaliland kala hadlay arrimo ay ugu mudanyihiin iskaashi ganacsi oo Somaliland iyo Faransiiska dhexmara, lakiin aan la faah faahin wuxuu yahay, wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya oo mudo istaagay iyo doorashooyinka, sida madaxtooyadu sheegtay.

"Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen xidhiidhka ka dhexeeya labada dal, sidii loo xoojin lahaa, doorashooyinka ku soo fool leh Somaliland, iskaashiga dhinaca ganacsiga iyo wada hadalada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya ee hakadku ku yimi.  Kulankaasina wuxuu ku soo dhamaaday Isfahan iyo wadashaqayn".

Xubnaha waftiga ayaa ka koobnaa La-taliyaha Siyaasada, Lucile CARREZ, Madaxa Adeegga Dhaqaalaha Gobolka ee Bariga Afrika iyo Badweynta Hindiya, Jerome BACONIN, La-taliyaha Maaliyadda ee Gobolka, Heloise TOURNOUX, Madaxa Wakaaladda Horumarinta ee Gobolka Bariga Afrika, Caroline ABT iyo danjire MENAGER.

Dhinaca kale, madaxweynaha waxaa kulanka ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Keyd Maxamuud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Because we know better. We do not recognise Qooto-Qooto ambassadors to a failed non-existent state. Probably you can fool those who do not know better. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.