Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah

Recommended Posts

4 hours ago, Duufaan said:
PUNTLANDPOST.NET

Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dharkeenley ku dilay Cismaan Axmed Macow oo ahaa macallin wax ka dhiga jaamacadda Horseed ee… Sii akhri

This happened last night while Mahad Salad forces were working in the streets. You can not have both the clan mellesia, criminals, and police same time in the streets.

The best and most skilled people are killed in moqdisho daily for a long time now. And people like Dalmar do not see it as a problem. For some tribes, every one qualified is already dead. He could appoint Yusuf Garaad or even Abdishakuur for NISA if want to reward his friends from that tribe.

 Waraabihii hasha  dhashay looga tegay wuxuu dhahay, maxay  ku nuugtaa ama kanuugtaa. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Dhagax-Tuur said:

You are sick!

Current administration is a mess, corrupted and nepotistic. Unqualified qabyaaladaystis have been appointed to extremely sensitive positions in government. They have no business of being there. They have started giving away government property (Curubo) already,  like he has done previously. Young people with opposing views have their passports cancelled.  The list of shame is getting longer by the day. 

This is not what was expected of a fellow who has got second chance to get it right. 

Afkiina edeb u yeela,  oo dib isu fiiriya.  

 

Ha u jawaabin the mentally unstable little fudeed badane boy. This creature likes attention like sida dhoocilaha. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Xaashi Cumar Xasan, xilli uu ku sugnaa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir...

Another citizen was targeted and killed in Mogadishu. But M00ryaan Darboweyne who owns 10 trucks with guns from SNA and his own clan militia paid by the government, they called him "wax garadka moqdisho" thinks,  that replacing faster the remaining top security personnel will solve the problem. As galbeedi put it, you can not have both the government and the mafias. This is what they are trying to do in Moqdisho but it is impossible. You have to address the root of the security problem in moqdisho. It is armed clan Malesia and the weapon inside the city whether they work for the government or protecting the clans.

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dhaca ay geysanayaan kooxo burcad ah oo...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Duufaan said:
WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Xaashi Cumar Xasan, xilli uu ku sugnaa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir...

Another citizen was targeted and killed in Mogadishu. But M00ryaan Darboweyne who owns 10 trucks with guns from SNA and his own clan militia paid by the government, they called him "wax garadka moqdisho" thinks,  that replacing faster the remaining top security personnel will solve the problem. As galbeedi put it, you can not have both the government and the mafias. This is what they are trying to do in Moqdisho but it is impossible. You have to address the root of the security problem in moqdisho. It is armed clan Malesia and the weapon inside the city whether they work for the government or protecting the clans.

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee dalka, gaar ahaan dhaca ay geysanayaan kooxo burcad ah oo...

 

Miino gaari la iskugu xiro is already back within two months of moooryaan Mahad Qalaaye meel madax ka yahay.

This man they killed has been imprisoned in Talyaaniga for nearly two decades for alleged murdering of Talyaani wariyaal in 1994 in Muqdisho. Waala soo daaye oo raaligelin ayaana la siiyey markii cadeemo lagu waaye. He was in turn compensated several million euros several years ago. Probably baadka moooryaanta ayuu diiday dhiibo, meeshana amaan ma jiree. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalkiisa waxaa kaga dareemayaa inuu aad u dhibsaday Farmaajo guri ma dhisan oo maal malaha. Xasan Sh. ninkii yaqaanaa yaqaano. 

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Hanti ma lihi”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay hantidiisa isaga oo shaaciyay in uusan laheyn daaro dhaadheer iyo hanti badan.

Xasan Sheekh, oo hadalkan jeediyey isaga oo la hadlayey ciidan Soomaaliyeed oo lagu tababarayo Turkiga, ayaa sheegay in uusan isku mashquuli jirin lacag urursi, wixii uu helana uu uga faa’iideyn jiray caruurtiisa iyo dhalinyarada qaraabada ah, si ay u dhameystirtaan waxbarashada heerarkeeda kala duwan.

“Maal-qabeen ma ihi, daaro badan ma lihi, wax badan oo la iga dhaxlo hada dhinto malihi. Maalina irsaaqada ciriiri igama galin, weli kama fikirin reerka maanta maxay cunayaan,” ayuu yiri.

“Ilaahay irsaaqada iguma dhibin laakiin maalqabeen ma ihi, aniguna maalka ma daneyn jirin haddii aan lacag helana inta xooga meel dhigto ayaa ilmaheyga wax ku baran jiray, ilmo kale oo qaraabada ah ama agoon deriska ah ayaa ku kaalmeyn jiray.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in uusan guryo iyo apartment-yo ku laheyn dalalka dibada, gaar ahaan Turkiga iyo Kenya oo inta badan siyaasiyiinta Soomaalida iyo madaxdii hore ay ku leeyihiin.

“Aniga iyo waxa aan dhalay midna apartment kuma laha Istanbul iyo Nairobi, idinka oo og dad yar-yar oo dhaqaalahooda aad u yar yahay ay meel walba uga dhisan yihiin daaro iyo apartment-yo.”

Si kastaba, Inta badan madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaalida ayaa dalalka dibada ka iibsada guryo, iyaga oo qoyskoodana ugu nool yihiin dalka dibadiisa, islamarkaana usoo shaqo tagay dalkeena.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Rag hubeysan oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa maanta weeraray Saldhiga Booliska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, halkaasi oo uu ka dhacay dagaal...

Today: The clan militia attacked a police station and four are dead. This is the freedom they were asking for and another reason they did not like a "dictator". Anarchy and freedom have the same meaning in the M00ryaan world.

 

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidan hubeysan ayaa shalay la wareegay guri ay magaalada Muqdisho ka degan tahay Maryan Aadan Amiin oo loo yaqaano Maryan Isxilqaan, oo ah agaasimaha arrimaha...

Yesterday: The clan militia are fighting probably a stolen house in Abdiasis neighborhood modish. The SNA clan militia called it "ciidamada milateriga" who get paid by the government are doing all this. Hassan created this melitia his first term and now they are back in the streets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.