Ducale

Sheikh Mustafe , Sheikh Dirir iyo Culumada Somaliland

Recommended Posts

Ducale   

Culimada Somaliland sababta ay uga aamusanyin oo looga hadli laayay Ururka Murtadiinta Beesha calanka tawxiidka maxay tahay?  Ururka uu hogaamiyo ninka Beesha Ina Kaahin iyo Siilanyo kasoo jeedan ee magaca GALOL ku caan baxay. 

 

Culimada Somaliland iney ururka Murtad Galol ka warhayaan shaki igagama jiro. Waxay la aamusanyiin iyana waan fahmi kara. Waana sabta Murtadiinta waqooyi galbeed uga dhiiranyiin gaalada kale.  

Waa tolnima tawxiidka laga kor mariyay. Waa gaalnimo garab og.  

 

Cadho Allah korkiina ha ku soo dagto nijaastii sheikhow? 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Is this issue political though? Sheekadani xaga arimaha bulshada (social issues) ku haboon tahay ayee ila tahay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.