Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Abiy Axmed: Soomaaliya ha noolaato!

Recommended Posts

Khudbadda Abiy Ahmed oo noqotay tan ugu saameynta badan

 

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed oo ka mid ah madaxda ka qayb-gashay xafladda caleema saarka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jeediyey khudbad cajiib ah, isaga oo ku hadlayey luqadda Ingiriiska iyo Afka Soomaali.

Abiy oo si weyn loogu Sacbiyey marka uu khudbaddiisa kusoo daray erayo af Soomaali ah ayaa ka hadlay arrimo xasaasi, gaar ahaan xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Waxaa iga go’an inaan sii wadno iskaashiga labad dal iyo dadka walaalaha ah,” ayuu yiri  khudbaddiisa Abiy Axmed, isaga oo ku hadlayey afka Soomaaliga.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu Soomaaliya u rajeynayo nabad waarta iyo barwaaqo, isaga oo ereyadaas sidoo kale ku yiri afka Soomaaliga.

Waxaa u rajeynayaa shacabka Soomaaliyeed nabad waarta iyo barwaaqo,” ayuu sii raaciyey ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inuu la shaqeyn doono Madaxweynaha cusub Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayna isku kaashan doonaan, darisnimo iyo walaalnimo.

Soomaaliya ha noolaato, Itoobiyana ha noolaato,” ayuu kusoo gabagabeeyey kudbaddiisa ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya.

Abiy Axmed ayaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay ahaa saaxibka Maxamed Farmaajo, waxayna iskala tirsanaayeen isbaheysiga saddex geesoodka ah ee Soomaaliya, Itoobiya & Eritrea.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

 Who organized this? no one knows where everyone supposed to sit. And since when Madoobe became the chief stage manager?

Arrintani waxay calaamad u tahay Rooble iyo hawlihiisa.

Caleemo saar and the party that was going for close to a month is over.

Shaqo ayaa loo baahan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

 

Madoobe seems happy now but no more excuse for him to stay after he finishes his term. Jubaland also needs qori isku dhiib dhiib. Hassan's hands are strength in the front of regional and world leaders with Farmaajo help. The regional leaders are weakened, especially two outsiders. Hassan has now a free hand and a better opportunity than Farmaajo. But it is up to him how he uses it. He either flies around the world with a group of Hag or he will let the government do its work and concrete big issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Duufaan said:

 

Madoobe seems happy now but no more excuse for him to stay after he finishes his term. Jubaland also needs qori isku dhiib dhiib. Hassan's hands are strength in the front of regional and world leaders with Farmaajo help. The regional leaders are weakened, especially two outsiders. Hassan has now a free hand and a better opportunity than Farmaajo. But it is up to him how he uses it. He either flies around the world with a group of Hag or he will let the government do its work and concrete big issues.

Uhuru, Axmed Madoobe's guardian, is leaving from power in Kiikuuyoland within two months. The expected new leader, Raila, would not be that accommodating, especially since he wanted Kenya's mercenaries out of Jubbooyinka from day one in 2011.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Niman waa wayn oo wadamo horumaray joogay intaa oo qof caabud noqday!!! Mise Laandheere raadiskoo dhan ma koraan kkkk. Waa kaftan dhable intaas, Jimce wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Shacabka Soomaaliyeed uu afkiisa ka ilaalinaa Xabashka:

 

Siyasigu siyasad ayuu wataa, adna maxaa ku siyasad ah weeyaan suasho walaalkayoow. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.